Dawlada Federaalka Somalia oo Magaalada Jidah ee Sucuudiga Heshiis kula Saxeexatay Bangiga Islaamka

    Jidah 02.Sep 2013 (SDN)- Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” oo ku sugan magaaladda Jidah ee Boqortooyadda Sucuudiga ayaa maanta waxaa uu heshiisyo la gaaray Bankiga Islaamka oo fadhigiisu yahay magaaladda Jidah ee boqortooyadda Dalka Sucuudiga. Heshiiskan oo ka dhacay xarunta Bankiga Islaamka waxaa Soomaaliya u matalayay Wasiiru Dawlaha Arimaha dibadda…

    Read More

      Nawaaxiga Jowhar oo lagu dilay Askari ka tirsan ciidanka dowladda Somalia

      Jariirow 02.Sep 2013 (SDN)- Askari ka tirsan ciidanka dowladda ayaa lagu dilay, mid kalena waa lagu dhaawacay deegaanka Jariirow oo galbeedka kaga aaddan magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe. Qaar ka tirsan dadka deegaanka Jiriirow oo la hadlay Warbaahinta  ayaa sheegay in askariga la dilay uu isbaaro dhigan jiray tuulada, ayna dishay kooxda al-Shabaab. Sarkaal…

      Read More

        Wasiirka Warfaafinta oo Xilkii ka qaaday Madaxii Wararka ee Telefishanka qaranka,Magacaabayna Mas’uul cusub iyo sababaha Xil ka qaadista

        Hargaysa 02.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Maanta Shaqadii ka fadhiisayay Madaxii wararka ee Telefishanka qaranka Xamse Cali Bul bul kadib markii uu amar diido kala hor yimid wasiirka . Wasiirka warfaafinta ayaa Xilka u Magacaabay Maxamed Siciid Muxumed oo hore u ahaa agaasimihii hore ee…

        Read More

          Muqdisho oo uu ka Furmay Shirweyne lagu dejinayo Geedi Socodka Siyaasada Somalia,Higsiga Sannadka 2016 iyo Khudbadii Madaxweynaha

          Muqdisho 02.Sep 2013 (SDN)- Waxaa maanta magaalada muqdisho ka furmay Shirweynaha Qaran ee Geedi Socodka Siyaasada Soomaaliya iyo Hiigsiga Sanadka 2016ka,waxana ka qeyb galaya ergo ka kala timid gudaha dalka iyo dibadiisa. Furitaanka shirweynaha ayaa waxaa ka qeyb galay madaxweynaha J.F Soomaaliya ku simaha ra’iisul wasaaraha,ahna ra’iisulwasaare ku xigeen iyo wasiirka arrimaha dibedda Foowsiyo Yuusuf…

          Read More

            Somaliland Chases Air Links in Campaign for Nationhood

            Hargeisa, Sep 02, 2013 (SDN) -With the re-opening of Egal airport, serving the aspiring country’s ‘capital’, Hargeisa, Somaliland is aiming for new carriers and destinations. Somaliland, an autonomous region of Somalia that seeks recognition as a sovereign state, expects shortly to launch new routes from its Hargeisa and Berbera airports. On September 1, Ethiopian Airlines…

            Read More

              Taliska Sare ee Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland oo Beeniyay in lacago faalso ah laga soo dejiyay deegaanka Laasa Surad

              Hargaysa 02.Sep 2013 (SDN)-  Taliyaha Ciidanka Ilaalada iyo Difaaca Xeebaha ee Somaliland Admiral Axmed Aw Cismaan ayaa beeniyay in lacag Faalso ah oo Shilling Somaliga (Giinbaarta) laga soo dejiyay deegaanka Laasa Surad ee Gobolka Sanaag. Taliyaha Ciidanka Ilaalada iyo Difaaca Xeebuhu waxa uu Xusay inay Waxba ka Jirin wararka sheegaya in Deegaanada Xeebaha Gobolka Sanaag…

              Read More

                ‘Biggest Guns’ to Control Somalia’s South

                Mogadishu, Sep 02, 2013 (SDN) -Somali clan leaders say that an Aug. 27 agreement between the government and only a few leaders from the country’s three southern Jubba regions, which aims to resolve the ongoing dispute over who controls the area, creates more problems than it solves. “The agreement, in essence, gives in to the…

                Read More

                  Shir lagaga hadlayo Sidii looga arrinsan lahaa Shaqaalaha ku Jira Miisaaniyada dawlada oo Hargaysa ka furmay

                  Hargaysa 02.Sep 2013 (SDN)-  Agaasimayaasha guud ee wasaaradaha iyo hay’adaha dawlada oo ay weheliyaan maareeyayaasha madaxabanaan ayaa maanta shir uga furmay Hotel maansoor ee magaalada Hargaysa.   Gudoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawladda Md Nuux sheekh Muuse Ducaale oo furitaankii shirkaasi ka hadlay ayaa sheegay in kulankan maanta u furmaya agaasimayaasha guud iyo maareeyayaasha madaxa banaan ay…

                  Read More

                    Ethiopian Airlines flies into Hargeisa, Somaliland

                    Hargeisa, Sep 02, 2013 (SDN) -An Ethiopian Airlines 737 Boeing airplane made history by been the largest airplane to make a landing at the newly opened 2.4 Kilometers of runway at Egal International airport today as the national carrier of Ethiopia added Hargeisa to its growing list of international destinations. Hon Mohamud Hashi Abdi, the…

                    Read More

                      Golaha Wakiilada oo Ansixiyay Xeerka Hab Maamuuska Madaxweynaha iyo Ku xigeenkiisa

                      Hargaysa 02.Sep 2013 (SDN)- Golaha wakiilada JSL ayaa fadhigoodii maanta oo uu shir gudoominayey Gudoomiyaha golahaasi ayaa maanta meel mariyey xeerka Maamuuska madaxweynaha, Madaxweyne ku xigeenka iyo mudanayaasha baarlamaanka xeer No 62/2013. Mudanayaasha maanta  soo xaadiray fadhiga oo tiradoodu ahayd 42 xildhibaan ayaa waxaa ansixinta xeerkaasi ogolaaday 32 mudane,waxa diiday 5 mudane, waxaabna ka aamusay…

                      Read More

                        Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland oo Safar aan la Shaacin Ugu Kicitimay Imaaraadka

                        Hargaysa 02.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Arrimaha dibeda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa maanta safar aan ujeedadiisa la ogayn ugu baxay dalka Imaaraatka Carabta, kaasoo noqonaya safarkiisii labaad ee uu Dalka dibediisa u baxo tan iyo intii la magacaabay. Wasiir Maxamed Biixi Yoonis waxa uu maanta Duhurkii ka raacay Garoonka Caalamiga ah ee Cigaal International…

                        Read More

                          Puntland oo Is-beddeshay Heshiiskii Addis Ababa-na Taageertay

                          Nairobi:2-Sep-2013 (SDN) – Maamulka Puntland Heshiiskii dhawan magaalada Addis ababa ku dhex maray Dawladda Federalka ah ee somaliya iyo maamulka Jubbaland. Go’aankan ayaa yimid kadib markii shalay Sept 1, 2013 kulan saacado badan socdey ku wada qaateen magaalada Nairobi wafti ay kala hogaaminayaan hogaamiyaha  maamulka Jubba iyo Madaxweynaha dowladda Puntland. Kulankan oo arrimo badan lagu…

                          Read More

                            Ra’isal Wasaare Saacid Oo la Sheegay Inuu Bastoolado Siiyey Qaar ka mid ah Shaqaalaha idaacadaha Muqdisho

                            Muqdisho:2-Sep-2013(SDN)-Warar oo ku dhaw aqalka uu Deggan yahay Ra’isal wasaare saacid ayaa sheegaya inuu Ra’iisal wasaaruhu  uu bastoolado ay isku ilaaliyaan siiyey wariyayaal ka hawl gala idaacadda shabelle ee magaalada Muqdisho.  Ujeedadda uu ra’iisal wasaaraha u siiyey Bastooladahan, ayaa ahayd sidii ay isku ilaalin lahaayeen maadaama dilalku ku bateen wariyayaasha, waxase abuurmay buuq iyo sawaxan…

                            Read More

                              “Waxaa Qorshaha Miisaaniyada Sannadkan noogu Jira inaanu Kordhino Mushaharka Shaqaalaha Dawlada” Wasiirka Maaliyada {DHAGAYS0}

                              Hargaysa 02.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.casiis Maxamed Samaale ayaa Sheegay in Mudadii ay Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo hogaaminaysay uu Kor kac balaadhani ku Yimid Miisaaniyada Qaranka taasina  ay tahay ta Suuro gelisay in Shaqaalaha dawlada iyo Ciidamada kala duwan loo kordhiyo Mushahaarooyinkii ay qaadan Jireen. Wasiirka Maaliyada ee Somaliland waxaa…

                              Read More

                                Wasiir CV-giisa ku soo darsaday xil uu ka hayn jirey maamulka Puntland oo muran ka dhex dhaliyey xildhibaanada Golaha wakiillada Somaliland

                                Hargeysa:2-Sep-2013(SDN)-Maalintii shalay waxa Golaha wakiillada Somaliland lagu ansixinayey in ka badan Siddeed wasiir oo ka mid ah Wasiirradii dhawaan madaxweyne Siilaanyo degreetada ku magacaabay.   Wakhtigii ansixinta wasiirradan oo sida sharcigu qabo ay xoghaynta Golaha waajib ku tahay inuu masuul kasta akhriyo Dekreetada madaxweynuhu ku magacaabay oo ay ku lifaaqan tahay  CV-giisa Aqooneed iyo ka…

                                Read More