Home » 10:47 am Entries posted on “March, 2013”

R/wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Gobolka Gedo

Garbahaarey March 31 2013 (SDN)— Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa gaaray Gobalka Gedo isaga iyo xubno kamid ah Wasiirada Soomaaliya oo maalmahan booqasho ku maraye Gobalada dalka. Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa ka dagay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Garbahaareey halkaasi oo ay kusoo dhaweeyeen maamulka Gobalka Gedo iyo shacab badan. Wasiirada arimaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

34-sano Kaddib oo Diyaarada Ay u kala duuleyso dalalka Iran iyo Masar, Sababtu Maxaytahay?

Tehran March 31 2013 (SDN)– Duulimaadkii ugu horeeyay ee dhanka ganacsiga ee u dhaxeeya Masar iyo Iran muddo 34 sano kadib ayaa ka bilowday dalka Masar,iyadoo xiriirkii labada dal uu burburay sanadkii 1979 waqtigaa oo uu bilowday kacaankii Iran. Masar iyo Iran ayaa isku raacay in dib loo bilaabo duulimaad toos ah bishii October sanadkii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo markale u hanbalyeeyay Dhigiisa Cusub ee Kenya

Dubai March 31 2013 (SDN)– Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Madxweynaha dhawaantan la doortay ee dalka Kenya Uhuru Kenyati,isagoona sheegay in si weyn ay u soo dhaweynayaan. Anigoo ku hadlaya magaca dowlada iyo shacabka Soomaaliya,waxaana hanbalyo gaarsiineynaa Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya,waxaan kalsooni ka muujineynaa hogaamintaada Kenya inay horseedi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

MUUQAAL: Daawo Madaxweynaha Soomaaliya oo La kulmay Amiirka dalka Qadar

Posted in Uncategorized | Read More »

MUUQAAL: Daawo Muqaal Ka Hadlaya Ciidamada Dowladda Soomaaliya xilli Xayiraadii Hubka laga qaaday

Muqdisho March 31 2013 (SDN)– Dowladda Soomaaliya ayaa laga qaaday Xayiraadii Hubka ee Saarneyd, hadaba waasidee Ciidamada dowladda Soomaaliya. Muqaalka Waxaa Diyaariyay Al Jazeera http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=btvll2lgA3w

Posted in Uncategorized | Read More »

Al Shabaab Oo Guulo Ka Sheegatay Dagaallo ka dhacay Gobolka Sh/hoose

Muqdisho March 31 2013 (SDN)— Ururka Al-Shabaab ayaa ka hadlay dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhaca Gobalka Shabeelaha hoose,ayna la galeen ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM. Guddoomiyaha Al-Shabaab ee Gobalka Shabeelaha hoose Sheekh Maxamed Abuu Cabdala oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in guulo ay ka gaareen dagaalo uu sheegay inay ka dhaceen deegaano […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wadahal lagu dhexdhexaadin lahaa Guddoomiyeyaasha xisbiyada UCID iyo Wadani oo fashilmay,maxey tahay sababtu?

London Mar 31,2013(SDN)-Qaar ka tirsan aqoon yahanka reer Somaliland ee ku nool dalka Britain ayaa hindise ay soo bandhigeen oo lagu heshiisiin lahaa labada Gudoomiye ee xisbiyada UCID iyo Wadani Faysal Cali Waraabe iyo Cabdiraxmaan Ciro. Hindisahan oo looga gol lahaa sidii axsaabta mucaaridka ee Somaliland loogu mideyn lahaa xakameynta xukuumada uu madaxa ka yahay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mareykanka oo sheegay in aaney hanjabaada Kuuriyada Woqooyi Dheyelsan doonin

Washington Mar 31,2013(SDN)-Dawlada Mareykanka ayaa si adag uga jawaabtay hadal dhiilo coladeed xanbaarsan oo ku wejahan Kuuriyada Koonfureed maanta uu ka soo yeeray Dawlada Kuuriyada Woqooyi ayaa iclaamisay dagaal ay sheegtay in ay isu diyaarisay oo ku wejahan dalka ay Mareykanka xulafada yihiin ee Koonfur Kuuriya. “Waxa Woqooyiga Kuuriyada naga soo gaaraya warar aan caqiibo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wararkii Idaaccada Qurbejooga reer Toronto ee GOLIS iyo tafatiraha Somalidiasporanews(DHEGEYSO)

Toronto Mar 31,2013(SDN)-Idaacada GOLIS ee qurbejooga reer Canada iyo warakii caalamka oo uu idiin mariyo Tafatiraha shebekedda wararka ee Somalidiasporanews.com dhegeysi haboon. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/wargolis.MP3″]  

Posted in Uncategorized | Read More »

Waqtigii Xaqiiqada Somaliland & Somalia (Jidka Rajada )

Haa waxa la gaadhay xiligii caalamka laga yaabin lahaa sidii,looga yaabiyay 1960 iyo xiligii Dabaysha Soomali wayn ee ay Qawmiyadu sida wayn isugu heelanayd ,maantana waxay gaadhay waqtigii mar labaad Dunida iyo Qawmiyaadka kale laga yaabin lahaa ,lana tusi lahaa in ay Soomaali waligeed soomaali tahay,siwalbana ay isku mid tahay . Haa inagoo sideena u […]

Posted in Uncategorized | Read More »