Madaxweynaha Xasan Sheekh oo si Weyn loogu Soo dhaweeyay Magaalada Magaalada New York

    New York 24.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo Afar iyo Labaatankii saac ee la soo dhaafay ku sugnaa gobolka Ohoi ayaa gaaray magaalada Newyork ee isla dalka Mareykanka,  haalkaasoo uu kaga qeybgelidoono kulanka golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay oo ka furmaya magaaladaasi. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa mudadii uu…

    Read More

      Wasaarada Caafimaadka oo Qabatay Kulan Sadex biloodle ah oo Waxqabadkii qabsoomay dib loogu eegayo

      Hargaysa 24.Sep 2013 (SDN)- Wasaaradda caafimaadka ee JSL ayaa maanta qabsatay kulankii sadex biloodka ahaa ee dib u eegista waxyaabahii ka qabsoomay qorshayaashii wasaaradda iyo waxyaabaha qabyada ah oo ay soo raacday waxyaabahii laga korodhsaday mashaariicdii iyo ololayaashii caafimaad ee la sameeyeey mudadaa boqolka habeen ah. Kulankan oo ay oo socon doona muddo labo maalmood…

      Read More

        “Shinni Caydha baa dalkii ku degtay,oo dhirtay cunayaan markaa waa inaynu Mudaharaad ka samayno” Cali Guray {DHAGAYSO}

        Hargaysa 24.Sep 2013 (SDN)- Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” ayaa Ummada Somaliland ka Tacsiyadeeyay ansixinta Xeerka Horumarinta Wadooyinka oo uu ku Magacaabay (Xeerka Xirsi ee Hanti Urursiga) waxaanu sheegay in xaalad adag uu dalku marayo . Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf…

        Read More

          "Waad arkaysaan Cida hantida Ummada ku Majara Habaabiso inay Xildhibaanadu Gacantooda iyo afkoodu is diidaan" {DHAGAYSO} Saleebaan Cali Koore

          Hargaysa 24.Sep 2013 (SDN)- Xildhibaan Saleebaan Cali Koore ayaa sheegay in Xeerka Takaaliifta Horumarinta Wadooyinka ay u arkayeen Mid aan dan u ahayn Shacabka Somaliland isla markaana ka hor imanaya danta iyo Maslaxda Ummada . Saleebaan Cali waxa uu Tilmaamay In Xukuumada uu Hogaaminayo Madaxweyne Siilaanyo ay Mudanayaasha Golaha Wakiilada ku Asqaysiisay hantidii Ummada isla…

          Read More

            Ahlu Sunna Wal-jamaaca oo Meel adag iska taagay Weerarka lagu qaaday Xarunta Westgate ee Nairobi

            Muqdisho 24.Sep 2013 (SDN)- Maamulka Ahlu Sunna Wal-jamaaca ee gobollada dhexe ee Soomaaliya ayaa maanta cambaareeyay weerarka lagu qaaday xarunta ganacsiga ee Westgate ee bartamaha caasimada dalka Kenya ee Nairobi. Guddoomiyaha guddiga fulinta ee maamulka Ahlu Sunna Sheekh Cabdirisaaq Cali Mire (Al-Ashcari) oo shirjaraa’id maanta ku qabtay magaalada Dhuusamarreeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa weerarka…

            Read More

              War Deg Deg ah: Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland Oo Cod Aqlabiyad ah ku Meel Mariyey Xeerkii Xaasaasiga Ahaa Ee Waddooyinka

              Hargeysa:24-Sep-2013(SDN)-Golaha Wakiilada somaliland ayaa cod aqlabiyad ah ku meel-mariyey Xeerka horumarinta waddooyinka oo maal-mahanba doodiisii socotay. Fadhigii maanta oo uu shir guddoominaayey Guddoomiyaha Golaha wakiilada somaliland Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro)  ayaa waxaa soo xaadiray 69 muddane ,waxaana lagu wargaliyey in ay cod u qaadaan Mudanayaashu Xeerkani. codaynta maanta oo la filayey inay kooxaha mucaaradka ahi…

              Read More

                Sharci-dejiyayaasha Maraykanka Oo Madaxweynahooda Cadaadis ku Saaraya Inuu Weeraro Al-shabaab

                Washington:24-Sep-2013 (SDN-Xubno ka mid ah sharci dejiyayaasha Mareykanka, ayaa ku qal qaalinaya madaxweyne Obama inuu qaado weerar ka dhan ah kooxda Al-Shabab ee dalka Somalia, si looga hor taggo weeraro la mid ah kan West Gate, oo qaarkood laga yaabo inay ka dhacaan gudaha Mareykanka. Kooxahan sharci-dejiyayaasha ah ayaa  haatan ka fikiraya qorshihii ay madaxweynaha…

                Read More

                  Masuuliyiin Iraaniyiin ah Oo Sanado Badan ka dib markii Ugu Horraysay Lagu Arkayo Waddan Cadaw u ah

                  Tehran:24-Sep-2013(SDN)-Wasiirka cusub ee arrimaha Dibadda dalka Iran ayaa ka qeyb gali doona wadahadalo u dhaxeeya lix wadan oo la isku dayayo in looga hadlo arimaha hubka Nuclear-ka ee dalka Iran, waxaana sidasi shaaciyay Madaxa siyaasadda Arrimaha Dibadda ee Midowga Yurub Catherine Ashton. Kulanka oo dhacaya maalinta khamiista ayaa ka dhacaya xarunata Qaramada Midoobay ee New…

                  Read More

                    Xukuumadda Oo Ciidan Tiro Badan Dul-dhigtay Xarumaha Mucaaradka Somaliland Ka Deggen yihiin Hargeysa

                    Hargeysa:24-Sep-2013(SDN)-Xukuumada Somaliland ayaa ciidan Hubaysan dul dhigtay xarumaha  Xisbiyada Mucaaradku ku leeyihiin Caasimada Hargeysa. Sida ay sheegayaan Xisbiyada Mucaaradku, Ciidamo hubaysan oo ka mid ah kuwa la dagaalama Rabshadaha,  ayaa xalay saacidihii dambe la dul dhigay xarumahooda. Sidoo kale waxa ay sheegayaan wararka aanu helaynaa inay xukuumaddu ciidamo badan soo dhoobi doono Agagaarka Aqalka wakiillada…

                    Read More

                      Golaha Wakiillada Somaliland Oo Maanta Cod u Qaadi Doona Xeerkii Ugu Xaasaasi sanaa Cimrigooda Iyo Natiijada La Filayo

                      Hargeysa:24-Sep-2013(SDN)-Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa la filayaa inay Saacadaha Soo Socda Cod U Qaadaan Xeerka Horumarinta Waddooyinka oo in muddo ahba Kurbadiisu haysatay Golahan. Xeerkan oo in ka Badan Toddoba Maalmood Golahani dodo kulul ka  dhiibanayeen, ayaa waxa loo ballansan yahay in gacanta loo Taago, waxana maalmihii ugu dambeeyey kala jiidashada xildhibaanada iyo Baayacaaduba ay aad…

                      Read More

                        Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Diidday In Axsaabta Mucaaradka Ahi Ay Maanta Mudaharaad dhigaan

                        Hargeysa:24-Sep-2013(SDN)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland, ayaa sheegtay inaanay Ogolayn in wax Mudaharaad ah laga dhigo dalka Somaliland. Codsi ay ku saxeexan yihiin labada xisbi-qaran oo maalintii shalay ay u gudbiyeen wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland, ayaa ay kaga jawaabtay diidmo ka dhan mudaharaadkaas Salmiga ah. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde oo Habeenkii xalay soo…

                        Read More

                          Ciidamadii Gobolada Somaliland oo Hargeysa ku soo qulqulaya,maxey tahay sababtu?

                          Hargeysa Sept 24,2013(SDN)-Ciidamada Somaliland ee ku kala sugnaa gobolada dalka ayaa saaka magaalada Hargeysa lagu waaberiistay iyaga oo wadooyinka dhooban. Ciidamada ayaa ilaa shalay magaalada ku soo qulqulayay ka dib kolkii axsaabta siyaasadu ku baaqeen isu soo bax. Xukuumada ayaa dalabka mucaaridka uga jawabtay in ay wadooyinka soo dhoobto ciidamo laga kala keenay guud ahaan…

                          Read More

                            Golaha Wasiirada oo Shir aan caadi ahayn isugu yimid Caawa ayaa Cambaareeyey Weeraradii Argagaxisada ee ka dhacay Magaalda Nairobi

                            Muqdisho, 23, Sept, 2013…Gollaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa isugu yimid shir aan caadi ahayn, iyadoo uu shir guddoominayay  Kusimaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Kheyraadka Dalka mudane Cabdirisaq Cumar Maxamed waxaana shirka looga hadlay Arrimaha Amniga dalka iyo weerarkii Argagaxisadu ka gaystay goob laga dukaamaysto oo ku taala magaalada Nairobi iyo. Ugu horayntii…

                            Read More

                              War Deg Dega:Ciidamada Kiinya oo sheegay in ay soo furteen dhamaan la heysteyaashii Westgate Mall

                              Nairobi Sept 24,2013(SDN)-Ciidamada dalka Kiinya ayaa laga soo xigtay in ay gebi ahaanba la heystayaashii Shabaabku ku heysteen Westgate Mall ilaa sabtidii ay soo furteen. Wararka qaar ayaa sheegaya in ciidamada Kiinya ay sidoo kale gebi ahaanba laayeen meliishaadkii shabaabka ee weerarka qaaday. Waxa iyaguna jira warar sheegaya in ragii hubeysnaa ee Shabaabka sheegtay ay…

                              Read More

                                DAAWO Nicholas Kay oo Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyay wada shaqeyn xumo ,sheegayna in Somaliland ay ka mid tahay Soimaaliya

                                London 24Sep13 (SDN)Ergayga Gaarka ee qaramada midobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa madaxwayne Axmed Silaanyo ku edeyey inuu ka danbeyo wada shaqayn la’anta Qaramada Midoobay iyo Somaliland u dhexeysa waxaanu Somaliland ku tilmamay qayb ka mida Soomaaliya, waxa kale oo uu ka  hadlay Arimaha puntland  waraysigan oo uu siyey Wariye Abdi hafid oo ka…

                                Read More

                                  “Soo Noqoshada Genel iyo Mustaqbalka Mashaariicda Sahanka Shidaalka iyo Macdanaha kale” Mujaahid Cali Guray

                                  Hargaysa 23.Sep 2013 (SDN)- Bixitaanka GENEL waxa lagu sababeeyay dad waraaqo u qoray iyo handadaado ay kala kulmeen shakhsiyaad iyo kooxo dad ah oo hubaysan. Laakiin su’aasha meesha ku jirta ee muhiimka ihi waxay tahay maxaa ku kelifay dadka ka soo jeeda degaamada hawsha sahanka shidaalku ay ka socotay, ama laga bilaabi lahaa ee laga…

                                  Read More