|

”Xisbiga Waddani Waxaan Leenahay Marwada M.Weynuhu Cay Ma Geydo, Hantina Way Leedahay” Dhallinyaro Abaabulan DAAWO

Hargaysa 17. April 2017 (SDN/QJ):- Qaar Ka Mid ah Dhallinyaradda Ku dhaqan Caasimadda Hargaysa ayaa Jawaab ka Bixiyey Hadalo ka soo Yeedhay Mas’uuliyiin ka tirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani kaas oo ay ku dureen Marwada Madaxweynaha J.S.Land.

Comments are closed