Madaxweyneyaasha Mareykanka iyo Iran oo wada hadlay mudo 30 sanadood ka diba

    Washington Sept 28,2013(SDN)-Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Xuseen Obaama ayaa sheegay in uu khadka Telephone-ka kula hadlay dhigiisa dalka Iran qadar daqiiqado ah. Madaxweynaha dalka Iran Xasan Rooxaani ayaa dhankiisa sheegay in uu madaxweyne Obaama la soo hadlay xili uu dalka Mareykanka oo uu todobaadkan ku sugnaa uu ka sii dhoofayay. Madaxweynaha Mareykanka ayaa sheegay in…

    Read More

      Analysis: White House grapples with how to answer al-Qaida-linked Somali rebel group

      WASHINGTON — The White House is under pressure to ramp up counterterrorism action against al-Shabab in Somalia following the al-Qaida-linked group’s deadly attack on an upscale Kenyan shopping mall that has killed and injured dozens, including Americans. Republican lawmakers Sunday said the attack showed al-Qaida is growing in size and strength, belying the Obama administration’s…

      Read More

        Fanka Somalidu wuxu ku dhashay, kuna koray magalada Hargeysa , una sii gudbay magalada Muqdisho waxanu ku dhintay Qurbaha

        Waxan marka hore halkan ka salaamaya dhamaan akhristyasha maqaaladayda aan ku qoro dhamaan warbaahinta Geeska Afrika.  Inta kadib aan idin xasuusiyee maqaalkani wuxu daba socda mid hore oo aan hore u qoray kaasoo haldhiguusu ahaa “ Hooyadii fankaay Hargeysaay ma sidaasa kuu danbaysay”. Maqaalkaasoo oo aad uga hadlaay dibu dhaca ku dhacay Fankii Hargeysa ay…

        Read More

          “Mashaariicda horumarineed ee Soomaaliya aan ka fulinayno waxaa ay kaalin mug leh ka qaateen dib-u-soo celinta rajjada Soomaaliyeed” Recep Tayyip Erdogan

          Ankara 27.Sep 2013 (SDN) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax shirdoon”Saacid” iyo Ra’iisul Wasaaraha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ,waxaa ay kulan ku wada qaateen magaalada Ankara ee dalka Turkiga iyadoo ay wehelinayeen xubno muhiim ah oo ka kala socday Xukuumadaha labada dal ee walaalaha ah, Waxaa sidoo kale kulanka ka qaybgalay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka…

          Read More

            Buhodle Traditional Leaders Warn Puntland’s Intervention

            Buhodle, Sep 28, 2013 (SDN) – Traditional leaders of Bohodle region have sent their support to the government of Somaliland, whereas they warned to Somalia’s puntland region for their aggressive intervention in the Sool and Buhodle regions. Chiefs and cultural leaders of Buhodle community issued several articles which they have clearly confirmed their stance on…

            Read More

              Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Kenya oo Ku Goodiyay inay Sii wadayaan la Dagaalanka Alshabaab ilaa amniga dalkooda ka xaqiijinayaan

              Nairobi 27.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka arrimaha gudaha ee Kenya Joseph Ole Lenku ayaa sheegay in dowladdiisa ay sii wadayso dagaalka ka dhanka ah al-Shabaab iyo howlgalka ammaan ee ciidamada Kenya ay ka wadaan Soomaaliya. Maleeshiyada al-Shabaab oo weerar dad badan ay ku dhinteen ku qaadday dhisme ganacsi oo Nariobi ku yaalla toddobaad kahor ayaa ku…

              Read More

                Ra’isal Wasaare Saacid oo Kulan la qaatay Dhigiisa Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo Waxyaabihii ay ka wada hadleen

                Ankara 27.Sep 2013 (SDN)- Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Turkiga ayaa maanta magaalada Ankara kula kulmay dhiggiisa dalkaas Recep Tayyip Erdogan. Labada mas’uul ayaa ka wada-hadlay taageerada dowladda Turkiga ay u fidiso Soomaaliya iyo mashaariicda horumarineed ee dowlada Ankara ay ka waddo gudaha Soomaalia. Erdogan ayaa sheegay…

                Read More

                  Madaxweyne Xasan Sheekh oo Khudbadiisii 1aad ka Jeediyay Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay

                  New York 27.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh Maxamud oo khudbadiisii ugu horeysay tan iyo intii Madaxweynaha ka noqday Somalia ka jeediyay shirka loo dhanyahay ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ee ka socday Magaalada New York ayaa ka codsay xubaha xubnaha Qaramada Midoobay inay garab istaagaan guusha siyaasadeed iyo midda nabadeed ee ka soo…

                  Read More

                    Ururka Horumarinta Degmada Sallaxley ee Gobolka Maroodi Jeex oo Kulan yeeshay iyo waxyaabihii ay ka wada hadleen

                    Sallaxley 27.Sep 2013 (SDN)- Ururka Horumarinta Dhalinyarada Degmada Sallaxley Oo Ay Weheliyaan Maamulka Waxbarashada Ee Degmada ayaa Kulan La Yeeshay Masuuliyiin Kala Duwan Oo ay Kamid Yihiin Xubno katirsan Wasaaraadaha Waxbarashada,Dhalinyarada iyo Cayaaraha, Wasaarada Madaxtooyada, Ururka Samafalka Gaaroodi Iyo Gudida Horumarinta Deegaanka Sallaxley. Kulankan Oo ay Soo Qaban qaabiyeen Ururka Horumarinta Dhalinyarada Sallaxley oo ay…

                    Read More

                      Laba iyo Toban Qof oo Maamulka Ehlu Suna u Xidheen Xatooyo iyo dhac ay Gaysteen

                      Dhuusa Mareeb 27.Sep 2013 (SDN)- Maamulka Ahlu Sunna ee gobollada dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegay in uu maanta soo qabtay 12 qof  oo lagu eedeeyay inay dhac u geysanayeen dad ku nool deegaanka Carro-tuurka oo hoos taga degmada Dhuusamarreeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Guddoomiyaha golaha fulinta ee maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca ee gobollada dhexe Sheekh…

                      Read More

                        Godane Ha Isqarxiyo Hadii Janadu Run Tahay,Cali Dheere Caruurtisa Cayr Bay Yurub Ka Qataan ” Gudoomiye Tarsan

                        Muqdisho 27.Sep 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Gobolka Banadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa si kulul uga hadlay hadallada ka soo yeeraya Hogaanka Argagixisadda Godane & Afhayeenka Alshabaab ayaa sheegay inay been dadka ku jihaad galinayaan,waxaana uu sheegay inay Janadda hadii lagu galayo in dad la dilo ay iyagu qaraxa ka bilaabaan caruurtooda isla markaasna iyagu isku xejiyaan….

                        Read More

                          Madaxweyne Siilaanyo oo Tacsi u diray Marxuun ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa

                          Hargaysa 27.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu tacsi u dirayaa Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta Jamhuuriyada Somaliland  Mudane, Xasan Daahir Dhinbiil isaga oo ka tacsiyadaynayaa madaxweynuhu geerida ku timid  Aabbihii Daahir Dhinbiil Fariid oo ku geeriyooday Magaalada Boorama laguna aasay 26/09/2013. Madaxweynuhu sidoo kale waxa uu tacsi taasi la mid ah…

                          Read More

                            Ciidanka Asluubta Somalia oo ka dalbaday dadka degan Dhismayaashooda inay Mudo kooban kaga Guuraan

                            Muqdisho 27.Sep 2013 (SDN)- Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliya ayaa maanta u jeediyay dadka deggen xarunta ciidanka Asluubta inay uga guuraan shan iyo toban cisho. Taliyaha Ciidanka Asluubta Jeneraal Xuseen Xasan Cismaan ayaa sheegay in agabkii lagu dhisi lahaa xarunta Asluubta oo ku taalla agagaarka Ex Control Afgooye uu diyaar yahay, isla markaana goordhow ay ka billaabi…

                            Read More

                              Seychelles to ‘Transfer 11 Convicted Pirates to Puntland Prisons’: Official

                              Garowe, Sep 27, 2013 (SDN) -Seychelles government is poised to transfer an additional 11 convicted Somali pirates imprisoned on the African island back to Puntland state in northern Somalia, Garowe Online reports. Mr. Abdirizak Mohamed Dirir “Du’caysane”, Puntland’ s counter-piracy director, told Puntland-based independent radio station Radio Garowe during a Thursday interview that this group…

                              Read More