Hargaysa 27. May 2017 (SDN/QJ):- Qaar ka mida madax dhaqameedka iyo siyaasiyiinta ka soo jeeda deegaanada Gar-adag iyo Ceel-Afweyn ayaa sheegay in shir isugu imanayaan bulshada degta jiidaasi 15 bisha laba iyo tobnaad ee sanadkan, kaas oo lagaga arinsanayo arrimaha horumarka deegaankaasi.
Xubno Siyaasiyiin,Iyo Madax dhaqameed uu Soo Abaabulay Wasiirka Madaxtooyadda oo Ka Hor Yimid Shir Loogu Baaqay Beeshooda DAAWO
