Sool Joogto 10.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye oo Mudooyinkii u danbeeyay Booqasho Shaqo ku Joogay Deegaanka Buuhoodle ayaa waxa uu maanta gaadhay deegaanka Sool Joogto isagoo dhagax dhigay Xarun Caafimaad .
Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland ayaa Xusay in Markii ugu danbaysay aragtida Deegaanka Sool Joogto inay ahayd Goob Colaadeed waxaanu xusay inuu ku rajo weyn yahay in Sida ugu dhakhsiyaha badani uu ku soo dhamaado Xaruntan Caafimaad.
Sool Joogto SDN/QJ.
contact@qurbejoog.com
contact@somalidiasporanews.com
