Wasaarada Khaarejiga Soomaaliya oo Aduun aad u faro badan Safaro ku khasaarisay xili dalka xaalado bini-adam ka jiraan

    Muqdisho Dec 23,2013(SDN)-Wasaarada arrimaha dibedda ee dalka Soomaaliya ayaa lacagta ugu badan ku kharash gareysay safaro ay masuuliyiinta wasaaradaasi dalka dibediisa ku tegeen. Ilo wareedyo ka mida shaqaalaha Baanka dhexe ee Soomaaliya ayaa iddaacada Dalsan u sheegay in Aduun ku dhaw Million Dollar ku bixiyay safaro ay shirar caalemi ah uga qeyb galeen. Safaradan oo…

    Read More

      Marwada Madaxweynaha Somaliland oo Hadal ka Jeedisay Kulan hawleed ku Saabsan Wax ka qabashada Tacadiyada Haweenka iyo Caruurta

      Hargaysa 23.Dec 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Maxkamada Sare  Dr. Yusuf Ismaaciil Cali, ayaa   Magaalada  Xubno ka kala Socda, Xeer ilaalinta, Dembi baadhista, Bilayska iyo Gudoomiyayaasha Maxkamadaha  uga furay Magaalada Hargaysa kulan howleed  Ku saabsan    waxka qabashada  tacadiyada Haweenka iyo caruurta lagula kaco iyada oo loo marayo sharciga. Kulan howleed-kan oo uu soo qaban-qaabiyay Xafiiska Baahi-koob kana …

      Read More

        Sannad Guuradii 1aad ee Aasaaska Jaamacada Umulisonimada ee Edna Aadan oo Hargaysa lagu qabtay

        Hargaysa 23.Dec 2013 (SDN)- AGaasimaha  Tacliinta sare ee wasaaradda waxbarashadda iyo taclinta sare Md :KHadar Axmed Diiriye ayaa  Ka qayb galay xaflad loo sameeyey sanad guurada aas aaskii jaamacadda adna Aadan university oo Lagu qabtay  magaaladda Hargaysa. AGaasimaha Tacliinta sare ee wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare oo ka hadlay xafadaasi ayaa ka waramay faaiidada barashada…

        Read More

          Maamulka Gobolka Salal oo ka Hadlay Mudaharaad Xoogana oo doraad Gilgilay magaalada Lawyacado {DHAGAYSO}

          Lawyacado23.Dec 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Gobolka Salal iyo Ku Xigeenkiisa ayaa  ka hadlay Mudaharaad ka dhacay Magaalada ku taala Xuduuda ay Wadaagaan Somaliland iyo Jabuuti ee Law yacado kuna diidanaayeen Cashuur ay Sheegeen in Wasaarada Maaliyada ee Somaliland ay kordhisay. Maamulka Gobolka Salal waxay sheegeen in aanu jirin wax cashuur ah oo la kordhiyay iyagoo intaas…

          Read More

            The Somali prime minister received message of congratula​tion from his Ethiopian counterpar​t

            The Somali prime minister received message of congratulation from his Ethiopian counterpart Mogadishu, December 22, 2013…… His Excellency Abdiweli Sheikh Ahmed received message of congratulation from his Ethiopian counterpart His Excellency Hailemariam Desalegn on his appointment and approval as the prime minister of the federal republic of Somalia. On behalf of the government and the…

            Read More

              Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo dhanbaal hanbalyo ah ka helay dhiggiisa Ethiopia

              Muqdisho, Dec, 22, 20139SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamuud ayaa dhanbaal  hambalyo  ah ka helay dhiggiiisa  dalka Ethiopia mudane Hailemariam Desalegn, waxana  warqadda  hanbalyada ah  ku aaddan tahay  magacaabistiisa iyo ansixintiisa ee xilka Ra’iisul Wasaarenimada Soomaaliya. Isagoo ku hadlaya magaciisa, kan dowlada iyo kan shacabka Ethiopia, ayuu Ra’iisul Wasaare Heilemariam ugu…

              Read More

                Somaliland: National Consultations and Rectification Forum

                Press Release Hargeisa, 23 Dec 2013 (SDN) -Law We, the National Consultations and Rectification Forum along with our affiliated partners such as the Intellectuals Forum, warmly welcome the accord that have been reached between Somaliland’s three national parties in which they agreed to broadly hold the proposed National Dialogue Convention. We likewise heartily endorse and…

                Read More

                  Somaliland: “The Convention of any National Consultations is the Constitutional Mandate of the President” –Duhul-(Audio)

                  Hargeisa, 22 Dec 2013 (SDN) -The Republic of Somaliland is currently enjoying multi-faceted achievements thus devoid of the need for holding any national consultations. This was informed by the presidential spokesperson Ahmed Suleiman Duhul through an audio message availed the local press electronically from the presidency in which he also said that only the head…

                  Read More

                    “Saaxiibaday waxaan leeyahay meelo kale ayaa na kala mashquuliyay ee kuraasidiinii way idiin banaan tahay ee soo fadhiista” Gudoomiye Cirro

                    Hargaysa 22.Dec 2013 (SDN)- Guddoomiyaha  Golaha Wakiiladda Somaliland Mudane C/Raxmaan Maxamed Cabdilaahi ayaa sheegay inuu soo gaadhay qoraal ka soo baxay maxkamadda Sare ee dalka oo sheegtay in la hakinayo goo’aankii shalay ay Goleweynaha wakiiladdu ku meel mariyeen isku shaandheyntii dhawaan uu Guddoomiyuhu ku sameeyay Guddi hoosaadyadda aqalkaasi. Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda waxa uu sheegay inay…

                    Read More

                      Madaxweynaha Somalia Oo Soo Bandhigay Baasaboorka Cusub

                      Muqdisho 22.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliab Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xafladii Daah-Furka Baasaboorada cusub iyo waraaqaha aqoonsiga ka qeybgalay, isla markaasna ku dhiiri geliyey shacabka inay Waraaqaha Aqoonsiga sameystaan. Xaflad daah-fur ah oo maanta Muqdisho lagu qabtay ayaa waxaa ka soo qeybgalka ku wehliyey Madaxweynaha, Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka, Mudane…

                      Read More

                        Shirweynihii Kulmiye oo laba Cisho inaga Xigaan iyo Qaban qaabadiisi oo fashilantay

                        Hargaysa 22.Dec 2013 (SDN)- Shirweynihii Xisbul xaakimka kulmiye oo in muddo ahba laysku marila’aa qabashadiisa isla markaasna laysku maandhaafay guddigii qabanqaabada khilaaf xoog lihina ka dhashay ayaa ku beegan laba maalmood uu ka dib. Shirweynahan oo ay isku hayaan kooxo iska soo horjeeda ayaa laf dhuungashay ku noqday madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo oo…

                        Read More

                          “Ma jiro khilaaf na dhex maray Wasiir ku-xigeenka Aminga iyo heshiis dhexgal ah oo madatooyadda lagu qabtay” Maareeyaha Dekeda Berbera

                          Berbera 22.Dec 2013 (SDN)- Maareeyaha Dekedda Berbera Ayaa Beeniyey Inay Jirto Heshiis Shirkad Ajinabi ah Ay La Gasho Xukuumadu Oo Kusaabsan Dekeda iyo Waxanu Xusay Inaanay Wax Khilaaf ahi Ka dhexeyn Wasiir Kuxigeenka Amniga  Somaliland  Cabdilllaahi Abokor Cismaan. Warsaaxafadedkan waxa Lagu sheegay inuu soo dhawaynayo lana shaqayn doono cidkasta oo xukuummadu heshiis kula gasho ballaadhinta…

                          Read More

                            “Waxaan ku jirnaa Xero ciidan, mana haysano wax aan cuno, keliya waxaan cabnaa biyo aan nadaafadoodu wanaagsanayn, dibadana uma bixi karno” Qaylo dhaan Ganacsatada Soomalida ee Konfurta Sudaan

                            Juba 22.Dec 2013 (SDN)- Ganacsato Soomaaliyeed ayaa sheegay in lagu dhacay Magaalada Bor ee Gobolka Janglei ee Waqooyiga dalka South Sudan, halkaasoo ay dhawaan la wareegeen gacan ku haynteeda kooxo kasoo horjeeda dowlada dalkaas oo uu horkacayo Madaxweyne ku xigeenkii hore ee South Sudan Riek Machar. Somalida la dhacay oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay…

                            Read More

                              ” Waxaan dhisayaa xukuumad karti leh oo lagu kalsoonaan karo” Ra’isal Wasaaraha Cusub ee Somalia

                              Muqdisho 22.Dec 2013 (SDN)- Raysul wasaaraha cusub ee Soomaaliya ayaa sheegay inuu dhisi doono xukuumad karti leh oo lagu kalsonaan karo. Raysul wasaaraha cusub ee Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa ballan-qaaday samaynta xukuumad ka ballaaran tii dhowaan kalsoonida lagala noqday. Wuxuu sheegay inuu ku howlan yahay dhisidda xukuumad diyaar u noqon karta horumarinta dalka. Cabdiweli…

                              Read More