Adeer Waati Maxamuud Xaashiba 10 Dollar loo Ansixiye,Xeerkan Aana I Ansixiya oo igala Hadal Barlamaanka
Maaynan arag mana maqli doono Intan Anigu Fikriyan Qabo in ay ina soo mari doonto tan aynu aragnay mid la midi,waaxa dhacday mudo imika laga joogo sanad in madaxwaynaha Qaranka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siillanyo u Golaha Wasiiradisa u uga soo ansixiyey Wasiirka Duulista iyo Hawda Maxamuud Xaashi Cabdi oo ah Nin ay isku Hayb…
