|

Xisbiyada Mucaaridka oo Khaati ka Taagan Gegida Diyaaradaha ee Cigaal ee Caasimada Hargaysa DAAWO

Hargaysa 30.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxda Xisbiyada Mucaaridka Somaliland ayaa Cabasho ka Muujiyay Hab dhaqan ay Xuseen inuu Guracan yahay oo Markasta oo ay Madaarka Caasimada hargaysa ku soo dhawaynayaan Madaxdooda kala Kulma kuwaas oo kaga yimaada Mas’uuliyiinta Maamusha Madaarka Cigaal.

Maalintii Shalay ayaa Madax ka tirsan Labada Xisbi Mucaarid waxay Madaarka ku soo dhawaynayeen Mas’uuliyiin ka mid ah Laamaha dalka dibadiisa oo Socdaal ku yimid Magaalada Hargaysa Waxay Madaxda Xisbiyada Mucaaridku saxaafada kula hadleen Barxada Hore ee Madaarka .

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

 

Comments are closed