Bulshada Somaaliyeed ee Ku Nool Wadanka Canada oo Canbaaraysay Weerarkii Westgate
Canada 04.October 2013 (SDN)- Soomaali ku nool magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa yeeshay kulan ay ku cambaareeyeen falalka kooxaha argagixisada ah oo ay tilmaameen inay halis ku yihiin nolosha dadka rayidka ah. Kulanka oo uu martigeliyay raadiye ay leeyihiin Soomaalida Canada ayaa waxaa ka qeyb galay 100 qof oo muujiyay inay lagama maarmaan tahay…
