“Waanu soo dhaweynaynayaa inkastoo ay arrintu habsaantay oo laba bilood iyo badh dhaaftay….”Guddoomiye Faysal Cali-waraabe
Hargeysa:Aug,11,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid En.g Faysal Cali Waraabe, ayaa ka Hadlay Go’aankii madaxweyne Siilaanyo ku gaadhay inuu Maxkamadda sare ugu gudbiyey waraaqda nuxurkeedu ahaa inay Go’aan ka gaadho Muranka ka taagan Muddo-kordhintii Guurtidu u samaysay xukuumada iyo Wakiillada u samaysay, waxana uu tilmaamay inuu arintaas soo dhaweynayo. Faysal cali Waraabe oo idaacadda BBC-da…
