Shaqaalaha Maxjarka Al-jaabiri oo Mudaharaad ka sameeyey Tacaddi uu Kayo Madaxa Maxjarkaasi

    Berbera:2-Sep-2013(SDN)- Iyadoo ay maalinba Maalinta ka dambaysa ay sii kordhayso jaabiri, ayaa waxa maalintii shalay  halkaas mudaharaad ballaadhan ka sameeyey shaqaalaha ka hawlgala maxjarkaas oo ka cabanaya shirkadda Carbeed ee Al-jaabiri. Shaqo-joojintan ay ku dhaqaaqeen shaqaaqeen shaqaalaha kala duwan ee shirkadda Al-jaabiri, ayaa si aad ah looga dareemayaa magaalada Berbera ee caasimadda Gobolka Saaxil. Qaar…

    Read More

      Mareykanka oo shaaciyay nooca Sunta ay Xukuumada Syra shacabkeeda u isticmaashay

      Washington Sept 02,2013(SDN)-Dawlada dalka Mareykanka ayaa sheegtay in ay xukuumada Bashar Al Asad sunt Sarin u isticmaashay weerar ay dhawaan ku qaaday duleedka caasimada Dimishiq. Xoghayaha arrimaha dibedda ee dalka Mareykanka John Kerry ayaa mar uu saxaafada la hadlay sheegay in ay dawladiisu haatan heyso xog muujineysa in xukuumada Bashar Al Asad sunta Sarin u…

      Read More

        Nelson Mandela oo Cisbitaalka ka baxay iyada oo xaaladiisa caafimaad aaney sidii hore waxba dhaamin

        Johannesburg Sept 02,2013(SDN)-Madaxweynihii hore ee dalka Konfur Africa Nelson Mandela ayaa cusbitaal uu dhawr bilood haatan ku jiray laga saaray. Mandela oo xaalad caafimaad oo soo noqnoqotay ay cusbitaalka dhigtay ayaa haatan aqalkiisa waxa uu ku sii qaadan doonaa daweyntii cusbitaalka uga socotay. In Mandela haatan cusbitaalkii isaga baxay ayaa waxa bulshada u soo bandhigay…

        Read More

          Heshiiska Jubba, Mise Jubbaland?!

          Sideedaba, xal u raadin dhibaato jirta ama heshiisna laga gaaro colaad iyo muran socda, ha noqdo mid u dhexeeya labo shakhsi, kooxo is hay, mid ka taagan bulso dhexdeed ama gaarsiisan heer dowladeed, waa arrin lagu farxo oo mudan inla la soo dhaweeyo madaama heeshiisku keenayo inla gudbo mashaakil, laguna tilaabsado isaf-garad, nabad iyo horumar….

          Read More

            Shirkada Maalgashiga Kalluumaysiga ee Pontus Marine oo Hargaysa laga furay iyo Wasiiro ka hadlay

            Hargaysa 02.Sep 2013 (SDN)- Shirkamadda Casriga ee  Pontus Marine LTD, oo dalka ku cusub kana shaqayndoonta soo saarida kalluunka dibadahana u iibgayndoonta  ayaa lagu daahfurey magaalada Hargeysa. munaasibadii furitaanka shirkamadda Pontus Marine LTD, oo ahayd mid si qurux badan loo soo diyaariyay ayaa ku qabsoontay shalay hotel Ambasador magaalada Hargeysa, waxa ka soo qay galay, gudoomiyaha golaha guurtida, wasiiro ka…

            Read More

              Madaxweynaha oo kulan la qaatay safiirrada Muqdisho ka howlgala iyo arrimaha laga wada hadlay

              Muqdisho 01.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta kulan xafiiskiisa kula yeeshay qaar ka mid ah safiirrada ka howlgala magaalada Muqdisho iyo wakiillo caalami ah. Madaxweynaha oo casuumay diblomaasiyiinta ayaa uga warbixiyay xaaladda dalka iyo shirkii dhowaan magaalada Addis Ababa ay dowladda kula yeelatay maamulka Jubba, kaas oo lagu heshiis…

              Read More

                Wasiirka Deegaanka oo Cod dheer kaga Digtay Waxyeelo ku Timaada deegaanka,Iftiimisayna Sharci ay soo wadaan {DHAGAYSO}

                Hargaysa 01.Sep 2013 (SDN)-Wasiirka Wasaarada Horumarinta Miyiga iyo Deegaanka ee Somaliland Marwo Shugri Xaaji Ismaaciil Baandare ayaa si faah faahsan uga Warantay Dhibaatooyinka dadku Gacmahooda ku dhaliyaan ee Saamaynta Culus ku Yeeshay Deegaanka iyadoo Xustay in hadii aan la helin Sharci adkaynaya in Waxyeelo loo gaysto Deegaanka ay taas badalkeeda Dhulkeenu noqon doono Mid Nabaad…

                Read More

                  Wasiirka Kalluumaysiga oo ka hadlay duruufaha deriska la ah Kalluumaysatada iyo doorka waxqabad ee wasaaradiisa {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 01.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda kaluumaysiga Md Cali jaamac Faarax Ayaa Sheegay in Xukuumad iyo Shacaba baahi weyn loo qabo sidii looga faa’iidaysan lahaa Khayraadka Ceegaaga Badaheena ee Kalluunku ka mid yahay kaas oo qayb wayn ka qaadanaysa sida uu Xusay Kobcinta Dhaqaalaha iyo Caafimaadka Bulshadaba. Wasiirkani waxa uu Cadeeyay in Siyaasada ay ku…

                  Read More

                    Wasiirka Cusub ee Wasaarada Biyaha oo Sharaxay Siduu dalku u heli lahaa Biyo ku filan {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 01.Sep 2013 (SDN) Wasiirka wasaarada Biyaha Md Xuseen Axmed Cabdalle oo ka mid ah Xubnaha Wasiirada Cusub iyo Wasaaradaha ku soo Kordhay Dhismaha Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ayaa Sheegay inay Xaliyeen hay’ado badan oo Joojiyay wada Shaqayntii ay la lahaayeen Wasaaaradan, Wasiirkani waxaa kale oo uu Xusay Siyaasada Cusub ee uu ku hagayo Wasaaradan uu…

                    Read More

                      “Indhaha caafimaadka qabaana way arkaan kuwa bukana waxaanu leenahay ilaahay shuushka ha ka qaado” Wasiirka Duulista {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 01.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda duulista iyo hawada Md Maxamud Xaashi cabdi ayaa maanta warbaahinta u soo bandhigay diyaaradii ugu weynayd ee soo fadhiisata madaarka caasimadda hargaysa muddo 58 sanadood ah ka dib. Dayuuradan oo nooceedu yahay 737 oo ay leedahay shirkadda Ethiopian Airline oo maanta soo fadhiisatay garoonka Egal intranational Airport ee magaalada…

                      Read More

                        Waa Maxay Shirka Qaran ee Beri Muqdisho ka Furmaya {DHAGAYSO} Wasiirka Amniga ee Somalia

                        Muqdisho 01.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga dawlada federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdikariim Xasan Guuleed ayaa maanta daboolka ka qaaday in maalinimada beri ah uu furmi doono shirweyn qaran kaasi oo uu sheegay inay ka soo qayb galayaan dadweyne fara badan isla markaasna looga hadli doono waxyaabo ay ka mid yihiin federalismka,Dastuurka…

                        Read More

                          Madaxweynaha Galmudug Cabdi Qaybdiid oo ka dagay Muqdisho,Safarkiisu Muxuu daaran yahay

                          Muqdisho 01.Sep 2013 (SDN)- Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho. Cabdi Qeybdiid oo warbaahinta kula hadlay garoonka diyaaradaha magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in socdaalkiisa uu la xiriiro ka qeyb-galka shirka September 16 lagu wado inuu ka dhaco magaalada Brussels ee dalka Belgium. Wuxuu sheegay inay jiraan…

                          Read More

                            Ehlu suna Wal Jameeca oo Xilkii ka Xayuubiyay Gudoomiyahoodii iyo Sababaha Xilka looga qaaday

                            Galgaduud 01.Sep 2013 (SDN)- Gudoomiyihi Guddiga Fulinta Ahlusuna waljameeca ayaa maanta cod aqlabiyad ah xilka qaadis looga sameeyey,ka dib markii maamulka Ahlusuna waljameeca ee gobollada dhexe eedeyn u jeediyeen. Kulan muhiim ah oo ay yesheen golaha shuuradda Ahlusuna Waljameeca ee gobolka Galgadduud ayaa xilka qaadistaasi ku sameeyey. Xubnaha Golaha shuuradda ee Ahlusuna Waljameeca oo tiradooda…

                            Read More

                              Wasiirka Arrimaha Dibada oo si ku Meel gaadh ah u Maamulaya Hay’ada Qurbejooga Somaliland oo Maanta Xilkii la Wareegay

                              Hargaysa 01.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Arimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah Md maxamed Biixi Yoonis ayaa maanta si ku meel gaadh ah ula wareegay xilkii gudoomiyaha Hay’adda qurbo-joogga Somaliland. Munaasabada xil wareejintan oo ka dhacday xarunta wakaalada qurba jooga  ayaa wax goob joog ka ahaa wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha debada Md. Mawliid Maxamuud Ibraahim…

                              Read More

                                Diyaarada Itoobiya Airways oo Sannad iyo Badh kadib Maanta Soo Cago dhigatay Madaarka Caasimada Hargaysa

                                Hargaysa 01.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda duulista iyo hawada Md Maxamud Xaashi cabdi ayaa maanta warbaahinta u soo bandhigay diyaaradii ugu weynayd ee soo fadhiisata madaarka caasimadda hargaysa muddo 58 sanadood ah ka dib. Dayuuradan oo nooceedu yahay 737 oo ay leedahay shirkadda Ethiopian Airline oo maanta soo fadhiisatay garoonka Egal intranational Airport ee magaalada…

                                Read More

                                  Golaha Wakiilada oo Maanta Dufcadii labaad ee Golaha Wasiirada Cod aqlabiyad ah ku Meel Mariyay

                                  Hargaysa 01.Sep 2013 (SDN)- Fadhigii maanta ee golaha wakiilada JSL oo uu shir gudoominayey gudoomiyaha golahaasi Md Cabdiraxmaan Maxamed cabdilaahi (Cirro) ayaa meel mariyey ansixinta wasiirada wasaaradaha deegaanka, biyaha, kalluumaysiga, wasiirul-dawlayasha wasaaradaha xanaanada xoolaha iyo nabadaynta gobolada bari halka sidoo kalena ay ansixiyeen  wasiir ku xigeenada wasaaraddaha, warfaafinta, Beeraha,, shaqada iyo arimaha bulshada, Mudanayaasha golaha soo xaadiray…

                                  Read More

                                    Anigoo ku hadlaya magaca dhamaan xubnaha xisbiga UCID Laantiisa UK, waxaan halkan Hambalyo uga diraynaa magacaabida Afhayeenka Guuda ee xisbiga UCID kaa soo loo magacaabay Garyaqaan Muuse Ismaaciil Qardhab,

                                      JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka mso-fareast-language: EN-GB”>UCID Justice and Welfare Party حزب العداله والرأفة Date: 01/09/2013 Anigoo ku hadlaya magaca dhamaan xubnaha xisbiga UCID Laantiisa UK, waxaan halkan Hambalyo uga diraynaa magacaabida Afhayeenka Guuda ee xisbiga UCID kaa soo loo magacaabay Garyaqaan Muuse Ismaaciil Qardhab, Xisbiga UCID Laantiisa UK oo…

                                    Read More