Ethiopia oo safiir cusub u magacowday Soomaaliya

    Muqdisho 01.Sep 2013 (SDN)Dowladda Ethiopia ayaa Ambassador Wondimu Asaminew u magacowday inuu danjire uga noqdo dalka Soomaaliya. Danjiraha cusub ee Ethiopia oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa waraaqihiisa aqoonsiga ku wareejiyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu maanta Villa Soomaaliya kula kulmay. Madaxweynaha ayaa safiirka kala hadlay xiriirka labada dal iyo iskaashiga saaxiibtinimo…

    Read More

      7 qof oo ku dhimatay dagaal ka dhacay Qansax-dheere

      Qansax dheere 01.Sep 2013 (SDN) Ugu yaraan toddobo qof ayaa ku dhimatay, tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaal xalay ka dhacay deegaanka Koronbood oo qiyaastii 10 km dhinaca koonfur kaga beegan degmada Qansax-dheere ee gobolka Baay. Guddoomiyaha degmada Qansax-dheere Aadan Cabdi Qooqane  ayaa sheegay in dagaalku uu dhacay kaddib markii ciidamada dowladda Soomaaliya iyo…

      Read More

        DHEGEYSO:Wareysi aanu la yeelanay Guddoomiyaha Baanka Somaliland ee Laamaha Bariga

        Cerigaabo Sept 01,2013(SDN)-Guddoomiyaha laamaha baanka somaliland ee laamaha barigu waxa uu tilmaamay inay ku hallan yihiin sidii ay dadka reer sanaag uga beddeli llahaayeen lacagta giimbaarta ah oo dhaqaale burbur badan ku haysa, waxana uu sheega inay haatan dardar gelinayaan qorshe hufan oo lacagtaas gobalka lagaga sifaynayo, isagoo tilmaamay inay jiraan caqabado badan oo ku…

        Read More

          Maxkamadda Gobolka Hargeysa Oo Maanta Go’aan Ka Gaadhaysa Dil loo Haysto Xildhibaan Golaha Deegaanka Hargeysa ka tirsan

          Hargeysa:1-Sep-2013(SDN)- xildhibaan Mustafe Cismaan Daahir oo ku eedaysnaa inuu 29-kii bishii may ee sanadkan nin shacab ah ku dilay magaalada Hargeysa, ayaa maanta  lagu wadaa in maxkamada Gobolka Hargeysa ay go’aan ka gaadho kiiskiisa. Xildhibaanka oo ka mid ah xubnihii Golaha Deegaanka Hargeysa ka soo baxay, islamarkaana in ka badan saddex bilood u xidhnaa kiiskan…

          Read More

            Masuuliyiinta Duulista Hawada iyo Gaadiidka cirka oo Maanta laga sugayo inay Caddeeyaan Sababta Garoonku u Xidhan Yahay

            Hargeysa:1-Sep-2013(SDN)-Waxa Maanta laga filayaa masuuliyiinta wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka cirka oo uu ugu horreeyo wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa maanta laga sugayaa inay shacabka u iftiimiso sababaha ka dambeeya xidhnaanta Garoonka Caasimadda Hargeysa oo muddo bil dhaw ka hor madaxweynuhu xadhiga ka jaray. Gegida Diyaaradaha Hargeysa oo ay ku baxday lacag adag oo dalku…

            Read More

              Ucid:(Macnayn war-saxaafadeed Hore)

               JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party حزب العداله والرأفة REF/UCID  /31/8/2013 War Saxaafadeed UjeedO/SiXiD Waxaanu Macneynaa War Saxaafadeed maanta ka soo baxay Xafiiska Xoghayaha G.Dhexe Ee Xisbiga Ucid kaas oo Warbaahinta Qaarkood  u Turjumeen Si khaldan War Saxaafadeedka ayaa macnahiisu ahaa in Shirkii is Xogo-gaalnimo Waraysiga Ahaa…

              Read More

                Guddida Waxbarashada Magaalada Toronto oo loo soo jeediyay Talooyin ku saabsan Waxbarashada Ardeyda Soomaalida

                Toronto Sep 01,2013(SDN)-Guddida Tacliinta magaalada Toronto ee gacanta ku heysa dugsiyada waxbarasho ayaa dhawaan magacaawday guddi hoosaad ka soo talo bixisa sidii Ardeyda Soomaalida waxbarashada gacan looga siin lahaa. Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa waxbarashada uga tagta si aad uga badan dhalinta kale ee reer Toronto. Si arinkaa wax looga qabto ayaa guddi hoosaadku baaritaano dheer oo…

                Read More

                  Obama oo Ku Dhawaaqay In La Weeraro Syria

                  Washington:1-Sep-2013(SDN)-Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa sheegay inuu go’aansaday in Maraykanku uu weerar ku qaado dalka Syria, maadaama uu hogaanka dalkaasi isticmaalay hubka sida aadka ah wax u gumaada.  Obama oo shacabka Maraykanka kala hadlay aqalka Cad, ayaa wuxuu sheegay in weerarkani aanu noqon doonin faro-gelin aan dhammaad lahayn iyo ciidan ka socda Maraykanka oo gudaha…

                  Read More

                    Xildhibaannada Golaha Deegaanka Hargeysa Oo Beeniyey warar xaalad abuur ah oo Warbaahinta Dawladdu Baahiyeen

                    Hargeysa:1-sep-2013(SDN)- Qaar ka mid ah Xildhinaada Golaha Deegaanka ee Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa beeniyey inay wadaan Mooshin ka dhan ah Maayarka Caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Cabdiraxmaan Solteco) iyo ku xigeenkiisa  Cabdicasiis Cago weyne. Xildhibaanadan ayaa sheeegay in laga been abuuray oo aanay waxba ka jirin Mooshinkaas la sheegay in xilka lagaga qaadayo Maayarka…

                    Read More

                      Haweeney Soomalai ah oo qiratay in ay Lacagou u urisay Shabaabka sanado ka dib

                      Minneapolis Sep 01,2013(SDN)-Haweeney Soomaali ah oo ku nool magaalada Minneapolis ayaa sanado ka dib qiraytay in ay been u sheegtay Guddi ay dawlada Mareykanku u saartay baaitaan lagu sameeynayay dhalinyaro Soomaali ah oo Mareykanka tagtay kuna biirtay kooxda Al Shabaab. Saynab Xuseen ayaa maxkamada degmeda Minneapolis ka hor qiratay in gashay denbi ah in ay…

                      Read More

                        Shalay:Su’aashii ugu xiisaha badnayd oo la weydiiyey wasiir shaqada ku cusub+Xildhibaanno muxaafid ah oo Buuq ku furay+ jawaabtii wasiirka

                        Hargeysa:1-sep-2013-(SDN)-Madashii maalintii shalay lagu ansixinayey xubinihii wasiirada ahaa ee dhawaan madaxweyne siilaanyo magacaabay, ayaa waxa mudanayaasha Goluhu ay halkaas ka soo jeediyeen su’aalo koob kooban oo wasiirada cusub lagu liishaamayey. Su’aalaha la weydiinayey wasiiradda cusub ee la ansixinayey ayaan intooda badan xiiso badan lahayn marka laga reebo su’aal uu xildhibaan Saleebaan Yuusuf Cali Koore ku…

                        Read More

                          “Bariiskii uu madaxweyne-ku-xigeenka iyo wiilasha uu Adeerka u yahay Taleex u rareen ayaa……..” xildhibaan indho indho.

                          Hargeysa:1-Sep-2013-(SDN)-Xildhibaan Cabdiqaadir indho-indho oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland ee ka soo jeeda Deegaanada Bariga, ayaa sheegay in xaaladda qallafsan ee haatan ka taagan Deegaanada Taleex iyo daan-daansiga lagu hayo ciidanka qaranka Somaliland uu sabab u ahaa Bariiskii ay Somaliland deegaanadaas geysay. Xildhibaan Indho-indho oo maalintii shalay xarunta Golaha  Guurtida kula hadlayey qaar…

                          Read More

                            From brutal dictator to a mass slaughterer

                            As limited information is reported about the depth of the Syrian crisis, I wish to enlist down few factual truths about dilemma, which may not be known to many. This report comments the sequences events occurred in the region since the beginning of the Iranian revolution in 1979.It covers also for the countries directly or…

                            Read More

                              KULANKI AQOONYHNKA GOBOLKA HARGAYSA IYO SALLAXLEY EE DALKA UGANDHA OO DEEQ BUUGA UGU DEEQAY MOOGE REDEARS CLUB +SAWIRO

                              (KampalaSDN)  Aqoonyhnka beesha hargaysa iyo salaxley  ee wax ka barata dalka ugandha gaar ahaan casimadiisa kampala ayaa waxay xaflad wayn oo ay kusoo bandhigaayen deeq buug ah  iskugu yimi hotel wayn ku yaala caasimada dalka ugandha waxay deeqdani ka koobnayd  80 buugagta noocyadooda kala duwan ah si loo dhigo  Mooge readers club  ku taala dagmada…

                              Read More

                                Face the Music: Somaliland Met “Talibanized” Police Rounding Up Djibouti Sports Team on Visit

                                Hargeisa, Sep.01, 2013 (SDN)-On August 25 of this year Djibouti basket players went to Hargaysa, Somaliland for friendly match. Less than an hour of their arrival, “ Talibanized” police officers were deployed to contain unusual threat as eye witnesses were assuming—many thought de-miners were defusing landmines in nearby or Somaliland terror returnee from Somalia is…

                                Read More

                                  Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Xaliyay Khilaaf dhinaca sahaminta Shiidaalka oo ka Jiray Deegaanka Sanyare ee Gobolka Togdheer

                                  Burco 31.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka Arrimaha Guud Mudane Cali Maxamed Warancade oo ay Weheliyaan Wasiirul dawlayaasha Wasaaradaha Maaliyada iyo ,Waxbarashada,Badhasaabka Gobolka Togdheer, Maayarka Magaalada Burco Saraakiisha Shirkada Sahaminta Shiidaalka ee Genel Energy iyo  Ciidamada Amaanka ayaa maanta Kormeer hawleed ku tagay Deegaanka Sanyare oo maalmihii u danbeeyay uu ka Jiray Khilaaf ku xidhiidhsan hawsha baadhista…

                                  Read More