(DAAWO)Mid ka mida Hooyooyinka Soomaaliyeed ee Minneapolis ku nool oo ka warantay Wiil ay dhashay oo Shabaabka ku biiray

    Minneapolis Sept 25,2013(SDN)-Hooyo Soomaaliyeed oo ku nool dalka Mareykanka ayaa si murugo leh uga waratay wiil ay dhashay oo kooxda Al Shabaab ku biiray. Hooyo Abyte Axmed ayaa sheegtay in wiilkeedii Jamaal aanu goaan uu isagu qaatay aanu ku tegin Muqdisho oo la marin habaabiyay,inkasta oo aaney sheegin cida marin habaabisay. Jamaal ayaa ahaa arday…

    Read More

      Analysis: Kenya attack a shift for Somali rebels?

      WASHINGTON — The White House is under pressure to ramp up counterterrorism action against al-Shabab in Somalia following the al-Qaida-linked group’s deadly attack on an upscale Kenyan shopping mall that has killed and injured dozens, including Americans. Republican lawmakers Sunday said the attack showed al-Qaida is growing in size and strength, belying the Obama administration’s…

      Read More

        “Waxaanu idiin shageynaa in xildhibaanadii aad doorateen ee aad xilka u dhiibateen ay dantiini ka baxeen oo ay noqdeen dad ku codeeya lacagta berbera laga soo qaado oo loo qaybiyo” Eng C.rashiid Maxamed Mas’uul ka tirsan X.Waddani {DHAGAYSO}

        Hargaysa 25.Sep 2013 (SDN) Eng. Cabdirashiid Maxamed Cali (Riyo-raac) oo ka mid ah Hogaanka Sare ee Xisbiga Waddani ayaa Iclaamiyay in labada Xisbi Mucaarid ee Ucid iyo Wadani ay si wada jir ah u qaban doonaan Mudaharaad balaadhan oo Degmo iyo Tuulo kasta oo Somaliland ah ka dhici doona . Mas’uulkan oo ay si wada…

        Read More

          Qurbejooga Soomaalida oo werwer ka qaaday Hadal Masuuliyad daro ka muuqato oo ka soo yeeray Wasiirada Arrimaha Dibedda Kiinya

          London Sept 25,2013(SDN)-Haweeneyda ah wasiirada Arrimaha Dibedda ee dalka Kiinya Marwo Aamina Maxamed ayaa dhawaan warbaahinta caalamka la wadaagtay hadal aad uga nixiyay ugana yaabiyay Soomaalida Qurbaha ku nool. Marwo Amina Cabdilahi ayaa sheegtay in qurbejoog Soomaali ahi ay ka mid ahaayeen kooxdii weerarka ku qaaday Westgate Mall. Hadalkan laga soo xigtay marwada ayaa ah…

          Read More

            Kulan lagu waday in uu dhaxmaro Madaxweyneyaasha Mareykanka iyo Iran oo Baaqday,maxey tahay sababta?

            New York Sept 25,2013(SDN)-Kulan lagu waday in uu xarunta Qaramada Midoobey ee New York madaxweyneyaasha dalalka Mareykanka iyo Iran ayaan qabsoomin. Madaxweyneyaasha ayaa todobaadkan ka qeybgelaya kulnka xubnaha Qaramada Midoobey uga socda NY. Waxaana lagu waday in ka dib kolkii madaxweynaha Iran Xasan Rooxaani uu muujiyay debecsanaan faro badan oo ku wejahan qodobo ay Mareykanka…

            Read More

              Madaxweynaha Somaliland Oo Isla Caawa Qallinka ku duugay Dhaqan-galka Xeerkii Takaaliifta Waddooyinka

              Hargaysa 24.Sep 2013 (SDN)- Warsaxaafadeed ka soo baxay Xarunta Qasriga Madaxtooyada kuna saxeexan yahay  Afhayeenka Madaxtooyada ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha J.S.land uu dhaqan galiyay Xeerka Takaaliifta Horumarinta Wadooyinka Warsaxaafadeedka ayaa u dhignaa Sidan : Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu xeer Madaxweyne oo sumadiisu tahay JSL/M/XERM/249-2048/092013      ku  dhaqan geliyey Xeerka Takaaliifta Horumarinta Waddooyinka….

              Read More

                Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo Shaaca ka qaaday inay ka Guulaysteen Kooxdii Argagixisada ahayd

                Nairobi 24.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo caawa shirjaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyada ayaa sheegay in Kenya ay ka guulaysatay agagixisadii soo weerartay xarun laga dukaameysto ee ku taalla bartamaha caasimadda Kenya ee Westgate Shopping Mall. Uhuru ayaa sheegay in uu fuliyay wacadkii uu ka qaaday shacabka Kenya oo ahaa in la…

                Read More

                  “Idinka ayaa Yaqaan Shacabka Somalilandoow waxaad kula xisaabtamaysaan Xukuumadii iyo Xildhibaanadii aad soo doorateen” Mudane Xoog {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 24.Sep 2013 (SDN)- Xildhibaan C.raxmaan Maxamed Jaamac Xoog oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee Somaliland isla Markaana ka Mid ahaa Xildhibaanada sida adag uga soo Horjeeday Ansixinta Xeerka Takaaliifta Horumarinta Wadooyinka ayaa ka digay Cawaaqibka Xun ee uu dalka ku yeelanayo Xeerkan. Xildhibaan Xoog waxa uu ku dooday in Xeerkan aan la…

                  Read More

                    Hawlgalkii Xarunta Westgate oo Weli socda iyo Kenya oo Qiratay Askar kaga dhimatay Samato bixinta la haystayaasha

                    Nairobi 24.Sep 2013 (SDN)- Saraakiil ka tirsan ciidamada mileteriga dawlada kiiniya ee loo yaqaan (KDF) oo warbaahinta la hadlay ayaa shaaca ka qaaday in weerarka maalintii 4-aad ka socda xarunta ganacsiga ee West Gate looga dilay 3 askari iyadoo lagu dhaawacay tiro kale oo badan. Warbixinta oo lagu daabacay wargeyska Daily Nation Kenya ayaa lagu…

                    Read More

                      Ra’isal Wasaare Saacid oo ka Dalbaday Bankiga Barclays inuu ka Laabto Go’aankiisii uu ku Xidhayay Xisaabaadka Xawaaladaha Somalida

                      Geneva 24.Sep 2013 (SDN)- Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Cabdi Faarax Saacid (Shirdoon) ayaa ka codsaday Bankiga Barclays ee xaruntiisu tahay dalka Ingiriiska, in uu ka laabto go’aanka uu ku doonayo in uu 30 bishan ku xiro akoonnada shirkadaha xawaaladaha ee bangiga ku leeyihiin. Raysul wasaaraha ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed inta badan…

                      Read More

                        Madaxweyne ku xigeenka oo Furay Mashruuca Horumarinta Degmooyinka Darajada A

                        Hargaysa 24.Sep 2013 (SDN)- Madaxweyne ku xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (saylici) ayaa maanta ka qayb galay shirweynahii dawladaha hoose ee Degmooyinka A-da ah ee mashruuca GPLG-ga, kaasoo maalintiisii labaad ka soconaya Hotel Ambassador ee Magaalada hargaysa. Shirkan oo ujeedadiisu tahay maamul daadejinta degmooyinka oo ay ka qayb qaadanayaan mayor-ada lixda magaalo ee waaweyn…

                        Read More

                          “Waxba diidi Maayaan Sidii Bahal WalWaalkii “ Golaha Wakiilada iyo Ansixinta Xeerarka,Aragtida Siilaanyo ee Xiligii Mucaaridka {Faalada Shabakada}

                          Hargaysa 24.Sep 2013 (SDN)- Waa Gole ku Yimid codka rabitaanka Bulshada Somaliland kuna soo baxay doorashadii dabayaaqadii Sannadkii 2005-tii ka qabsoontay Somaliland, Waxay ka soo kala baxeen Sadex Xisbi oo kala ahaa Udub oo haatan Saaxada ka baxay,Ucid iyo Waddani oo ku soo biiray Miidaanka Siyaasada Somaliland kana dhashay Khilaaf ka dhex curtay Xisbiga Ucid…

                          Read More