Duyuurad ku burburtay gegida Duyuuradaha San Fransisco

    San Fransisco July 07,2013(SDN)-Duyuurad laga leeyahay dalka Konfurta Kuuriya oo la yidhaahdo Asiana ayaa ku burburtay Garoonka Duyuuradaha magaalada San Francisco ka dib kolkii ay qeybo ka mida duyuuradu dab qabsadeen. Duyuurada oo xili ay cago dhiganeysay ay quwad yari soo wejahday ayaa inta danbe dhulka ku dhufatay ka dibna dhabahii ka baxday oo sidaa…

    Read More

      Xuskii sanad-guurada xisbiga (Liberal Democratic party) iyo arimaha Somaalida UK oo lagu soo qaaday

        London 07Jul13(SDN)Waxa manta lagu qabtay xaruunta westminister sanad-gurihii 25 ee ka soo wareegay asaaskii ururka  (liberal democrat) ee dalkan UK. Urukan oo qayb ka aha maamul wadaaga labada xisbi ee ka taliya dalkan  ayaa ka unkamay ilmo-galeenka midawgii labadii xisbi ee la kala odhan jiray (liberal party) iyo (social democratic party) ee midoobay 1988….

      Read More

        Somaliland court under fire over Hubaal convictions

          The decision by a Somaliland court to convict the manager and editor of independent newspaper Hubaal has received widespread criticism from journalists, media groups and politicians who say the court failed to follow due process. On Wednesday (July 3rd), Hubaal editor Hassan Hussein Kefkef was sentenced to two years in jail, while the paper’s…

        Read More

          Madaxweynaha Dawlad Deegaaneedka Ethiopia oo ka hadlay Doorka Ciidamada Ethiopia ee Somalia iyo Deeqaha Waxbarasho {DHAGAYSO}

          Jig Jiga 06.July (SDN) Madaxweyne Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamed Cumar ayaa Sheegay inay Maamulkiisa farxad weyn u tahay inay Deeqo Waxbarasho Siiyaan Arday ka socota Somaliland iyo Punt land. Madaxweynaha ayaa hadalkan ka sheegay Madal ay ku qalin jebinayeen 759 Arday isla markaana Wax ka bartay Jaamacada Jig Jiga Health Science. Mudane Cabdi…

          Read More

            “Annaguna Haddii aanu Somaliland nahay wax kale maanu samayne Xidigtii uun baanu Madoobaynay Ilaahayna ha nagu guuleeyo.” Wasiirka Warfaafinta Cukuse {DHAGAYSO}

            Jigjiga 06.June (SDN)    Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa ka qayb galay Munaasibad ay ku qalin jebinayeen 759 Arday oo Sideed iyo Labaatan ka mid ahi ay ahaayeen Reer Somaliland isla markaana Wax ka bartay Jaamacada Jig Jiga Health Science . Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo…

            Read More

              Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo Shahaadooyin Gudoonsiiyay Arday ka baxday Dugsiga Abaarso Tech

              Hargaysa 06.June (SDN)   Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta ka qayb galay Munaasibad loo sameeyay arday ka Qallin Jebisay Dugsiga Abaarso Tech isla markaana lagu sii sagootinayay 16 Arday oo Deeq waxbarasho ka helay Dalka Maraykanka . Munaasibadan waxaa ka qayb galay oo kale Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha,Wasiir ku…

              Read More

                Warqad furan: Wasiir Xirsi iyo Gudoomiye Faysal, fadlan joojiya dagaalka afka ah, Guul-wadey​aashana iska dhex saara

                Hadal badan umaan soo bixin, waxaanse kelmad kooban halkan hawada u marinayaa  Wasiir Xirsi iyo Gudoomiye Faysal. Mudane Wasiir Xirsi iyo Gudoomiye Eng. Faysal, danaha Qaranka oo lagu kala aragti duwanaadaa malaha wax ceebaal ah. Waa xaqiiq, in masuuliyada dalka iyo dadka Somaliland ay saaran tahay Madaxweynaha Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo hadba cidii…

                Read More

                  Faysal ma waalnee Dowlada maskaxda yar baa waalan

                  Shalaybay ahayd markii Gudoomihii Kulmiye (Silaayo) uu hanjabaada iyo aflagaadada aan kala go’a lahayn.. kuna soo wada koobi karin halkan ay muncaarinadadiisu ahayd. Shalaybay ahayd ninka xilka ka weyn loo dhiibay(Xirsi)  ee la daala dhacaaya, xilka qaran ee uu hayo ku qaldaaya xafiisyadii Dahabshiil ee uu islaamada ku dhibi jirey.  Shalaybay ahayd markii   uu baabuurta…

                  Read More

                    Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo ka Gil Gishay Dhaleecayn uu u soo Jeediyay Wasiirka Madaxtooyadu {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 06.June (SDN)   Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Jawaab kulul ka bixiyay hadalo uu Wasiirka Madaxtooyadu ku duray Shakhsiyada Faysal Cali Waraabe iyo Sababaha looga reebay Ergadii Somaliland u Matalaysay Wada hadalada ay la leedahay Somalia . Gudoomiyaha xisbiga ucid oo maanta shir jaraa,id  ku qabtay xarunta dhexe ee xisbiga Ucid ayaa…

                    Read More

                      Crazy Clans Completely Conquer Silanyo’s Government

                      Those of us who are not afflicted with selective amnesia may recall that President Silanyo was vehemently against any semblance of bloated, corrupt and inefficient government like that of his predecessor, Dahir Rayale Kahin. That was before Silanyo assumed the mantle of leadership in July 2010. In other words, Silanyo was a strong believer in…

                      Read More