Nuxurka Go’aamadii Shirkii Hoodaale ee Beesha Sacad Muuse iyo Weedhihii lagu soo Khatimay

    Hargaysa 26.Sep 2013 (SDN)- Shirweynihii  HOODAALE ee beesha Sacad Muuse ee Somaliland oo muddo afar maalmood ah ka socday degaanka Agabar ee Gobolka Gabiley, ayaa gunnaanadkiisii laga soo saaray go’aamo ka kooban 9 qodob oo isugu jira baaq, taageero iyo talo-soo-jeedin, kuwaas oo taabanaya guud ahaan qaranimada, dawladnimada iyo beelah Somaliland. Go’aamadan oo lagaga dhawaaqay…

    Read More

      Somaliland: Council of Ministers Approves 2014 Budget

      Hargeisa, Sep 27, 2013 (SDN) -Somaliland’s Council of Ministers has approved the expanded budget for the year 2014 on Thursday during their weekly Council of Ministers’ meeting. The Minister of Finance Abdiaziz Mohamed Samale, presented the draft budget on Thursday in council’s weekly meeting chaired by President Ahmed Silanyo. The process for the 2014 budget…

      Read More

        2 More Militant Attacks Unsettle Kenya

        Nairobi, Sep 26, 2013 (SDN) -Only days after heavily-armed assailants stormed a crowded mall and killed scores of people in the capital, militants killed three people near the border with Somalia, Kenyan officials said Thursday, putting this country even further on edge. According to Kenyan police officials, there were two attacks, the first Wednesday night…

        Read More

          Gudiyada Baarlamanka Federaalka oo Tababar looga Furay Magaalada Muqdisho

          Muqdisho 26.Sep 2013 (SDN)- Ku-simaha madaxweynaha, ahna guddoomiyaha baarlammaanka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa maanta guddiyada joogtada ah ee baarlammaanka uga furay magaalada Muqdisho aqoon is-waydaarsi ku saabsan dardargelinta howlaha baarlammaanka. Jawaari oo hadal ka jeediyay furitaankii aqoon is-weydaarsiga ayaa sheegay in baarlamaanka Soomaaliya uu soo qabanqaabiyay aqoon is-weydaarsiga, looguna talagalay in guddiyada ay…

          Read More

            Khubaro Caalami ah oo ku Hawlan Ogaanshaha Jinsiyadaha dadkii ku dhintay Xarunta Westgate

            Nairobi 26.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka arrimaha gudaha ee dalka Kenya Joseph Ole lenku ayaa sheegay in khubarro caalami ah ay ka waddo baaritaanno gudaha xarunta Westgate Mall. Joseph waxa uu sheegay in kooxo ka socda dalalka Kenya, Israel, Canada, Mareykanka iyo Britain ay ku howlan yihiin baaritaanno lagu ogaanayo jinsiyadaha dableydii geysatay weerarka. Waxa uu…

            Read More

              Afhayeenka Madaxtooyada oo faahfaahin ka bixiyay Odoroska Miisaaniyada Somaliland ee Maanta la Ansixiyay {DHAGAYSO}

              Hargaysa 26.Sep 2013 (SDN)- Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa faahfaahin ka Bixiyay Odoroska Miisaaniyada Qaranka ee 2014ka ee ay maanta ansixiyeen Golaha Wasiiradu . Mr Dhuxul ayaa Tilmaamay in Maalinba uu qarankani Talaabo dhinaca wanaagsan u qaadayo isla markaana ay Xukuumada uu Hogaamiyo Madaxweyne Axmed Siilaanyo ay ka Go’an tahay Kobcinta Dhaqaalaha dalka…

              Read More

                Golaha Wasiirada Somaliland oo Meel Mariyay Odoroska Miisaaniyada Qaranka ee 2014ka

                Hargasya 26.Sep 2013 (SDN)- Fadhigii maanta ee Golaha Wasiirada Somaliland oo uu Shir Gudoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyad Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Cod aqlabiyad ah ku Meel mariyay Miisaaniyad Sannadeedka qaranka ee 2014ka . Sida u Shabakada Qurbejoog,com u xaqiijiyay Wasiirka Wasaarada Maaliyada Mudane C.casiis Maxamed Samaale waxay Miisaaniyadani u qaybsan tahay Miisaaniyada dawlada…

                Read More

                  Ra’ısul Wasaaraha Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ku yimid dalka Turkiga

                  Ankara, September 26, 2013(SDN)-Kadib markii uu Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” uu soo gabagabeeyay socdaalkii uu ku joogay magaaladda Geneve ee Switzerland oo uu kaga qaybgalay kulankii Golaha Xuquuqul İnsaanka Qaramada Midoobay ee looga hadlayay sidii kor loogu qaadi lahaa xuquuqul İnsaanka Soomaaliya ayuu shalay soo gaaray magaaladda Ankara ee dalka Turkiga…

                  Read More

                    Shirka Golaha Wasiirada oo diirada lagu saaray amniga, baaqna u jeediyay Milkiilayaasha Hotelada iyo Guryaha

                    Muqdisho, September 26, 2013(SDN)-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir guddoominayay kusimaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Kheyraadka Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed, waxaana kulankan looga dooday qodobo ay ka mid yihiin amniga dalka, gaar ahaana howlgal todobaadkan looga sifeeyey qeybo ka mid ah gobolka Sh/dhexe haraadiga Shabaab. Shirka golaha…

                    Read More

                      Somalia to world: We need weapons and cash to fight terror

                      Mogadishu, Sep 26, 2013 (SDN) -Somalia’s defense minister made an international plea to aid its struggling government, saying it cannot fight the terrorist group behind Kenya’s mall massacre without more funding and weapons from the global community. “We are not looking at jet fighters. It’s small arms,” Abdulhakim Haji Faqi told NBC News. “We need the funding and…

                      Read More

                        Dood Cilmiyeed ku Wajahan Sida loola Tacaali karo Khatarta Xanuunka Jooniska oo Xarunta Jaamacada ALPHA lagu soo Khatimay

                        Hargasya 26.Sep 2013 (SDN)-Dood cilmiyeed hal maalin soconaysa lagagana doodayey khatarta iyo sida loola tacaali karo xanuunada uu joonisku ka mid ka yahay oo ay soo diyaarisay jaamacada ALPHA ee magaalada hargaysa ayaa maanta lagu qabtay huteel safari ee magaalada hargaysa. Dood cilmiyeedkan ay soo qaban qaabisay jaamacada ALPHA ayaa waxa ka soo qayb galay…

                        Read More

                          Taliyaha Ciidamada Booliska ee Somalia oo Maanta Gaadhay Magaalada Beledweyn

                          Beledweyn 26.Sep 2013 (SDN)- Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jen. C/xakiin Daahir Saacid ayaa gaaray magaalada Beledweyn ee xarunta gobolka Hiiraan. Waxaana Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan loogu soo dhaweyey si aan hore loogu arag iyadoo maamulka iyo shacabku si wada jir ah u soo dhaweeyeen. Jen. Saacid ayaa garoonka diyaaradah ee Ugaas Qaliif waxaa…

                          Read More

                            Kulan lagaga hadlayay daryeelka Ubadka darbi Jiifka ah iyo kuwa baahiyaha gaarka ah qaba oo hargaysa lagu soo gunaanaday

                            Hargaysa 26.Sep 2013 (SDN)-Kulan lagaga hadlayay dar dargalinta hawlaha shaqo ee wasaarddaha dawlada eek u shaqada leh arimaha caruurta oo socday mudo laba maalmood ah ayaa lagu soo gabagabeeyay  huteel ka  guuleed  ee magaaldda hargaysa. Kulankaas oo ay ka soo qeyb galeen xubno ka kala socday wasaardaha shaqada iyo arimaha bulshada , cadaaladda , waxbarshada…

                            Read More

                              Madaxweynaha Soomaaliya Oo Kulamo Maraykanka kula qaatay Madax sare oo Caalamka ka socotay

                              Newyork:26-Sep-2013(SDN)-Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maraykanka oo uu haatan ku sugan yahay kula kulmay madax sare oo Adduunka ka socotay. Madaxweynaha  oo magaalada New York ee dalka Mareykanka kula kulmay madaxweynaha Turkiga Abdallah Gul, Amiirka dalka Qadar Sheekh Tamim Bin Xammaad iyo xog-hayihii hore ee arrimaha dibadda ee Mareykanka Hillary…

                              Read More

                                Gobolka Waqooyi Bari Kenya Oo Laga Beddelay Taliyihii Booliska mid cusubna la Keenay

                                Gaarisa:26-Sep-2013(SDN)- Isku  shaandhayn ballaadhan oo la sameeyey ayaa keentay in la beddelo Taliyahii ciidanka Policeka ee gobolka waqooyi, Waxana la keenay Taliye cusub oo Police.   Taliyaha cusub ee Booliiska gobolka wuqooyi bari ayaa waxaa noqon doona Henry Barmao isaga oo badali doona taliyihii hore ee Policeka gobolka waqooyi bari .   Taliyaha cusub ee…

                                Read More