Wildlife group says poaching funds Somalia’s Shebab

    Johannesburg, Sep 27, 2013 (SDN) -Somalia’s Shebab militia, which carried out a bloody attack on Nairobi’s Westgate mall, is in part funded by the poaching trade, wildlife activists said Thursday. “Over the last 18 months, we’ve been investigating the involvement of the Shebab in trafficking ivory through Kenya,” Andrea Crosta, executive director of the Elephant…

    Read More

      Duqa degmada Berbera C/shakuur Maxamed Xasan (C/shakuur Cidin)oo ka tirsanaa Xisbiga Ucid oo Ku Biiraya Xisbiga Kulmiye iyo Cida loo sibir saarayo inay arrintan ka danbaysay

      Berbera 27Sep13(SDN)  Duqa degmada Berbera C/shakuur Maxamed Xasan (C/shakuur Cidin)oo ka tirsanaa Xisbiga Ucid ayaa Ku biray xisbiga Talada Haya ee Kulmiye ka dib markii Mareeyaha Dekeda Berbera Eng Cali Xoor-xoor uu u hawl galay sidii uu uga Mid Noqon lahaa Xisbul Xaakimka Kulmiye,Waxaana Shabakada Qurbejoog.com sidaa u xaqiijiyay Xubno u dhow dhow Maayarka. Geesta…

      Read More

        Somali ku Dhintay Dagaalada Siiriya Oo Sawirkiisa La Baahiyey

        Damascas:27-Sep-2013(SDN)-Dagaalada Qadhaadh eek a socda Dalka Siiriya, ayaa la soo warinayaa inuu ku dhintay wiil soomaaliyeed oo haysta dhalashada waddanka Canada oo ka barbar dagaalamayey Mucaaradka dalka Siiriya. Wiilkan oo lagu magacaabo Cali Maxamed Diiriye ayaa waxaa geeridiisa Warbaahinta dalka u xaqiijiyay dowladda Canada, iyadoo ay sidoo kale sheegtay in wiilkaani uu hore uga mid…

        Read More

          Qaybta Labaad Ee Xildhibaannadii Qawlkooda iyo Gacantoodu Kala Baydhay iyo Aragtidooddii xilligii Doodda

          Hargeya:27-Sep-2013(SDN)- Maanta waxa aynu halkii ka sii Amba qaadi donna qormadeenii Taxanaha ahayd eek u saabsanayd Xildhibaanadii ku Guuldarraystay inay Is Waafajiyaan Garaadkooda iyo calooshooda, kuwaas  codkooda siiyey wax aanay aragti ahaan taageerasanayn si ay calooshooda u buuxsadaan. Maanta waxa aanu Halkan idiinku haynaa Lab aka mid ah xildhibaanaddii sida weyn uga horyimi markii Hore…

          Read More

            Sababta Madaxtooyada Somaliland Uga Hadashay Markii Ugu Horraysay Shika Toddobaadlaha ah Ee Khamiis walba ka dhaca qasriga

            Hargeysa:27-Sep-2013(SDN)-Mataxtooyada Somaliland, ayaa Markii Ugu Horraysay ka hadashay waxa uu daarran yahay shirka Golaha wasiirrada oo Maalin kasta oo Khamiis ah ku shira Madaxtooyada Balse aan hore loo ogaan jirin waxa ay ka hadlaan.   Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland, ayaa isagu markii ugu horraysay faahfaahiyey wixii lagaga hadlay shirkaas, waxana uu shir jaraa’id oo uu ugu…

            Read More

              Mujj.Cali Gurey:Waxan ogaaday sababta keli ahayd ee Axmed Silanyo uu mucaaridka ugu noqday Siyaad Bare

              Hargeysa Sept 27,2013(SDN)-Guddoomiye ku-xigeenka sadexaad ee Xisbiga UCID Mujj.Cali Yusuf  Cali Gurey ayaa qoraal uu dhigay boga Facebook ayaa uu uga waramay sababha uu isleehay Madaxweyne Axmed Siilaanyo waa uu ugu biiray Jabhadii SNM. Md Cali Gurey oo ka mid ahaa sarakiishii sar sare ee Jabhadii SNM ayaa waxa uu qoraalkiisan diirada ku saaray habka…

              Read More

                Statement by H.E. Hassan Sheikh Mohamud President of the Federal Republic of Somalia 68th Session of the United Nations General Assembly 26 September 2013

                Statement by H.E. Hassan Sheikh Mohamud President of the Federal Republic of Somalia 68th Session of the United Nations General Assembly 26 September 2013 Mr. President, Secretary General of the United Nations, Heads of State and Government, Excellences, Ladies and Gentlemen, It is an honor for me to be here with you today. As it…

                Read More

                  DAAWO:Barnaamijkii Dhacdo iyo Cibiro oo todobaadkan ku saabsan Talo wax ku oola oo ku Socota Walidiinta

                  Ottawa Sept 27,2013(SDN)-Barnaamijka Dhacdo iyo Cibiro ee todobaadkan ayaa waxa uu ku saabsan yahay talooyin wax ku ool ah oo ku wejahan Waalidiinta Qurbaha ku korsada Ubadka. Barnaamijka oo sida caadada ahba uu inoo soo diyaariyo isla markaana uu soo guddbiyo Sheekh Saciid Cali Axmed. Barnaamijkan Dhacdo iyo Cibiro oo la socod badan iyo muhiimad…

                  Read More

                    Qoys Soomaali ah oo Doonaya Gabar ay dhaleen oo ku dhaacantay Westgate in Canada lagu soo celiyo

                    Nairobi Sept 27,2013(SDN)-Qoys Soomaali ah oo haatan ku nool dalka Kiinya balse heysta dhalashada dalkan Canada ayaa laba gabdhood oo qoyskaasi ka mid ahi waxa ay ku dhaawacmeen weerarkii Westgate dhawaanta lagu qaaday. Labada hablood ee Dheeman iyo Fardowsa Cabdi ayaa ka mid ahaa dadkii waxyeeladu ka soo gaartay weerarkii Shabaabku sheegteen ee Westgate. Dheeman…

                    Read More

                      Nuxurka Khudbadii madaxweyne Xasan Sheekh ka jeediyay Qaramada Midoobey

                      Sept 27,2012(SDN)-Madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qudbad ka jeediyay kulanka madaxda aduunku ku leeyihiin xarunta Qaramada midoobey ee New York. Madaxweynaha ayaa khudbadiisa ku soo qaatay waxqabadkii dawladiisa mudadii sanadkii aheyd ee ay jirtay. Waxaanu Madaxweyne Xasan Sheekh aya sidoo kale sheegay in loo baahan yahay in gacan la siiyo oo aduun loogu…

                      Read More

                        Somali President cites successes in rebuilding country; urges support in fight against terrorist groups

                        26 September 2013 – Recalling the major milestones Somalia achieved over the past year, the country’s President today told the United Nations that bolstering its political and governance gains requires international support, particularly the ongoing struggle to drive out armed groups such as Al-Shabaab, which continue to menace the Horn of Africa. “Somalia would not…

                        Read More

                          “Ururka Midowga Afrika waa inuu arrintaan si dhaqso badan uga hadlo, si loo kordhiyo tirada ciidamada AMISOM oo dagaal kula jira Al-shabaab” Taliyaha Ciidamada Uganda

                          Kampala 26.Sep 2013 (SDN)- Taliyaha ciidamada dalka Uganda, Jen. Katumba Wamala ayaa sheegay in ciidamada AMISOM tiradooda lagu kordhinayo kumannaan askari si ay u xoojiyaan dagaalka ay kula jiraan Al-shabaab. Jen. Wamala wuxuu sheegay in ciidamada AMISOM oo tiro ahaan gaaraya 17,731 askari laga dhigayo 20,000 ilaa 25,000 oo askari, iyadoo sidoo kale lagu caawinayo diyaaradaha…

                          Read More