Dagaal Xalay la Isku Miray oo ka dhacay Garbahaarey Dhimashada oo 8 Qof Maraysa iyo Dhaawaca oo Tiro beelay

    Garbahaaray 25.Dec 2013 (SDN)- Siddeed qof ayaa ku dhimatay, tiro intaas ka badanna waa ay ku dhaawacantay dagaal xalay duleedka magaalada Garbahaarrey ku dhex maray ciidamada dowladda federaalka iyo maleeshiyada Al-Shabaab. Guddoomiyaha degmada Garbahaarrey Iimaan Caddow Kaarshe ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay in dhinacooda hal askari uu uga dhintay dagaalka, mid kalena uu uga dhaawacmay. Wuxuu…

    Read More

      Akaademiga Nabada iyo Horumarka oo Cadeeyay Magaca dooda qaran iyo Xiliga la qabanayo {DHAGAYSO}

      Hargaysa 25.Dec 2013 (SDN)- Akaademiga Nabada iyo Horumarka Somaliland ayaa maanta ka hadlay arrimaha ay ku Heshiiyeen Sadexda Xisbi qaran ee Ku Wajahan doodii tallo qaran ee ay marti galinayeen. Gudoomiyaha Akaademiga Nabada iyo Horumarka ayaa Sheegay in Xisbiyada Qaranku ay isku afgarteen Magaca Dooda iyo Wakhtiga la qabanayo. Guji Halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso…

      Read More

        Ciidamada Sucuudiga oo dhibaato ku Haya Haweenka Soomaliyeed ee ku Jira Xabsiyada dalkaasi

        Jeddaha 25.Dec 2013 (SDN)- Wararka ka imaanaya xabsiyada ku yaala dalka Suciidaga ayaa sheegaya in xabsiyadaasi ay ku dhibaateysan yihiin Dad Soomaaliyeed, kuwaasi oo aan xabsiyada ku helin adeegyadii loogu talo galay maxaabiista. Gabdho Somaliyeed oo qaar kamid ah dhaawac rasaaseed ku yaallaam jirkooda ayaa waxay ku dhibaateysan yihiin Xabsiyo ku yaalla magaalada Jiddah ee…

        Read More

          Ikhwaanka Masar oo iska fogeeyay Qarax dalkaas ka dhacay iyo digniin ay u jeediyeen dawlada

          Qahira Dec 25,2013(SDN)-Qoraal ay soo saareen ururka Ikhwaanka ee dalka Masar ayaa lagu dhaleeceeyay qarax dalkaas ka dhacay maalinimadii talaadada. “falkaasi waxa uu weerar bareera ku ahaa midnimada shacabka Masar,dawladuna waxa ay u isticmaaleysaa Ikhwaanka waxaaney abuureysaa kala fogaasho,colaad iyo degenaansho la’aan”ayaa lagu yiri qoraalka Ikhwaanka. Kamal Xabib oo ka mid ah Islaamiyiinta Masar kana…

          Read More

            Sarkaalka Ugu Sarreeya Ciidanka Kenya Oo Kismayo Ka Degey Iyo Ujeeddada Socdaalkiisa

            Kismayo:25-Dec-2013(SDN)-Sida ay sheegayaan wararka ka imanaya Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose ayaa ku waramaya in shalay uu halkaasi gaadhay Taliyaha ugu sareeya ciidamada Milatariga dalka Kenya Gen.Julius Karangi.   Taliyaha ayaa ka soo dagay Garoonka Kismaayo isagoo mid mid u gacan qaaday Ciidamada Kenya ee qeybta ah howlgalka AMISOM ee ku sugan Magaalada Kismaayo….

            Read More

              Mujaahid Boobe Yuusuf Oo Shirguddoonka Wakiillada Ku Tilmaamay Dabin Kulmiye Daahir Rayaale U Dhigay oo Qayrul-dastuuri ah

              Hargeysa:25-Dec-2013(SDN)-Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Muj. Boobe Yuusuf Ducaale, ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay khilaafka ka dhex cakiran Shir-guddoonka Golaha Wakiillada Somaliland iyo Hannaanka ay maxkamadda U soo Farogelisay Murankaas.  Mujaahid Boobe oo shalay u warramayey qaar ka mid ah warbaahinta, ayaa sheegay inay wax lala yaabo tahay in Gole…

              Read More

                Masuuliyiintii Xukuumaddu U Dirtay Daminta Shaqaaqadii Burco Oo Isku Maan-dhaafsan Xadhiga Abaabulayaashii Mudaharaadka

                Burco:25-Dec-2013(SDN)-Wararka laga Helayo Magaalada Burco ayaa sheegaya inuu Jiro Khilaaf xooggan oo soo kala dhex galay Taliye-ku-xigeenka Ciidanka Booliska Somaliland Cabdiraxmaan Fooxle iyo Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland Cabdi Aw Daahir, kaas oo la xidhiidha xadhiga Xubno looga shakisan yahay Wixii Burco ka dhacay. Taliye Fooxle ayaa la sheegay inuu qorshaytay sidii gacan bir ah…

                Read More

                  “Xukuumaddu miyaanay Wax Ku Qaadanayn Dilkii Iyo Dhaawacii Reer Xaqsoor Iyo Weerarkii Hubaal” Xasan Xiise

                  Hargeysa:25-Dec-2013(SDN)-Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Xaqsoor Mujaahid Xasan Ciise Jaamac, ayaa  ka Hadlay dhibaatadii mudaharaadku keenay eek a dhacday Magaalada Burco Toddobaadkan, isagoo wax laga xumaado ku tilmaamay in Maalin walba Ciidanka Boolisku Gacantooda ku dilaan Muwaadiniin Reer Somaliland ah oo ay ammaankooda masuul ka ahaayeen. Guddoomiye Xasan oo soo saaray qoraal dheer oo uu kaga hadlayo…

                  Read More

                    South Africa: Somalis under attack after shooting

                    Cape Town, 25 Dec 2013 (SDN) – Nyanga residents went on the rampage in an apparent revenge attack after two Somali shopkeepers were arrested for allegedly shooting a seven-year-old boy on Saturday. The shopkeepers opened fire, believing they were under attack, after a stone was thrown at their shop in an incident over the weekend….

                    Read More

                      Mooshin ay Baarlamaanka Somalia ku Laaleen Wax ka bedelka guddoomiyeyaasha guddi Hoosaadyadooda

                      Muqdisho 24.Dec 2013 (SDN)- Xildhibaannada baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta laalay in farqad cusub lagu kordhiyo xeer-hoosaadka baarlamaanka, kaasoo ku saabsanaa mooshin ka dhan ah guddoomiyeyaasha guddiyada baarlamaanka. Guddoomiyaha baarlamaanka Professor Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) oo shir guddoominayay kulanka ayaa sheegay in 133 xildhibaan oo codeysay ay mooshinka diidday 88 xildhibaan, halka 21…

                      Read More

                        South Sudan: Will It Turn Into Another Somalia?

                        Juba, 24 Dec 2013 (SDN) -Two and a half million people died before South Sudan, the world’s youngest nation, became independent in July 2011. But in just one week, fighting spread among former liberation leaders, thrusting the country into the cusp of a civil war. President Salva Kiir, from South Sudan’s Dinka ethnic group, the…

                        Read More

                          Wasiirka Madaxtooyada oo Kormeer ku Soo Maray Jidka Hargaysa iyo Berbera oo Dayactir laga Wado {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 24.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Galabta Kormeer indho indhayn ah ku soo maray dhismaha Jidka isku Xidha Hargaysa iyo Berbera . Wasiirka Wasaarada Madaxtooyadu Waxa uu u Kuurgalay Hanaanka ay u socoto hawsha Dayactirka iyo Dib u Casriyaynta Wadadaas. Guji Halkan Si aad Warbixintan u Dhagaysato…

                          Read More

                            Mooshin Lid Ku Ah Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Loo Gudbiyay Shirgudoonk Baarlamaanka Iyo Qoraal U Yeedhis Ah Oo La Sheegay In Lagaga Dalbaday Inuu Gole Weynaha Horyimaado

                            Hargaysa 24.Dec 2013 (SDN)- Golaha Wakiilada Somaliland ayaa la sheegay in gudoomiyaha Maxkamada sare Yuusuf Ismaaciil Cali ay qoraal u yeedhis ah kaga dalbadeen inuu golahaasi horyimaado. Sida ay Wargeyska Haatuf u xaqiijiyeen qaar ka mid ah xildhibaanada golaha Wakiilada ayaa sheegay in xildhibaanada wakiiladu ay shirgudoonka u gudbiyeen mooshin ay ku soo jeediyeen in…

                            Read More

                              Qaramada Midoobay oo sheegtay inay heshay Xabaal-wadareedyada dad lagu laayay qalalaasaha ka socda dalka Koonfurta Suudaan

                              GENEVA Dec, 24 2013 (SDN/AP)- Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay gudaha dalka Koonfurta Suudaan ka heshay xabaal-wadareed ka kooban maydadka 75 qof, kuwaasoo lagu laayay qulqulatooyinka todobaadkii u dambeeyay ka socday dalkaas. Madaxa Xuquuqda aadamaha Qaramada Midoobay Navi Pillay waxay war-murtiyeed ay maanta oo Salaasa ah soosaartay ku sheegtay in xabaal-wadareedka laga helay magaalada Bentiu…

                              Read More

                                “Waxa Burco ka dhacay ma aha Reer reer ee Waa Nidaam daro ka dhalatay Xukunka dalka ka Jira” Gudoomiye ku Xigeenka Waddani {DHAGAYSO}

                                Hargaysa 24.Dec 2013 (SDN)- Gudoomiye Ku Xigeenka Qaasim Sheekh Ibraahim Tubeec iyo Mustafe Cismaan Qodax oo ka Mid ah Saraakiisha Xisbiga Waddani ayaa maanta ka hadlay Falkii Shaqaaqada Watay ee maalintii Shalay ka dhacay Magaalada Burco,Waxaanay dhaleecayn Xoogan u soo Jeediyeen Xukuumada Somaliland. Madaxda Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Waxay Tacsi u direen eheladii uu…

                                Read More