Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha Dawlada oo Iftiimiyay Shuruudaha ay Shaqaalaha ku qaadanayaan Sannadka Cusub
Hargaysa 21.October 2013 (SDN)- Gudoomiyaha hay’ada shaqaalaha dawlada mudane Nuux Sheekh Muuse Ducaale ayaa maanta shir jaraa’ id oo uu ku qabtay xafiiskiisa kaga waramay shuruudaha looga baahanyahay shaqaalaha kala dawan ee hayadaha dawladu ay qaadan doonaan sanadka cusub ee inagu soo foolka leh. Gudoomiyaha hay’ada shaqaalaha dawlada md Nuux Sheekh Muuse Ducaale oo amuurahaasi…
