Hargaysa 08.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Madaxtooyad Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa uga digay Madaxweynaha Cusub ee Maamul Goboleedka Somaliya ee Punt land inuu ka Feejignaado inuu Wax Faro gelin ah ku sameeyo Xuduudaha Somaliland .
Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada oo ka hadlayay Gegida Diyaaradaha ee Cigaal International Airport ayaa ugu Baaqay Madaxweynaha Cusub ee Maamul Goboleedka Punt land inuu ka dhawrsoonaado Faro gelin uu ku sameeyo Xuduudaha dalka Jamhuuriyada Somaliland.
Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Hadalka Wasiirka Madaxtooyada
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/XirsiHanjabaad.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com
