Uncategorized

“Waxaanu dersaynaa Wixii Shaqaaqo ahaa ee Ceerigaabo ka dhacay” Wasiirka Xoolaha {DHAGAYSO}

Ceerigaabo 04.October 2013 (SDN)- Waxaa Maanta Magaalada Ceerigaabo gaadhay Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dr Cabdi Aw Daahir .

Ujeedada Socdaalka Weftigan ayaa salka ku haya sidii ay u dhamayn lahaayeen Khilaafaad Mudooyinkii u danbeeyay ka taagnaa Magaalada Ceerigaabo,Sidoo kale waxa uu Wasiirka Xanaanada Xooluhu sheegay inay u kuurgalayaan Mashaariicda Horumarka ee ka socda Gobolkaas, Weftigan waxaa Xubno ka ah Wasiirada Gaashaandhiga,Ciyaaraha iyo Biyaha.

Guji Halkan si aad Mobilkaaga uga dhagaysato Hadalka Wasiirka Xoolaha
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WasiirkaXoolaha4.mp3″]

Ceerigaabo SDN.

Qurbejoog.com