Maxakamada Sarana Ma laha Awood ay Ku Hakin Karto Sharcinimada Gudiyadii La Ansixiyey

    Saddexda Gole ee Dawladu Ka Kooban Tahay Sida ay U Kala Madax banaanyihiin Waxaa Qeexaya Dastuurka Somaliland Qobkiisa 37 aad Farqadiisa B, Maxakamada Sarana Ma laha Awood ay Ku Hakin Karto Sharcinimada Gudiyadii La Ansixiyey. Maal mahan danbe waxaa warbaahinta ku soo noqnoqonayey khilaaf u dhaxeeyey gudoomiyaha golaha wakiilada iyo labadiisa ku xigeen oo ay…

    Read More

      ‘’Musharaxiintu waa inay xoriyad u helaan soc-socodka, qabsashada shirar iyo weliba in la sugo amaankooda” Nicholas Kay oo ka Digay Doorashooyinka Punt land

      Nairobi 24.Dec 2013 (SDN)- Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay ayaa ku baaqay doorashooyinka ku soo fool leh Puntland in loo maro hanaan cad oo aan shaki iyo mugdi ku jirin. Nicholas Kay oo war saxaafadeed ka soo saaray xafiiskiisa magaalada Muqdisho ayaa wuxuu hadalkiisa raaciyay in baahida loo qabo…

      Read More

        Toban Kun oo qof oo Soomaali ah oo ku xayiran dalka Koonfur Sudan ee Qalalaasaha dagaal ka socdo iyo Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somalia oo ka hadashay {DHAGAYSO}

        Muqdisho 24.Dec 2013 (SDN)-  Fowsiya oo ka mid ah guddi uu urur goboleedka u xil saaray dhexdhexaadinta dhinacada ku dagaallamaya Koonfur Sudan ayaa maanta dib ugu laabatay magaalada Muqdisho, waxayna sheegtay in Soomaali badan oo dalkaas ku noolaa uu saameyn ku yeeshay dagaalka socda. Waxay sheegtay in dowladda Soomaaliya ay waddo qorshe lagu badbaadinayo muwaadiniinta…

        Read More

          Somaliland and Somalia Talks Indicate Move from Turkey

          Hargeisa, 24 Dec 2013 (SDN) -Somaliland and Somalia have held talks in the past; but, it is over three separate occasions that talks were rescheduled since the last discussion. Turkey blames Somalia for rescheduling talks and particularly, the unstable political situation in Mogadishu. Nonetheless, the rescheduling of agreed-upon dates continues to tarnish Somaliland’s trust in…

          Read More

            Wasiirka Madaxtooyada oo ka hadlay Rabshadihii Burco iyo baaq uu u diray Shacabka ku nool Magaaladaas {DHAGAYSO}

            Hargaysa 24.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada ee Somaliland Mudane Xirsi Xaaji Cali Xasan ayaa Maanta ka hadlay rabshadihii Maalintii Shalay ka dhacay Magaalada Burco kuwaas oo ay ka dhasheen Khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay . Wasiirka Madaxtooyada oo dhagax dhigayay Wadada halbawlaha ah ee dhex marta Caasimada hargaysa gaar ahaan qayb loogu talo galay…

            Read More

              Nuxurka Shirka Jaraa’id ee Wasiirka Warfaafinta Somaliland {DHAGAYSO}

              Hargaysa 24.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda warfaafinta,dhaqanka iyo wacyigelinta ee JSL MD Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay mowqifka xukuumada Somaliland ee ku aaddan sadex arimood oo kala ah Khasaarihii ka dhashay Mudaharaadkii maalintii shalay ka dhacay magaalada Burco, qabanqaabada dooda qaran ee xisbiyada qaranka iyo khilaaf…

              Read More

                Shirweynihii Xisbiga Kulmiye oo dib loo dhigay mar kale ilaa dabayaaqada bisha Soo Socota

                Hargaysa 24.Dec 2013 (SDN)- Gudida qabanqaabada ee shirweynaha  Xisbiga Muxaafadka ah ee Kulmiye ayaa maanta kulan ay ku yeesheen xaruntooda guud ee caasimadda hargeysa waxa ay go’aamiyeen in dib loo dhigay qabashada shirweynahii rasmiga ahaa ee xisbiga tan iyo 21 bisha soo socota ee Janaury. Gudoomiyaha Gudida qabanqaabada ee shirweynha xisbiga Md Abuubakar Xaamud Jibriil…

                Read More

                  Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlay Rabshadihii Burco,Shirka Dooda Qaran iyo Khilaafka Golaha Wakiilada

                  Hargaysa 24.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda warfaafinta,dhaqanka iyo wacyigelinta ee JSL MD Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay mowqifka xukuumada Somaliland ee ku aaddan sadex arimood oo kala ah Khasaarihii ka dhashay Mudaharaadkii maalintii shalay ka dhacay magaalada Burco, qabanqaabada dooda qaran ee xisbiyada qaranka iyo khilaaf…

                  Read More

                    “Weli Lagama Guuleeysan Burcad Badeeda Soomaaliya” Midowga Yurub

                    Brussels 24.Dec 2013 (SDN)- Midowga Yurub ayaa qaadanaya talaabada ka dhanka ah la dagaalanka burcad badeeda Soomaalida, waxaana ay dib u qabanayaan hogaanka kooxda la dagaalanka burcad badeeda Soomaalida horaanta bisha Janaayo ee sanadka 2014. “Weerarada burcad badeeda sanadkii ugu dambeeyay hoos ayay u dhaceen, laakiin la dagaalanka burcad badeeda wali laguma guuleysan, waxaa in…

                    Read More

                      Baarlamaanka Somalia Oo Maanta Lagu Wado Inuu Codka Kalsoonida u Qaado 15-ka Guddoomiye Ee Guddi-hoosaadyadiisa

                      Muqdisho:24-Dec-2013(SDN)-Waxa Maanta lagu wadaa in Baarlamaanka Somalia uu Codka Kalsoonida ah u qaado 15-xubnood oo horjoogayaal u ah 15-Guddi-hoosaad ee Baarlamaanku ka kooban yahay. Baarlamaanka ayaa ayaamahanba lahaa dood dheer oo ku saabsan beddelaadda Xubnahan shaqada hayey mudddada sanadka ah, waxana lagu wadaa inay maanta soo gebagebeeyaan Dooddoodda ka dibna codka u qaadaan xubnahan hawshooda…

                      Read More

                        Qarax ruxay saldhig ciidan oo ku taal dalka Masar

                        Qahira Dec 24,2013(SDN)-Xarun ciidamada Booliska ee dalka Masar ay ku leeyihiin magaalada Daqahilya ayaa qarax lala beegsaday waxa ka dhashay dhimasho iyo dhaawacba. Qaraxan oo loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa waxa ku dhintay 14 ruux halka dhaawacuna uu tiro beelay. Dawlada KMG ah ee dalka Masar ayaa kooxda Ikhwaanka ee dalkaa…

                        Read More

                          Guddoomiyaha Gobolka Saaxil ee Xisbiga Ucid Oo ku Gooddiday Inaanu Kacdoonka Shacabku Istaagayn inta Cabudhintu Bulshadu Socoto

                          Berbera:24-Dec-2013-(SDN)-Rabshado lagu diiddan yahay Tallaabooyin shacabku saluugay oo ay xukuumaddu ka waddo gobolka Saaxil ayaa keenay in madaxda Axsaabta  qaranku si weyn uga hadasho.   Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Gobolka Saaxil Rooda Axmed Yaasiin, ayaa  Noqotay masuulkii ugu horreyey ee mucaarid ah ee si muuqata uga hadashay dhib ay sheegtay in xukuumaddu ku hayso shacabka…

                          Read More

                            DAAWO Maamulka Xafiiska Telefishanka Qaranka ee London oo Ka Muquurtay Munaasibad Abaal-marin lagu guddoonsiiyey Mid ka mid ah Shaqaalaha TV-ga oo Hawl-karnimadiisa La majeerta

                            London Dec 24,2013(SDN) Maamulka Xafiiska Telefishanka Qaranka ee London ayaa  Ka Muquurtay Munaasibad Abaal-marin lagu guddoonsiiyey Mid ka mid ah Shaqaalaha TV-ga oo Hawl-karnimadiiaa La majeerta . Wariye C/laahi Xogta ayaa ah wariyaha kaliya ee khibrad uleh Saxaafada kaasi oo abaal marintantan kuheley Barnaamijka layidjhaa MADASHA QRBAJOOGA kaasi oo ah barnaamijka kaliya iyo sida caadiga…

                            Read More

                              Xukuumadda Oo Ciidan Xoog leh u Dirtay Burco, Baadhitaano Lagu Hayo Masuuliyiin Lagu Tuhmay Rabshadihii Dhacay iyo Fooxle Halkaas Gaadhay

                              Burco:24-Dec-2013 (SDN) –Sida ay sheegayaan Wararkii ugu dambeeyey eek a imanaya Magaalada Burco ee Caasimada Gobolka Togdheer, waxa Halkaasi gaadhay Taliye-ku-xigeenka Ciidanka Booliska Somaliland Cabdiraxmaan Liibaan Fooxle oo wata Ciidamo aad u xooggan.   Taliye Fooxle ayaa halkaas geeyey Ciidan aad u tiro badan oo u badan kuwa Rabshadaha ka hortaga ee RRU-da iyo SPU-da…

                              Read More