Madaxweynaha Somalia iyo Ra’isal Wasaaraha Itoobiya oo Kulan ku Yeeshay Addis Ababa iyo Waxyaabaha ay ka wada hadleen
Addis Ababa 13.October 2013 (SDN)- Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa kulan gaar ah xalay magaalada Addis Ababa kula yeeshay raysul wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalegn. Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo arrimaha amniga, gaar ahaan ciidamada Itoobiya ka jooga Soomaaliya. Madaxweyne Xasan iyo raysul wasaare Haylamariam ayaa sidoo kale…
