Xisbiga Kulmiye Oo Dirqi Ugu Dhawaaqay Guddida Qabanqaabada Shirweynihiisa
Hargeysa:24-Dec-2013(SDN)-Xisbiga Talada Somaliland Haya ee Kulmiye ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay Guddida Daadihin doonta qabanqaabada iyo Isku Duba-ridka Shirweynihiisa oo markii hore loo ballansanaa maalinta Berri ah. Xisbiga ayaa muddo dheer oo uu markii hore haystay awoodi kari waayey inuu soo saaro Guddi laga raali yahay oo hawshaas qabata, waxana ay taasi keentay…
