Guddidii Maqaar-saarka Ahayd ee Madaxweynuhu u Magacaabay Tahriibka Oo Nuurigoodii La Waayay Iyo Kumanaan Dhallinyaro ah Oo Loo La’yahay Gaadiid Lagaga Soo Celiyo Xuduudda Wajaale Oo Lagu Qabqabtay

    Hargeysa:20-Oct-2013(SDN)-Iyadoo maalinba maalinta ka dambaysa ay Da’yarta iyo Ubaxa mutacalimiinta ahi si xawli ah uga dhuunyaalayaan Waddanka Somaliland, ayaa waxa aan meel ay jaan iyo cidhib dhigeen la haynin Guddidii uu dhawaan Madaxweyne Siilaanyo u magacaabay La Dagaalanka Tahriibta iyo shaqo Abuurista.   Da’yarta ayaa sida laga warqabo waxa socdaalkooda koowaad ee ay dalka kaga…

    Read More

      “Nimankaas Uu Madaxweynuhu Soo Magacaabay Annaga Nooma Jiraan Mana Aqoonsanine Gurigiisa Ha Geeyo Hadduu Doonayo” Xasan Xuseen Codyare

      Hargeysa:20-Oct-2013 (SDN)-Labada Xisbi Mucaarid  ee UCID iyo Waddani ayaa dhaliil u soo jeediyay sharci darona ku tilmaamay Muddo kordhinta 2-da Sano ah ee uu Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Siillaanyo u sameeyay Guddida Diwaangelinta ururadda Siyaasadda iyo Axsaabta qaranka, waxan ay sheegeen inaanay aqoonsanayn Guddidaas uu madaxweynuhu Magacaabay. xShir Jaraa’id oo ay si wada jir ah…

      Read More

        Tahriibayaashii Ugu Badnaa Oo Maalintii Shalay Dalka Dib Loogu Soo Celiyey iyo Masuuliyiin Waanooyin u Akhriyey

        Hargeysa:20-Oct-20113(SDN)-Laanta Socdaalka ee Somaliland, ayaa gacanta ku soo dhigtay Tahriibeyaashii ugu badnaa oo tiradoodu gaadhayso in ka badan Soddon qof oo u dhashay Dalalka Soomaaliya  iyo Somaliland. Tahriibeyaashan oo ay Ciidamada Laanta Socdaalku sheegeen inay ka soo qabteen Xadka u dhexeeya Somaliland iyo Itoobiya, halka ay qaar ka mid ahna u soo gacan geliyeen Ciidamada…

        Read More

          Barashada Qaybaha Diirta,Qalinkii: Amiin Khadar

          Mujaahidka wayn, ahna aqoon yahan in-dheer garad ah ayaa mudo aan dhawayn ka digay  qorshayaal dhalin kara aafo aanu waddanku ka soo waaqsan.In kasta oo ay yarayd dadka inta garan karaysay saadaalaha mujaahidka, waxa uu Cali Guray isku dayay inuu tilmaamo waxa qayladhaantiisu daaran tahay waxanu yidhi; ‘Waar dad aan la garanayn, meel aan la…

          Read More

            Maareeyaha Hay’ada Wadooyinka Somaliland oo ka Hadlay Qorshayaasha dayactirka iyo Samaynta Wadooyinka

            Hargaysa 20.October 2013 (SDN)- Maareeyaha Hay’adda waddooyinka qaranka Prof xasan Cali Cismaan  ayaa ka warbixiyey halka ay marayaan qorshayaasha waddooyinka dalku iyo hawlihii ughu dambeeyey ee ka qabsoomay. Profosoor-ku waxa uu sheegay in hay’adda waddooyinka Qaranku tahay mid u xilsaaran hagaajinta, dayactirka iyo dhismaha waddooyinka waaweyn ee dalka ee isku xidha gobolada iyo degmooyinka, loogana…

            Read More

            Itoobiya oo Beenisey In La Weerarey Baskii Xulka Nigeria.By Jaahuur.

            Addis Ababa-Oct-20-2013-(SDN) Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku eegeynaa Nigeria oo ku eedeysey in la soo weerey baskii ay la socdeen xulka Nigeria ciyaartoyna kaga dhaawacmeen iyo Ethiopia oo beenisey. Xiriirka kubadda cagta ee Nigeria (NFF) ayaa ka dhawaajiyey in taageerayaash Itoobia soo weerareen Baskii xulku la socdeen kagana dhaawacmey ciyaaryahanka khadka dhexe ka qadhaabta…

            Read More

              Baaq Taageero:Waddada Cad ee Ceerigaabo iyo Burco

              Togdheer Development Foundation (TDF) UK. Baaq taageero loogu fidinayo horumarka ka socda Somaliland guud ahaan iyo dadaalka xukuumada iyo bulshada reer Somaliland  siiba bulshada reer  Ceerigaabo u muujiyeen ka dhabeynta waxa qabadka iyo horumarka. Guddida Togdheer Development Foundation UK waxay soo dhaweynayaan hawlaha horumarineed ee ka hanaqaaday wadanka sidoo kalana waxa ay taageero hiil iyo…

              Read More

                BOSASO: Wife Charged With Murder After Husband’s Body Found Dismembered and Buried In Her Home Five Months After He Disappears-(Photos)

                Bosaso, Oct 19, 2013 (SDN) –The body of a 35-year-old missing man has been found decapitated, dismembered and buried in a shallow grave at his house in Puntland’s main port city, Bosaso. Mohamed Bashir disappeared five months ago and the police arrested today the deceased man’s wife and two other accomplices for murdering her husband,…

                Read More

                  Madaxweynaha Puntland oo Shir la la qaatay Madaxda laamaha dawlada iyo Nuxurka Arrimaha lagaga wada hadlay

                  Garowe 19.October 2013 (SDN)- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Shiikh Maxamed Farole ayaa maanta kulan kula qaatay xarunta madaxtoyada Puntland taliyaasha iyo saraakiisha laamaha amaanka Puntland. Gen.Cabdisamad Cali Shire ayaa ka soo qaybgalay, wasiirka amniga Gen. Khaliif Ciise Mudan , Taliyaha guud ee ciidanka difaaca Puntland Sareeye Gaas Siciid Maxamed Xirsi (Dheere), Taliyaha Booliska Gen.Maxamed Siciid…

                  Read More

                    “Waxaan Bulshada ku Baraarujinayaa inay qaataan Talaalka dabaysha” Madaxweyne Siilaanyo {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 19.October 2013 (SDN)- Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta qaatay labadii dhibcood ee talaalka cudurka dabaysha ee da’ kasta talaabadaas oo dhiirrigelin u ah guud ahaan shacabka somaliland oo laga doonayo inay qaataan talaalka dadka waaweyn iyo caruurta ee cudurka dabaysha oo maalinta berrito ee 20-ka bisha Okt si rasmi ah…

                    Read More