Holy Month of Ramadan Begins Tomorrow

    Hargeisa, July 09, 2013 (SDN) — Somaliland’s minister of religious affairs and endowment Sheikh Khalil has said that the holy month of Ramadan will start tomorrow following the non- sighting of the moon as at yesterday. Fasting is one of the five pillars of Islam. It is an annual and month-long spiritual exercise decreed for all matured Muslim faithful…

    Read More

      “Madaxweynaha Somaliland waa Madaxweynihii uu la sharaxnaa ee doorashadii isaga (Guddoomiyaha UCID) 100% foodka kaga helay” Wasiirka Warfaafinta

      Hargaysa 09.July (SDN) Wasiirka  Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Md. Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa maanta jawaab  ka bixiyay eedaymo uu Guddoomiyaha xisbiga UCID  u jeediyay Madaxweynaha Somaliland Iyo Wasiirkiisa Madaxtooyadda. Wasiir Cukuse ayaa ku tilmaamay dhawaaqa Faysal Cali Waraabe ka soo yeedhay qaar ceeb ku ah qaranimadda isla  markaana aan la qaadan Karin…

      Read More

        Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Dhanbaal Bisha Barakaysan ee Ramadaan u diray Shacabka Somaliland

        Hargaysa 09.July (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu Dhambaal Hambalyo ah u dirayaa Shacbiga Somaliland Meelkastoy Joogaan Dalka Guddihiisa & Debediisaba, Bisha Barakaysan ee Ramadaan Awgeed, uguna Bushaararaynaa Bisha Barakaysan ee Ramadaan oo Kowsatay caawa, ILLAAHAY-na waxa uu uga Baryayaa inuu Sannadka Sanadkiisa Bash-Bash & Barwaaqo ku gaadhsiiyo bishan bisheeda….

        Read More

          Wasiirka Warfaafinta oo uga digay Madaxda Wasaaradaasi inaanay Gacantiisa Sababsan,Kuna Goodiyay in Kii Xafiiskiisa laga waayo uu banaanka yahay

          Hargaysa 09.July (SDN) Wasiirka wasaaradda warfaafinta  dhaqanka iyo wacyigelinta mudane C/llaahi Maxamed Daahir ayaa maanta kulllan guud oo uu la yeeshay shaqaalaha qaybaha kala duwan ee wasaarada warfaafinta  waxa uu ku booriyay inay sii laban laabaan dadaalkooda shaqo ee ay ugu adeegayaan bulshada. Md Cukuse waxa uu sheegay in wasaaraddu mas’uuliyad balaadhan u hayso qaranka,…

          Read More

            Kulan lagu lafo gurayay Siyaasada Daawooyinka Somaliland oo Hargaysa lagu soo Gabo gabeeyay

            Hargaysa 09.July (SDN) Kulan ay ka qayb qaadanayeen hawlwadeenada caafimaadka Somaliland iyo saraakiil ka socotay xafiiska WHO ee Magaalada Nairobi  kuna saabsanaa siyaasadda dawooyinka ee Wasaaradda caafimaadka oo muddo sadex maalmood ah ka soconayey Magaalada hargaysa ayaa maanta si rasmi ah loogu soo gebegebeyey Magaalada Caasimadda ah ee Somaliland. Marwo Aasiya Cismaan Axmed Madaxa WHO…

            Read More

              Madaxweyne Siilaanyo oo Kormeer Kedis ah maanta ku soo maray qaar ka mid ah Hay’adaha Dawlada

              Hargaysa 09.July (SDN) Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta kormeer hawleed ku soo maray qaar ka tirsan xarumaha wasaaradaha iyo Hay’adaha qaarkood, kuwaasoo ay ka mid yahiin wasaaradda warfaafinta wacyigelinta iyo Dhaqanka. Madaarka Caasimadda, Xarunta Dawladda Hoose ee Magalada Hargaysa iyo Cusbitaalka caruurta ee Dr, Maxamed Aadan Sheekh. Madaxweynahu waxa uu kormeerkiisa…

              Read More

                Magaalada Minneapolis oo laga furay: Hay’adda Minnesota Somali Champer of Commerce

                Minneapolis July 09,2013(SDN)-Waxaa magaalada Minneapolis, ee gobolka MN, maalintii ay bishu aheed July 6 deedii looga dhawaaqay hay’ad cusub oo loogu magac daray: Minnesota Somali Champer of Commerce. Hay’adaan oo wax wayn ka badali doonta ganacsatadda Soomaaliyeed ee degan gobolka Minnesota oo ah meeshaa ay degan yihiin Soomaalida ugu tiro iyo tayo badan cariga waqooyiga Maraykanka,…

                Read More

                  Ra’iisul Wasaaraha oo booqasho labo maalin ah ku jooga magaalada Baydhabo

                  Muqdisho, July 09,2013(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa saaka soo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa safarkiisa ku wehliya Wasiirka Gaashaandhiga Mudane Cabdixakiin Maxamuud X. Faqi, Wasiirka Ganacsiga Mudane Maxamed Axmad Xasan, Wasiirka kuxigeenka Wasaaradda Adeegga Bulshada Maxamuud Macalin…

                  Read More

                    Musharixiinta xilalka Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa ee Xisbiga UCID oo Kahadlay Wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya

                    Hargeysa July 09,2013(SDN)-Musharixiinta xisbiga mucaaridka ee UCID ee xilalka Madaxweynaha iyo Ku-xigeenkiisa ayaa qoraal ay soo saareen uga hadlay dhawr arrimood oo ay ka mid yihiin wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya. Warkan saxaafa loogu talo galay ayaa sidoo kale lagu soo qaaaday dood u dhexeysa Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo wasiirka…

                    Read More

                      Saudi death toll from new virus rises to 38

                      Saudi Arabia says two more people have died from a new respiratory virus related to SARS, bringing to 38 the number of deadly cases in the kingdom at the center of the growing outbreak. The Saudi Health Ministry said the two died Saturday and that tests on 77 suspected cases yielded only three positive cases,…

                      Read More

                        Dawladdaha Sucuudiga iyo Imaaraadka Carabta oo ka hadlay waqtiga uu bilaabmayo Soonka bisha Ramadaan

                        RIYADH July 8, 2013 (SDN/AFP)- Dawladda Boqortooyada Sucuudiga ayaa ka hadashay xilliga uu rasmi ahaan bilaabmayo Soonka bisha barakaysan ee Ramadaan. Sida lagu sheegay war saxaafadda loogu talogalay oo uu soosaaray golaha xukuumadda Boqortooyada, soona xiganaya masuuliyiinta Boqortooyada u qaabilsan arrimaha diinta, bisha barakaysan ee Ramadaan waxay bilaabmi doontaa Arbacadda soo socota, taasoo ay Salaasada…

                        Read More