RW Xamse oo Nairobi Gaaray

Nairobi May 06, 2024 (QJ) -Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa safarkiisii ugu horreeyay ee rasmi ah ku tagay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, tan iyo markii loo magacaabay xilka Ra’iisul Wasaaraha June 2022. Xamza ayaa soo casuumad rasmi ah ka helay madaxweynaha Kenya, William Ruto, oo ay wada hadal ku yeelan doonaan…

Read More

Hamas kills Three Israeli Soldiers in Rafah

GAZA May 06, 2024 (QJ) -The Hamas militants carried out an attack that inflicted significant damage on Israeli soldiers, operating in the Palestinian territory. Hamas militants launched a coordinated and fierce assault on Rafah crossing, resulting in casualties and injuries among the Israeli military personnel. Three Israeli soldiers were killed in the attack carried out…

Read More

Ciidamada Somaliland oo dafiray warqad ay daabaceen

Hargeysa (QJ) -Ciidamada Milatariga Somaliland ayaa meesha ka saaray warar maalmihii u dambeeyay lagu baahiyay barta Facebook-ga ee ciidamada, kuwaas oo lagu dhaliilayay xisbiyada mucaaradka Somaliland iyo dalalka reer galbeedka. Afhayeenka Ciidamada Milatariga Somaliland C/raxmaan C/llaahi Cabdidheere oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in wararka la daabacay ay yihiin kuwo aan rasmi ahayn, isla markaana…

Read More

Puntland oo qabqabtay burcadbadeed

Bossaso (QJ) -Ciidamada badda ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland oo maanta howlgal ballaaran sameeyay ayaa gacanta ku dhigay markab looga shakisan yahay in uu yahay burcad badeed Soomaali ah, hub iyo qalab sharci darro ah. Howlgalka ayaa ka dhacay xeebta degmada Eyl oo ka mid ah meelaha caanka ku ah weerarada burcad badeeda ay…

Read More

Dawladaha Islaamka oo taageeray madaxbanaanida Soomaaliya

Banjul (QJ) -Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa taageero mug leh ka heshay shirkii ugu dambeeyay ee Wasiirada Arrimaha Dibadda dalalka Islaamka, kaasi oo shalay lagu soo gaba gabeeyay magaalada Banjul ee xarunta dalka Gambia. Kulanka ayaa laga soo saaray war-murtiyeed lagu taageerayo nabadda, xasilloonida, hoggaanka iyo midnimada Soomaaliya, xilli ay cirka isku sii shareertay xiisadda u…

Read More

QM oo ku baaqday in la dhawro Suxuufiyiinta Soomaaliya

Muqdisho (QJ) -Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa muujiyay doorka muhiimka ah ee suxufiyiinta Soomaaliyeed ay ku leeyihiin wax ka qabashada caqabadaha ka jira dalkooda, waxayna ku boorisay in la kordhiyo ilaalinta suxuufiyiinta. Soomaaliya gudaheeda, Qaramada Midoobay waxay taageertaa ka qaybgalka bulshada rayidka ah ee horumarinta xiriirka ka dhexeeya xuquuqda aadanaha iyo isbeddellada deegaanka –…

Read More

Soomaaliya oo taageero ka heshay dalalka Quint Partners

London (QJ) -Wufuud ka kala socotay dalalka Qatar, Turkiga, Imaaraadka Carabta, Ingiriiska, iyo Maraykanka – oo ay weheliyaan wakiillo ka socda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, ayaa ku shiray magaalada London ee xarunta dalka Ingiriiska, iyagoo ka wada hadlay arrimo khuseeya gobolka iyo taageerada Soomaaliya. Wadamadan oo ku bahoobay ururka Quint Partners waxa ay qireen caqabadaha…

Read More

Baledweyne oo markale biyo qaadeen

Beledweyne May 02, 2024 (QJ) – Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in roobab mahiigaan ah oo shalay ka da’ay magaalada ay sababeen fatahaado saameyn ku yeeshay dadka ku dhaqan xaafado ka tirsan magaalada. Qoysas badan oo ku noolaa xaafadaha magaalada Baladweyne ayaa ka barakacay fatahaadda wabiga Shabelle, iyagoo ka…

Read More

Taliyaha ciidanka Soomaaliya iyo Taliyaha hawgalada Mareykanka oo kulmay

Muqdisho April 30, 2024 (QJ) – Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed General Ibraahim Sheekh Muxudiin, ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Ciidanka Mareykanka ee howlgalada gaarka ah u qaabilsan, Korneyl David Haskell, isagoo kala hadlay dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab. General Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa la hadlay saraakiil sarsare oo Mareykan ah…

Read More

Somaliland oo doorasho loo dareerayo dhamaadka sanadkan

Hargeysa April 29, 2024 (QJ) – Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa shacabka iyo dadka ay khusayso ku booriyay inay u diyaar garoobaan doorashooyinka soo socda. Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Md. Muuse Xasan Yuusuf oo warbaahinta la hadlay ka dib kulan ay la yeesheen xubnaha guddida joogtada ah ee golaha wakiillada Somaliland, ayaa shacabka iyo saxaafadda ugu baaqay…

Read More