Wasiiradii Xukuumaddu u Dirtay Shaqaaqadii Burco Oo Ka Warbixiyey Halka ay Wax u Marayaan Iyo Marxuumkii Dhintay Oo Maanta La Aasayo
Burco:26-Dec-2013(SDN)-Laba Maalmood ka dib markii ay shaqaaqo dhimasho iyo dhaawac keentay Magaalada Burco, ayey Wafti wasiirro ah oo Hawshan ku jirey ka Warbixiyeen mesha wax u marayaan. Waftiga oo Ka Kooban wasiirrada Wasaaradaha Xannaanada Xoolaha, Ciyaaraha, Beeraha, Deegaanka iyo Waliba maamulka Gobolka Todheer oo habeenadii ugu dambeeyey wada hadal la lahaa qoyska uu ka…
