Home » 11:55 pm Entries posted on “April, 2013”

The Gangs Of New York

War turns a society into a classroom, and that is why the Americans are learning what they had not learned before. Pausing and pushing back tears. The Americans believe that they deserve a place with some dignity and respect; due to their heavy gravity as the World most Super Power. But the whole World of […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali pirates release Chilean after 838 days in captivity

The six-man crew of a Danish cargo ship held hostage for more than two years finally released Tuesday. Shortly after Jan. 12, 2011, the families of the six men working aboard the W/V Leopard received horrible news — their loved ones had been taken by Somali pirates. For more than two long, agonizing years, they […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali man sentenced to life in prison in 2011 killing of 4 people in North Dakota

MINOT, N.D. — A Somali national was sentenced to life in prison Tuesday for killing the mother of his child and three other people in North Dakota two years ago. Omar Mohamed Kalmio, 28, declined to comment following the 30-minute sentencing hearing, the Minot Daily News reported (http://bit.ly/ZxYxSA ). Judge Douglas Mattson sentenced Kalmio to […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Real Madrid oo 2-0 Ku Badisey Laakiin waxaa 4-3 Ugu soo baxay Final Dortmund(By Jaahuur)

Spain-Santigo Bernebeu Stadium-Tue-Aprill-30-2013-qurbejoognews.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku lafa gureynaa Real Madrid iyo Borussia Dortmund oo lugtii labaad ku kala baxay. Haddaba ciyraatan oo la wada sugaayey ayaa lugtii hore waxay todobaadkii hore ka dhacdey carigaa germany waxaana 4-1 lagu soo khaarijiyey Real Madrid. Akhyaartay lugtii labaad ee lugu kala bixi lahaa waxay galabta ka dhacdey […]

Posted in Sports | Read More »

Somalia’s Puntland region executes suspected Islamist militants

BOSASSO, Somalia (SDN) – Somalia’s northern Puntland province executed 13 suspected al Qaeda-linked militants on Tuesday, a military court official said, and security forces deployed heavily in the coastal city of Bosasso to ward off any reprisal attacks. Squeezed out of their strongholds in southern and central Somalia by a military offensive, al Shabaab rebels […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Is-barbardhiga saddex safar oo ay Cigaal, Rayale iyo Siilanyo ku tageen Maraykanka iyo Sawirka laga dheehan karo wufuudooda

Hargeysa April, 30 (SDN)- Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, wuxuu Axadii doraad soo gunaanaday socdaalkii uu ku tagay dalka Maraykanka, waxaanu soo gaadhay magaalada London ee dalka Ingiriiska oo la filayo inuu uga soo gudbo magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland. Safarkan uu Madaxweyne Siilaanyo ku tagay dalka Maraykanka, mid la mid ah ayuu Madaxweynihii hore ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Suxuufiyiinta oo ka hadlay tacadiyada lagula kaco

Garoowe April 30,2013(SDN)-Maantay oo taariikhdu ku beegantahay 30-ka April, maalintuna tahay Talaado, waxaan halkaan kusoo bandhigaynaa dareenkeena ku aadan sida aan uga xunnahay una cambaaraynayno falkasta oo tacadi ah loona gaysto warfidiyeennada iyo xarumaha warbaahinta Puntland, iyadoo aan ka duulayno dhacdadii  ugu dambaysay ee 28-kii bishaa April lagula kacay wariyaasha, lagu jirdilay, lagu burburiyay qaarkood […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Britian Qiimaha Tigidhada Dayaaradaha oo cirka isku shareeray iyo qoysas badan oo aan karaynba inay dhoofaan

London April 30,2013(SDN)-Sannad walba xagaaga waxaa dalkii hooyo dib ugu laabta qoysas badan oo ka fiidaysanaya waqtiga xagaaga ee iskuuladu xidhan yahiin .haddaba qoyasaskaa faiido weyn ayaa iyaga carrurtoodaba ugu jiryay inay tagaan dalkii iyagoo dhaqan ahaan diin ahaan iyo maskax ahaaba ka soo faiidaysan jiray lakiin waxaad moodaa inay xaalada Tigidhada ee imiku ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Khilaaf ka Aloosnaa Gebilay,Kana dhashay Raashin Mucaawimo ah oo maanta la soo afjaray {DAAWO}

Gebilay 30.April (SDN) Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigalinta Somaliland Mudane Abiib Diiriye Nuur “Abiib Tima Cad” oo ay Weheliyaan Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada,Maamulka Gobolka Gebilay,iyo Mas’uuliyiin kale ayaa maanta Kulan balaadhan la yeeshay Cuqaasha Gobolka Gebilay. Kulankan ayaa Salka ku hayay Khilaaf ka dhashay Raashin Mucaawimo ah oo Dawlada Turkigu ugu deeqday Gobolka Gebilay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mareeg (Website) cusub oo loo bixiyey salaanmedia.com saxaafadda Soomaalida kusoo biirtay..Daawo Sawiro

  London 30April13 (SDN) Kulan   ka dhacay Galbeedka London oo lagu daah-furaayey mareeg cusub oo la magacbaxday..www.salaanmedia.com.kulankaas oo ay kasoo qaybgaleen qaar ka mid ah jaaliyadda reer London oo kulankaas kasoo qaybgalay waxay ahaayeen dhalinyaro  aqoonyahano ah degan  magaaladda London, Sheekh Cabdilaahi Cismaan oo ka mid ah culimadda aadka looga qadariyo dalkan Ingiriiska ayaa Aayado […]

Posted in Uncategorized | Read More »