Somaliland locks up journalist as director-general claims press ‘freedom’

    Hargeisa, July 08 2013 (SDN) – Somaliland’s director-general remains confident of the breakaway state’s press freedom, despite outcry over the jailing of two leading journalists last week. Last Wednesday, Hubaal newspaper manager, Mohamed Ahmed Jama Aloley, and the paper’s editor Hassan Hussein Kefkef, were sentenced to one and two years in jail respectively. The two also got…

    Read More

      Kalfadhigii 3aad ee Golaha Deegaanka Boorama oo furmay iyo Qodobada lagaga hadlayo

      Boorama 08.July (SDN) Kalfadhigii sadexaad ee Golaha deegaanka ee Degmada Boorame ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaaladaasi. Xubnaha Golaha deegaanka ee Degmada Boorame  ayaa kalfadhigoodan kaga hadlaya Qodobo ay ka mid yahiin Sidii loo dejin lahaa Ajendayaasha fadhiyada bisha Ramadaan. Dib u eegista waxyaabaha qabsoomay iyo waxa weli qabyada ah. iyo Warbixinta guud…

      Read More

      77-tan Sanno Ka Dib Xiddiga Reer Ingiriiska Andy Murray oo Ku Guuleystey Wimbledon Grand Slam. By Jaahuur.

      London-Wimbledon-July-08-1013-qurbejoognews.com-Ottawa-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu manta ula caraabeynaa xagaa iyo cariga Ingiriiska oo lagu kala faraxashey koobka Wimbledon Grand Slam. Haddaba labadii wiig ee aynu soo dhaafney waxaa si xiisad leh uga socdey carigaa Ingiriiska koobka Tenista ee loogu magacdarey Wimbledon Grand Slam,waxaana ka soo qeybgala ciyaartoy badan oo aduunka caan ka ah Gabdho iyo Wiilalba….

      Read More

        WAR DEG DEG AH:Diyuurad siday Madaxweynaha Soomaaliya oo Dab qabsaday

        Muqdisho July 08,2013(SDN)-Duyuurad rakaab ah oo siday madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kolkii ay hawada ku jirtay mudo 20 daqiiqadood ah waxa soo wejahay cilad keentay in duyuuradu dab qabsado. Duyuuradan Madaxweynaha Soomaaliya siday ayaa dib ugu noqotay Gegida Duyuuradaha ee Aadan Cade. Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Eng Cabdiraxmaan Yariisow oo saxaafada uga waramay arintan…

        Read More

          Qurbajooga (UK) Beesha Ciidagale oo Taageero Buuxda isla garabtay baaqa dhallinta Beesha ay u dirtay Xukuumadda Mudane Axmed Siilaanyo

          Arbayaal maroodiya hadduu adame soo laayoo Ilkahuu ka soo jaray haddii Iimay laga keeno Wuxuu soo itaalaba hadduu Awdal soo geliyo Kii abbaan u sheegtiyo midkii kala aslaaxayey Kii iibka gooyiy  midkii ka amar waynaaday Adyad kii agjoogsay ba wuu ka arad beelaa ………….Bedkaa kale waan ka tegay …. ( Xuseen Xasan) Tixdan gaaban oo…

          Read More

            Professor Axmed Ismaciil Samatar iyo kulanka Jaaliyadda reer Somaliland ee Uk ;Waxaan Laascanood u Tagi Wayey waxa la yiri waxad u bahan Tahay Ciidan ku Ilaaliya ,Dawasho Wacan

            London 08Jul13 (SDN)Kulan ay isku yimaadeen Jaaliyada Somaliland ee uk aya waxa hadal dheer ka jediyey Professor Axmed Ismaciil Samatar isaga oo ka yabiyyey jaaliyadii halkaa isku timid iyada oo u ku hadlay hadalo aan laga filayn Somaliland waxa uu ka soo qaday wadan Dhinacna Buko Dhinacna Xumad Hayso,, Dawasho wacan Vidyawga dhamaystirana waan idiin…

            Read More

              Afhayeenka Xisbiga CDU xubina ka aha Dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN”Rajedu aad bey u yartahay,waxaanse eegeeynaa waxa ka suurtagala wadahadalada”

              Toronto July 08,2013(SDN)-Afhayeenka Xisbiga CDU Maxamed Axmed Yusuf Rabaash ayaa nooga waramay wadahadalada maanta Jabuuti uga furmaya Xukuumada dalkaas iyo dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN. Maxamed Rabaash ayaa hore u ahaa xildhibaan ka tirsan Gollaha Degaanka Jabuuti iminkana waxa uu ku sugan yahay magaalada Toronto ee dalka Canada. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/rabaash.MP3″] HALKAN GUJJI SI AAD…

              Read More

                Wariye lagu Dilay Magaalada Gaalkacyo

                Gaalkacyo July 08,2013(SDN)-Waxa magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug lagu toogtay weriye ka hawgalayay TVga cusub ee Kalsan. Weriye Liibaan Cabdulaahi Faarax ayaa ah weriyihii 5aad ee lagu dilo Soomaaliya sanadkan. Liban Qaran ayaa la weeraray kiyoo aqalkiisa ku sii socda degaan u dhexeeyay maamul goboleedyada Puntland iyo Galmudug. “Aad baanu uga murugeysan nahay dilka loo…

                Read More