Talyaaniga oo Xoojiyay Ilaalada Xeebihiisa si uu uga Taxadiro Muhaajiriinta ku Soo Qul qulaysa
Roma 14.October 2013 (SDN)- Dowladda Talyaaniga ayaa Axaddii shalay in ay kor u qaadi doonto ilaalada gaarka ah ee xeebaha dalkeeda xilli ay isa soo tarayaan muhaarijiinta naftooda ku soo biimeynaysa xeebaha dalkaasi, iyadoo maraakiibta badda iyo diyaaradaha qumaatiga u kaca la geliyay feejignaan ku aadan sidii loola tacaali lahaa dad afrikaanka ah ee ku…
