Dad Shuban Biyood Ugu Dhintay Xudun, Maamulka Degmadda Iyo Odayaasha Oo Baaq Qaylo Dhaan ah U Diray Xukuumadda Somaliland

    Xudun 26.Dec 2013 (SDN): Degmadda Xudun ee Sool   iyo deegaamadda  hoos yimaadda ayaa laga soo sheegayaa in uu ka dilaacay xanuunka Shuban Biyoodka, kaasi  oo ay todobaadkii u danbeeyay u dhinteen lix qof isla markaana  ay dad kale oo badan u soo dhaceen xanuunkaasi. Maayarka degmadda Xudun Md. Faarax Cali Ibraahim ayaa sheegay in xanuunka shubanka oo ka dilaacay…

    Read More

      Gudidii Heerka Qaran ee Qaadhaan Ururinta Wadada Ceerigaabo iyo Burco oo Hargaysa ku Soo laabtay {DAAWO}

      Hargaysa 26.Dec 2013 (SDN)- Waxaa Caasimada Somaliland ee Hargaysa Maanta ku soo laabtay Gudidii Heerka Qaran ee Madaxweynaha Somaliland u Xilsaaray Qaadhaan Ururinta Dhismaha Wadada Ceerigaabo iyo Burco oo Mudooyinkii u danbeeyay Socdaal Qaadhaan Ururin ah ku Marayay Qaarada Yurub isla markaan kulamo la qaadanayay Jaaliyada ku nool dalalka ay Socdaalka ku Tageen. Gudidan waxaa…

      Read More

        Hadalkii Madaxweynaha Somalia ee Xil Wareejinta labada Ra’isal Wasaare {DHAGAYSO}

        Muqdisho 26.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynaha Dawlada Federaalka ee  Somali aMudane Xasan Sh. Maxamud  ayaa Tilmaamay Waajibaadka Hor yaaala Ra’isal Wasaaraha Cusub ee Kalsoonida Baarlamaanka Ku fadhiya . Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa hadal uu Maanta ka Jeediyay Madal ay Xilka Kula Kala Wareegayeen Ra’isal Wasaarihiisii Hore iyo Ra’isal Wasaaraha Cusub oo lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada ee…

        Read More

          Ra’isal Wasaaraha Cusub ee Somalia oo Iftiimiyay Bisaylka Siyaasadeed iyo Horumarka Aragtida ee dalku ku Sugan yahay {DHAGAYSO}

          Muqdisho 26.Dec 2013 (SDN)- Ra’iisul Wasaaraha xilka la wareegay Mudane Cabdiwali Axmad Maxamed, isaga oo tilmaamay inuu ku faraxsan yahay inuu arko Soomaaliya oo si Dimuqraadi ah xilka kula kala wareegeysa, wuxuuna ku tilmaamay biseyl siyaasadeed iyo horumar aragtida siyaasadeed ee dalka. Ra’isal Wasaaraha Cusub ee Somalia ayaa hadalkan ka Jeediyay Munaasibad uu si rasmi…

          Read More

            “Waxaan kula dardaarmayaa walaalkeey Ra’iisul Wasaaraha cusub dulqaad iyo wadashaqeyn dhow oo uu la yeesho hay’addaha dawladda” Ra’isal Wasaarihii Hore {DHAGAYSO}

            Muqdisho 26.Dec 2013 (SDN)- Ra’iisul Wasaare Saacid ayaa faallo kooban ka bixiyay waxqabadka xukuumadiisa mudadii ay jirtay, isaga oo xusay in horumaro badan laga gaaray Arrimaha Gudaha, Arrimaha Dibadda, gaar ahaana sugida amniga, dhaqaalaha, iyo hagaajinta iyo soo celinta xiriirka caalamka. “Waxaan kula dardaarmayaa walaalkeey Ra’iisul Wasaaraha cusub dulqaad iyo wadashaqeyn dhow oo uu la…

            Read More

              Ra’isal Wasaaraha Cusub ee Somalia oo Xilkii si rasmi ah ugala Wareegay Ra’isal Wasaarihii hore

              Muqdisho 26.Dec 2013 (SDN)- Raysul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta xaflad ka dhacday xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia xilkii ku wareejiyay raysul wasaaraha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon. Xafladda xil-wareejinta waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin uu ka mid yahay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Shirdoon ayaa sheegay in…

              Read More

                Uptick in Road Accidents in Somaliland Causes Concern

                Hargeisa, 26 Dec 2013 (SDN) -Serious motor vehicle accidents are at an all-time high in the Somaliland region, intensifying concerns among citizens and officials about road safety. On average, about 15 people die in motor vehicle accidents each month and more than 200 people are injured, said Fuad Ahmed Hussein, an adviser to the Somaliland…

                Read More

                  Hablaha Gaaroodi oo munaasabad Casho sharafa oo lagu maamusayey Sheekh Ismaciil Maxamed Ciise Sheekh Baladka kaga Dhawaaqay inay Hargeysa ka dhisayaan Boarding Iskuul oo Hablaha Danyarta u Gaar ah

                  London 26Dec 13(SDN) Hablaha Ururka Gaaroodi ee Dalka UK ayaa ku dhawaaaqay inay Magaalada Hargeysa ka dhisi doonaan Iskuul  Boarding ah oo Waxbarasho, Hurdo iyo Cunto leh oo u khaas Noqon doona Hablaha Danyarta ah ee reer Somaliland gaar ahaan kuwa ku nool Caasimada Hargeysa. Iskuulkan oo laga dhisi doono Xaafada Maxamed Mooge ayaa waxaa la…

                  Read More

                    Somalis in Zambia Seek Better Leadership

                    Lusaka, 26 Dec 2013 (SDN) – As the 21-year civil war rages on in Somalia, some of its nationals living in Zambia have shifted their bitter tiffs from their country and are up against their community leaders, blaming them for the ravaging poverty tormenting the refugees. Zambia is host to between 3,000 and 4,000 Somalis…

                    Read More

                      Aqoon isweydaarsi ku saabsan Ganacsiga iyo Saaxaafada oo Burco lagu soo Gabo gabeeyay

                      Burco 26.Dec 2013 (SDN)- Tababar ku saabsan ganacsiga iyo saxaafadda ayaa magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer waxaa Arbacadii shalay loogu soo gabagabeeyay 26 xubnood oo ka tirsan dadweynaha magaaladaasi. Tababarka oo soconayay muddo lix bilood ah ayaa waxaa fulinaysay hay’ad waddani ah oo lagu magacaabo Gaafo. Wakiilka hay’adda Gaafo ee gobolka Togdheer, Maxamuud Ibraahim…

                      Read More

                        Nuxurka Qodobada Sharci ee Jawaab Celinta uu Maxkamada Sare u Gudbiyay Gudoomiyaha Golaha Wakiiladu Halkan ka Daalaco

                        Hargaysa 26.Dec 2013 (SDN)- Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda ayaa qoraal rasmi ah ugu jawaab celiyey Dacwad uu guddoomiyaha Maxkamadda Sare ku soo Oogay isku-shaandhayntii Guddid hoosaadyada Golaha wakiilada, taasoo ay u gudbiyeen labada Ku-xigeen ee Golahaasi. Nuqul ka mid ah qoraalka jawaab celinta ah oo lagu baahiyey Mareegta Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa u dhignayd sidan:- Ku:…

                        Read More

                          Ayax Koron Kor ah oo Ka Dilaacay Xeebaha Somaliland iyo Khasaare uu Gaystay

                          Hargaysa 26.Dec 2013 (SDN)- Koronkor ayaa lagu soo waramayaa in ay ka dilaacday xeebaha Somaliland kadib markii ay dhawaan Roobab khasaare gaystay ka da’een jiidahaasi, kuwaas oo laayey isla marakaan barakiciyey Dad iyo Xoolo. Qaylo dhaan la xidhiidha Koronkorta lagu arkay xeebaha Somaliland ayaa meelaha ugu daran waxa laga soo sheegayaa xeebta Galbeed iyo agagaarka…

                          Read More

                            Culimaa’udiinka Puntland Oo Soo Saaray Bayaan Ka Kooban Toban Qoddob Oo Nabadda iyo Wada jirka Bulshadooda Muhiim u ah

                            Garowe:26-Dec-2013(SDN)-Kulamo Muddo socday oo ay culimaa’udiinka Deegaanada Puntlland ku lahaayeen Magaalada Garoowe ayaa laga soo saaray Toban Qodob oo aad muhiim u ah.   Culimada ayaa halkaas ka waday Nadwo dheer oo Habeeno socotay, taas oo salka ku haysay Nabadda iyo Deggenaanshaha Deegaanada Puntland.   Qodobada ka soo baxay Nadwadii Culimada oo ahaa Toban ayaa…

                            Read More

                              Dhacdooyinkii Ugu Waaweynaa Ee Somalia ka Dhacay Sanadkan Sii Galbanaya 2013-ka

                              Muqdisho:26-Dec-2013(SDN)-Maadaama uu Sanadkii 2013-kii sii Galbanayo waxa Muhiim ah inaynu wax iska weydiino waxyaabihii ugu waaweynaa ee sanadkaas tegay uu xusuusta dadka somalida ah iyo kuwa caalamkaba kaga tegay.   Ugu Horrayn waxan jecelahay Inaan Idiin soo Horraysiiyo inta aanu ka xasuusano dhacdooyinkii lama ilaawaanka ahaa ee Sanadkan sii dhammaanaya ka dhacay Somalia oo wax…

                              Read More