Uncategorized

Hambalyo: Caruus Cabdicasiis Ismaaciil Gedi iyo Caruusad Hodan Xuseen Jaamac

Wa dhamaan dadka hoosta ku xusani ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Caruus Cabdicasiis Ismaaciil Gedi iyo Caruusad Hodan Xuseen Jaamac oo Aroosloodu ka dhacay dhawaan mahaalada Hargeysa.

eddo aamina geedi
eddo faadumo geedi
eddo ambaro geedi
cadaani cumar kare,
canab cumar kare
khadar xuseen aadan
sicid xussen aadan
nimco xuseen aadan
shaafici xuseen aadan

abdiqani yuusuf geed

maxamed abdulahi geed

aadan abdulahi geedi

hodan yusuf geedi

khadar xuseen abdilahi

basra jamac

nuura yuusuf

suleekha yuusuf geedi
khadar axmed odawa
abdul asiis ahmed hassan
ahmed maxamed maxamuud
abditatah muuse
xuseen ibraahim
bashiir aw cabdi
khadar hassan mahad
faysal jamac daahir
maran Cabdilahi Raajac
Cabdirizaaq Cabdilahi Rajac.
Axmed Cabdiraxmaan Gadhyare
Siciid Cabdiraxmaan Gadhyare
Khadar Bitijoor.
Cabdiraxmaan Maxamed Eid
Cabdikadir Xuseen Guuleed
Nuura Xirsi Guuleed
Waxa dhamaan ehelkaa iyo qaraabadaasi u rajeynayaan Caruuska iyo Caruusada guur ay ku waaraan ubad kheyr qaba iyo cimri dheer iyo caafimaad qab Aaamiin