Kulamo lagaga Hadlayo Xoojinta Nabadgalyada oo ka socda Baay iyo Bakool

    Baladweyn 11.Sep (SDN)- Mas’uuliyiinta gobollada Baay iyo Bakool ayaa kulamo looga hadlayo horumarinta iyo nabad-gelyada gobollada waxa ay la qaadanayaan bulshada qeybaheeda kala duwan ee ku dhaqan gobolladaasi, xilli la filayo in dhowaan ay billowdaan qorshayaasha maamul u sameynta gobolladaasi. Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee gobolka Baay Cabdi Aadan Hoosow ayaa sheegay in bulshada ku…

    Read More

      Laba Wasiir oo Xidid isu ah oo ay Jaamacada Golis ku Maamuustay Shahaadooyin Aqooneed iyo ka fal celintooda

      Hargaysa 11.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Beeraha Somaliland Prof; Faarax Cilmi Muxumad “Geedoole” oo ka mid ah hormoodyada Fara ku tiriska ah ee wasaaradihiisa ka adkaaday horumar baaxad lehna gaadhsiiyay ayaa ka mid ahaa wasiiro xukuumada Siilaanyo ka tirsan oo ay shalay Jaamacadda Golis Shahaado sharafyo waxqabadkooda ku gudoonsiiyay munaasabadaas qalinjabineed ee ka dhacday Hargeysa.  …

      Read More

        Baro 39-Sifo Oo Shacabka Soomaaliyeed ku Qeexeen Dawladda Xasan ee Sanad-jirsatay

        Muqdisho:11-Sep-2013(SDN)-Dawladda Xasan Sheekh Xasan Maxamuud, hadda waa ay sanad jirsatay, waxana wali aan la isku waafaqsanayn tallaabooyinka ay ilaa iyo hadda qaadday xukuumaddu, iyadoo dadweynuhuna ka bixiyeen sifooyin kala duwan. Sifooyinka kala duwan ee Shacabka soomaaliyeed ku sheegaan dawladda xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ah qaar aad u kala fog oo aan isku dhaweyn, haddaba bal…

        Read More

          Gobolka Quebec ee dalka Canada oo xafiisyada Gobolka hoostaga ka mamnuucaysa Astaamaha Diimeed iyo dawlada dhexe oo ka hadashay

          Montreal Sept 11,2013(SDN)-Gobolka Quebec ee dalka Canada ayaa shalay shaacisay in dhamaan astaamaha diimaha kala duwan laga mamnuucay xafiisyada dawlada iyo kuwa ay dawlada Gobolku maalgeliso. Guddoomiyaha Gobolka Quebec Pouline Marois ayaa sheegtay in dawladeedu aaney u dulqaadan doonin in diimaha kala duwani lagu soo bandhigo xafiisyada dawlada Gobolka. Xeerarkan oo haatan la soo bandhigay…

          Read More

            Ku Dhawaad Toban Hay’adood oo Caalami ah oo Bankiga Barlays Ka Codsaday inaanu Xidhin Xisaabaadka Soomaalidu leedahay

            London:11-Sep-2013 (SDN)-ugu yaraan Toban Hay’adood oo Caalami ah ayaa banigiga Barclays u diray farriin ah inaanu xidhin xisaabaadka uga dhex furan xawaaladaha soomaalida. Hay’adda Oxfam, CARE International iyo toddobo hay’adood oo kale oo kuwa gargaarka ah ayaa Bankiga Barclays ugu baaqay inuu ka noqdo qorshaha uu ku xidhayo akoonnada dhowr xawaaladood oo kuwa Soomaalida ah….

            Read More

              Dubai: Saylici iyo Xasan Sheekh Maxamuud iyo Saylici oo si wada jir ah Kulaalaya Shirka Budhcad-badeedda ee Imaaraadku Qabanayo

              Dubai:11-Sep-2013 (SDN)-Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay ka mid yihiin, Wasiirka Arriimaha Dibadda ee Soomaaliya Fowsiya Xaaji Aadan, Xildhibaano  Baarlmaanka Soomaaliya ka tirsan, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyadda Soomaaliya  iyo masuuliyiin kale  ayaa habeenkii xalay ahaa gaadhay magaalada  Dubai ee  Isutaga Imaaraadka Carabta.   Garoonka  Diyaaaradaha ee  Madaarka…

              Read More

                Hambalyo ku socota ardeyda ka qalin-jebisey Golis University Hargeysa iyo Talooyin ku wajahan Xukuumadeena Hadh-dacaarka ah

                Waxaan Hambalyo iyo bogaadin aan u dirayaa dhamaan ardeydii dhameysatey Jamacada, waalidiintood, macalimiintoodii iyo cidii kasta ee ka gacan geysatey in ay ardeydaasi ay dhameystaan waxbarashadoodii jaamacadeed, taas oo uu ugu horeeyo madaxa Jamacada Dr Siciid Ahmed Hassan oo lahaa bud-dhiga Golis University Hargeysa kuna da-daalay sidii Jamacadaasi u hana- qaadi laheyd ee ay wadanka…

                Read More

                  Qurbejooga UK oo ku guuleystay in magaalada Leicestershire Debdemiskii Afraad ugu deeqdo Muqdisho

                  Leicestershire Sept 11,2013(SDN)-Magaalada Leicestershire ee dalka UK ayaa magaalada Muqdisho ugu deeqday gaari debdemis ah Gaarigan oo lagu qiimeeyay £14,000 ayaa waxa in Muqdisho loogu deeqo gacan ka geystay hay’ada Samafalka Iqra. Dave Webb oo ah madaxa debdemiska Leicestershire oo ka waramay caqabadaha heysta ciidanka dabdemiska Muqdisho ayaa yiri”dhibaatooyinka ugu waaweyn ee heysta Muqdisho waa…

                  Read More

                    Sababaha Rasmiga ah Ee Loo Aaanaynayo Hoos u dhaca Natiijada Imtixaanaadka Dugsiyada Dawliga ah

                    Hargeysa:11-Sep-2013 (SDN)-Iyadoo maalintii shalay lagu dhawaaqay Natiijadda Imtixaanaadka Fasallada 4-aad iyo 8-aad ee Somaliland, ayaa waxa ka soo baxay Natiijo yaab leh oo aan maskaxda geli Karin. Ardaydii keentay Natiijadii ugu sarraysay sanadkan waxa ay noqotay Qaar ka socdo Dugsiyo Gaar loo leeyahay, waxana meessha laga waayey Magaca Dugsiyada Gaarka loo leeyahay oo xukuumaddu dhaqaale…

                    Read More

                      “In Masaajidkii La Dhisayona SIILAANYO Loo Bixiyo, Iskuulkii-na In La Yidhaahdo SAMSAM Ha Loo Bixiyo Maaha Wax Innaga Soconaya”

                        Hargeysa:11-Sep-2013 (SDN)- Marwo Rooda Axmed Yaasiin,  oo ka mid xubnaha Guddida Dan iyo Duco, ayaa si kulul uga jawaabtay hadallo hore uga soo yeedhay wasiirka waxbarashada Somaliland iyo Marwada madaxweynaha xilli ay booqasho ku joogeen deegaanno ka tirsan Gobolka Saaxil. Marwo Rooda Axmed yaasiin oo maalintii isniintii saxaafadda  saxaafadda la hadashay, ayaa sheegtay inaanay…

                      Read More

                        Obaama:Khudbad uu Jeediyay madaxweyne aan dagaal dooneyn oo uu u jeediyay shicib aan dagaal Dooneyn

                        Washington Sept 11,2013(SDN)-Madaxweynaha dalka Mareykanka ayaa xalay khudbad todobaadyo la sugayay u jeediyay shicibka Mareykanka oo ka cago jiidaya weerar lagu qaado xukuumada Syria. Madaxweynaha ayaa markii u horeysay taariikhda khudbadiisa si toosa ugu xusay suaalo ku xeeran weerar haatan lagu qaado Syria iyo jawaabahooda. Madaxweynaha Mareykanka ayaa sidoo kale khudbadiisa ku xusay qorshe cusub…

                        Read More

                          ”Dawlada Federaalku way ku fashilantay ku dhaqanka dastuurka” Wasiiru dowlaha mamul wanaaga Dowlada Puntland

                          Garoowe 10.Sep 2013 (SDN)-Wasiiru dowlaha mamul wanaaga Dowlada Puntland Maxamad Faarax Ciise Gaashaan ayaa maanta sheegay in dowlada dhexe ee Somalia ay is-daba marin loo jeedo ku samaysay dastuurkii horay loogu heshiiyay. Gaashaan ayaa hadal kaan ka sheegay xili uu  maanta ka qayb galay xuska sanadguuradii kowaad ee aasaaska ururka suxufiyiinta gabdhaha Nugaal, wuxuuna sheegay…

                          Read More

                            Kismaayo oo Caawa Bando aan Mudadiisa la Cayimin lagu soo rogay,Iyo Baqashada la qabo

                            Kismaayo 10.Sep 2013 (SDN)- Saraakiisha ciidamada maamulka KMG ee Jubba ayaa caawa bandow ku soo rogay magaalada Kismaayo, iyadoo hawada laga saaray hawada laga saaray shirkdihii isgaarsiinta ee magaalada. Ciidamo maamulka ka tirsan ayaa gaaf-wareegaya waddooyinka magaalada, halka shacabkii ay goor hore oo galabta ah guryahooda gaareen, Si uu Qof kastaaa Hoygiisa ugu Sugnaado. Sarkaal…

                            Read More

                              Nuxurka Warbixintii uu Wasiirka Gaashaandhiga ee Golaha Wakiilada {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 10.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga ee Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa Fadhigii Maanta  ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland oo uu Gudoominayay Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Wakiilada Mudane Baashe Maxamed Faarax, Waxa uu Xildhibaanada Warbixin ka siiyay Hawl galada wasaaradiisa,Derajo bixinta iyo qodobo kale. Wasiirka Oo uu wehliyo Wasiir ku…

                              Read More

                                Somalia’s al-Shabaab back on Twitter

                                Nairobi, Sep 10, 2013, (SDN)–Somalia’s al-Qaeda-linked Shabaab insurgents returned to Twitter on Tuesday after their account last week was shut for a second time this year. The extremists, who are fighting the internationally-backed government in Mogadishu, sent an email message confirming that @HSM_Press was their new English-language account. It welcomed followers by accusing “disbelievers” of…

                                Read More

                                  Somaliland: Ministry of Education Announces Intermediate and Secondary Schools Exam Results

                                  Hargeisa, Sep 10, 2013, (SDN)–Somaliland’s Ministry of Education has unveiled the results of intermediate and secondary schools leaving exam for the scholastic year of 2012/2013on Tuesday, Somaliland Monitor reports. The exam results were released in a meeting held at the headquarters of examination and certification board in Hargeisa, where the director of Somaliland’s national examination…

                                  Read More

                                    Wafti ka socda hay’adda caafimaadka adduunka oo gaadhay Kismaayo

                                    Kismaayo 10.Sep 2013 (SDN)- Wafdi ka socda hay’adda caafimaadka adduunka ee World Health Organization ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Ujeeddada wafdiga ayaa lagu sheegay sidii uu u kormeeri lahaa isbitaalka guud ee magaalada Kismaayo, waxaana xubnaha wafdiga ka mid ah khubarro qaabilsan dhismaha. Dr. Cabdisamad Xaaji Abuukar oo ka mid…

                                    Read More