Xukuumada Federaalka oo Heshiis la Saxeexatay Bankiga Horumarinta Islaamka
Muqdisho 12.October 2013 (SDN)- Wasaaradaha horumarinta adeegga bulshada, maaliyadda iyo Kheyraadka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho heshiis 32 milyan oo doolar loogu deeqaayo Soomaaliya kula saxiixday Bankiga Horumarinta Islaamka. Wasiirka wasaaradda horumarinta adeegga Bulshada Maryan Qaasim ayaa warbaahinta u sheegtay in deeqda ay kaalmo uu bankiga gacan uga gaysanayo horumarinta biyaha, waxbarashada iyo…
