Ra’isal Wasaaraha Cusub ee Somalia oo Dhanbaal Hambalyo ah ka helay Dhigiisa Turkiga Recep Tayyip Erdogan

    Muqdisho 23.Dec 2013 (SDN)- Raysul wasaaraha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa dhambaal hambalyo ah u diray dhiggiisa dalka Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed, oo dhowaan loo magacaabay raysul wasaaraha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya. Raysul wasaare Recep Erdogan ayaa dhambaalkiisa hambalyada wuxuu ku sheegay in dowladda Turkiga ay rajayneyso in labada qaran ay sii xoojiyaan xiriirka walaaltinnimo…

    Read More

      Gudidii Qaban Qaabada Shirka Kulmiye oo Hogaankoodii Isbedel lagu sameeyay Xili Maalin Qudhi ka hadhay Qabashada Shirweynihii Xisbigaas

      Hargaysa 23.Dec 2013 (SDN)- Gudida qaban qaabada shirweynaha sadexaad e xisbiga kulmiye ayaa maanta doortay Gudoomiye iyo afar Gudoomiye ku Xigeen iyo Xoghayaha Gudida Qaban qaabada Shirweynaha Sadexaad ee Xisbiga Kulmiye. War saxaafadeed uu soo saaray Gudoomiyaha xisbiga kulmiye md. Muuse Biixi cabdi oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Shabakada Qurbejoog.com ayaa u dhignaa…

      Read More

        “Horta arrintu way balaadhtay oo Markii codka la qaadayey laba guddomiye ku-xigeen may joogin fadhigaasi oo haddi ay maqan yihiin meesha waxba aka dhiman” Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha

        Hargaysa 23.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha, Cilmi baadhista iyo Tiknoolajiyada ee Somaliland Md.Aadan Axmed Warsame ayaa sheegay in anay lugta kula jirin Khilaafka ka dhex oogan shirguddonka Golaha wakiilada ee Somaliland. Sidaasi waxa uu ku sheegay mar uu maanta shirjaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa. Wasiirku waxa uu sheegay in Khilaafka u dhexeeya Shirguddoonka ay salka…

        Read More

          Golaha Deegaanka Caasimada Hargaysa oo uu Saaka u Furmay Kalfadhigoodii 3aad

          Hargaysa 23.Dec 2013 (SDN)- Kalfadhigii Saddexaad ee Golaha Deegaanka Hargeysa oo uu guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Degaanka Hargeysa ahna Maayarka Caasimadda Hargeysa Md C/Raxmaan Maxamuud Caydiid (SOLTELCO) Sidoo kalena uu goob ka ahaa Xogahayaha Golaha Degaanka Hargeysa ahna Xoghayaha Fulinta Dawladda Hoose ee Hargeysa Md Mawliid Weris C/Laahi ayaa saaka lagu qabtay hoolka shirarka ee Dawladda Hoose ee…

          Read More

            Mucaaridka Sudanta Konfureed oo gacanta ku dhigay degaano shidaaldka dalkaasi iyo Obama oo tilaabo ciidan ku goodiyay

            Juba Dec 23,2013(SDN)-Ciidamada u daacada ah madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Suudaanta koonfureed ayaa gacanta ku dhigay degaaka Unity State oo ah gobolka ugu shidaalka badan dalkaasi. Ciidamadan u daacada ah Reik Macher ayaa haatan gebi ahaanba gacanta ku haya caasimada gobolkaasi ee Bentui,sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan dawlada madaxweyne Sava Kiir. Dalka Suudanta Koonfureed…

            Read More

              Reer Burco Oo Ka Gadooday Beddelka Taliye Boolis Iyo Magaalada Oo Xalay Kala Xidhantay

              Burco:23-Dec-2013(SDN)-Jawiga Magaalada Burco ayaa xalay Khalkhal ku yimi kadib markiiDadweyne raxan raxan u socda ay socod iyo Sawaxan iSugu soo baxay Jidka wadnaha ah ee magaaladda.   Dadkan ayaa si weyn iskugu urursday Aagga Suuqa Cawaale Suqaar iyo Maqaaxida Shaah Shiil, iyagoo ku dhawaaqaya Erayo ay kaga soo hor jeedaan bedelaada taliyaha Booliiska Gobolka Togdheer…

              Read More

                Somaliland iyo Maanta, Xogta iyo Xaqiiqda dhabta ah, Allow sahal Amuuraha !!

                Waxaa dastuurka Somaliland uu muwaadinkasta oo Somalilander ah uu u-damaanad qaadayaa oo uu xaq-u-siinayaa in uu aragtida fikirkiisa, dhiibashada rayigiisa, cabirista maskaxdiisa, hilaadinta indheer-garad-nimadiisa, abaabulka dhigiisa, sheegista iyo meel-marinta taladiisa, edeeynta iyo toosinta xukuumadiisa in uu intaba uu xor u-yahay ,xaqna u-leeyahay isaga oo dhawraaya oo aan ku-talax tegeyn milgaha, karaamada iyo xuquuqda muwaadin-kasta  uu…

                Read More

                  Somalia Oo Ka Baxday Wada-hadalladii ay La Lahayd Somliland Iyo Wasiir Biixi Oo Jawaab Kulul Bixiyey

                  London:23-Dec-2013 (SDN)-Dawladda Federalka Somalia ayaa Si Badheedh ah Daneeyayaasha Dhexdhexaadinaya Labada Dhinac ugu bandhigtay inaanay dib u soo xaadiri doonin Wada-hadal dambe oo ay Somaliland la leedahay ilaa iyo inta ay somaliland ka Tanaasulayso Qoddobka Qaddiyaddda Madax-bannaanida.  Waraaq uu wasiiru dawlaha wasaaradda arrimaha dibadda ee dawladda Soomaaliya Maxamed Nuur Gacal uu u kala diray dawladaha…

                  Read More

                    Waa wareeeeeeey!!!!!!by Xaashi Yaasiin Cismaan

                        Hordhac   Bisinka! Bisinka! Aniga laftigaygaaba cinwaanka maqaalka  ku naxay oo dhinacyada dhugtay. Ma anigaa waa warey iri mise cid kale? Tolow ma riyaa? Mise waa run? Runta u badi!   Maxaa keenay dhididka faraha badan ee wejiga ka da’aya?  Muxuu wadnuhu ila dikaamayaa? Muxuu yahay sangororka dhididkii ku darsamay? Maxaan la hiinraagayaa?…

                    Read More

                      Qatar iyo Sacuudiga oo Somalia ka dhisay koox ka halis badan Al-Shabaab

                      Dilalkii ugu dambeeyay ee Muqdisho ka dhacay,sida dilkii Xildhibaan Mohamed Warsame {Faysal} iyo Xasuuqii dhaqaatiirta Syria iyo Somalia u dhashay waxaa fuliyay  Ciidamadda sida gaarka u tababaran ee Ruuxaanta Damu Jadiid kuwaas oo la mida Amniyaat-ka Al-Shabaab. Ciidamadda Nabadsugida Ruuxaanta Damu Jadiid waxaa taliye looga dhigay Gaashaanle sare Abdalla Abdalla Mohamed oo loo yaqaan Abdalla…

                      Read More

                        Ruqsad kale Oo Madaxtooyadu ku Siisay Shirkad Gaar Dhismaha Shirkaddii Nec-fish Oo Berbera Qasay Iyo Shacabka Oo Aad U Kacsan

                        Berbera:23-Dec-2013( SDN)-Waxa aad u kacsan Xaaladda Guud ee Magaalada Berbera, kadib markii ay ay  xukuumaddu Ruqsad u siisay Shir gaar loo leeyahay Dhismaha iyo Agabka Shirkaddii Nec-fish xarunteedii Bebbera.   Amarka shirkaddan gaarka ah lagu siiyey dhismahan ayaa la sheegay inuu ka soo baxay Madaxtooyada ka hor intii aanu u gudbin wasaaradda Kalluumaysiga oo iyadu…

                        Read More

                          Ali joins District 3 school board field

                          Siad Ali formalized his entry into the District 3 race for school board in a well-attended announcement Saturday at the Phillips Community Center. Judging by the mostly Somali-American crowd of close to 100, the Somali-born staffer for U.S. Sen. Amy Klobuchar can claim fairly broad support. The most notable figures there in terms of school board politics were…

                          Read More

                            Somali pop idol offers escape to Somali youth

                            After more than two decades of conflict, some semblance of normality is returning to the Somalia capital, Mogadishu. A UN-backed government is consolidating its control of the city, and services such as rubbish collection and traffic lights have been restored. Now, a TV reality show has been launched, as the BBC’s Kate Forbes reports. A…

                            Read More