Uncategorized

Xaqsoor Ottawa oo hambalyaynasa safiirka Somaliland ee Canada

Ottawa May 07,2012(SDN)-Xafiiska Xaqsoor ee Ottawa ayaa hambalyo u diraaya marwo Luula Axmad Cusmaan (Juliaan) oo loo magacaabay Safiirka Somaliland u fadhiya Canada. Xaqsoor wuxuu safiirka ugu  balanqaadayaa wadashaqayn ay ku dheehantahay wadanimo iyo walaatinimo

Maxamed Farax Xareed, Gudoomiyaha Xaqsoor Ottawa

Xaqsoor Ottawa is thrilled to hear the news of the appointment of Luula Axmad Cusmaan (Juliaan) as the Somaliland ambassador in Canada. On behalf of our membership and supporters, my best wishes of success.

Maxamed Farax Xareed, Xaqsoor Ottawa

Le bureau d’Ottawa de Xaqsoor accueille favorablement la nomination de Luula Axmad Cusmaan (Juliaan) au poste d’ambassadrice du Somaliland au Canada. Au nom de tous nos membres et partisans, meilleurs vœux de succes.

Maxamed Farax Xareed, Xaqsoor Ottawa