Home » 10:16 pm Entries posted on “March, 2013”

Kulan diimeed balaadhan oo marki ugu horeysay tariikhda ka dhacay caasimada ugandha kampala +culumada ugu tunka weyn somalida +ka soo qayb galki jalliyada somalida iyo ardayda somaliyeed +dadki isla goobta lagu islaamiyey !!!!!!!!

Kulan diimeed balaadhan oo marki ugu horeysay tariikhda ka dhacay caasimada ugandha kampala +culumada ugu tunka weyn somalida +ka soo qayb galki jalliyada somalida iyo ardayda somaliyeed +dadki isla goobta lagu islaamiyey !!!!!!!! (KampalSDN) Kulan diimeed balaadhan oo ka dhacay caasimada dalka ugandha< maanta oo sabti ah ayaa waxa kulan diimeedkan soo jeedinayey musheekhda kala […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Aqoon Isweydaarsi ku Saabsan Xeerka Anshaxa Xeer ilaaliyeyaasha oo Hargaysa ka furmay iyo Weedhii Gudoomiyaha Maxkamada Sare {DHAGAYSO}

Hargaysa 30 March (SDN) Tababar socon doona muddo sadex maalmood ah laguna gorfaynayo habka xeer dhaqanka xeer ilaaliyaasha iyo garsoorayaasha Somaliland ayaa manta ka furmay hotel Imperial ee magaalada Hargaysa. Tababarkan oo ah wejigii sadexaad ee noociisa ah waxaa ka soo qayb galay Gudoomiyaha Maxkamadda sare Yuusuf Ismaaciil cali iyo saraakiil ka socotay Hay’ada UNDP, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xildhibaan ka Tirsan Golaha Guurtida iyo Haweenay ku Geeriyooday Dooxa Lafa ruug iyo Khasaare galabta ka dhacay Dooxaas

Hargaysa 30 March (SDN)  Xildhibaan Aadan Shire Faarax (Aadan San-weyne) oo ka tirsanaa Mudanayasha Golaha Guurtida ayaa lagu soo waramaya Galabta Daad ku qaaday Dooxa Lafa ruug ee Gobolka Saaxil isagoo u safrayay dhinaca Burco. Sida uu ku Shabakada Qurbejoog.Com u Xaqiijiyay Weriye  Mukhtaar C.raxmaan Maxamud oo Goob joog ahaa Markii gaadhigan uu dooxu qaaday […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shir lagaga Arrinsanayay Horumarinta Gobolka Hawd oo Maanta Hargaysa lagu qabtay

Hargaysa 30 March (SDN)  Shir balaadhan oo ay soo qabanqaabiyeen waxagaradka iyo dadweynaha Gobolka hawd oo lagaga wada tashanayey sidii loo horumarinayo Gobolka Hawd ayaa waxaa lagu qabtay Hotel hadhwanaag ee caasimadda Hargaysa. Shirkan oo ay ka soo qayb galeen mas’uuliyiin ay ka mid yahiin Wasiirka wasaaradda caddaaaladda iyo garsoorka simaliland, Mudane Xuseen Axmed Caydiid, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dalada SONSAF oo Kulan hawleedkii labaad u Furtay Maayaro iyo Xildhibaanada Golayaasha Deegaanka Qaarkood

Hargaysa 30 March (SDN)   Daladda Sonsaf ayaa maanta kulan hawleed  ku saaabsan kor u qaadista aqoonta dhinaca maamulka uga furtay magaalada Hargeysa maayarada iyo Xoghayayaasha Degmooyinka darajada koowaad ee dalka. tirsan Kulan hawleedkan oo ay soo qabanqaabisay dalada Sonsaf ayaa waxa ugu horeyn ka hadlay gudoomiyihii hore ee ururka Sonsaf Pro Aadan Xaaji Cali Axmed, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shirweynihii 3aad ee Ururka Qareenada Somaliland oo Hargaysa ka furmay DHAGAYSO KHUDBADII Gudoomiyaha Maxkamada Sare

Hargaysa 30 March (SDN)  Shirweynahii sadexaad ee ururka Qareenada Somaliland (SOLLA)) oo lagu soo dooranayo Hogaan cusub oo ururkaasi yeelan doono ayaa maanta ka furmay xarunta Somaliland ee  Hargaysa. Ugu yaraan 150 Qareen oo ka kala yimid gobolada iyo Degmooyinka Dalka ayaa kulankan ka qayb qaadanaya waxana uu socon doonaa muddo labo cisho ah, iyadoo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dowladda Imaaraadka Oo Dowladda Soomaaliya ka caawineysa Dib u dhiska Ciidanka Soomaaliyeed

Dooxa March 30 2013 (SDN)– Sida uu qoray wargeyska Qaliij Times,waxaa si wada jir ah u kulmay Mdaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhaxal sugaha Bqortooyada Sacuudiga ahna ku xigeenka Sarkaalka ugu sareeya ciidamada isku taga imaaraadka Carabta,iyagoona ka wadahadlay arimaha Soomaaliya. Mas’uuliyiintan oo ku kulmay qasriga Madaxtooyada Dubai ayaa si wanaagsan waxay diirada u […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Faah Faahin: R/wasaaraha Soomaaliya oo safar dhulka ah ku tagay Magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe (Sawirro)

Jowhar March 30 2013 (SDN)– Wafdiga uu hogaaminayo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo gaaray maanta Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe ayaa siweyn loogu soo dhaweeyay halkaasi iyadoo Ra’iisul wasaarahu uu booqday xarumo halkaasi ku yaalla. Wafdiga Ra’iisul wasaaraha uu hogaaminayo ayaa waxaa kamid ah Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga, Wasiirka Gaashandhiga, Wasiiro Ku-xigeeno, Xildhibaano iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Maaliyada oo Si adag uga Jawaabay War uu ka baahiyay Mid ka mid ah Warsidayaasha Hargaysa {DHAGAYSO}

Hargaysa 30 March (SDN) Wasiirka Wasaarada Maaliyada Mudane Cabdi Casiis Maxamed Samaale ayaa Si adag uga Jawaab Celiyay War ku Soo baxay Wargayska Hubaal oo ka mid ah Warsidayaasha ka soo baxa Caasimada Hargaysa isla markaana daabacay War uu ku sheegay in Wasiirka Maaliyadu uu Mashaariic ku jirta Miisaaniyada qaranka uu ku naas nuujiyay Shakhsi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dad farabadan oo ku dhintay Dhime burburay gudaha dalka Tanzaniya

Darisalam March 30 2013 (SDN)– Ku dhawaad seddex ruux ayaa ku dhimatay toboneeyo kalana way ku dhaawacmeen kadib markii dhismo daar dheer ahaa uu kusoo burburay bartamaha magaalada Muhiimka ah ee dalka Tanzania ee Dar es Salaam sida ay sheegeen dadka ku howlanaa badbaadinta dadkaasi. Inka badan 13 ruux oo kale ayaa la sheegay in […]

Posted in Uncategorized | Read More »