“Horumarka dalkaaga Hargaysaa laga Gartaa” Madaxweyne ku xigeenka Somaliland {DHAGAYSO}

    Hargaysa 07.July (SDN) Madaxweyne ku xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismaha Cusub ee DEERO-MOL ee magaalada Hargaysa  kaasoo ay hirgelisay shirkadda ganacsiga ee INDHO-DEERO-Group. Madaxweyne ku xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo munaasabadaa hadal kooban ka jeediyey ayaa ku sifeeyey shirkadda DEERO-GROUP mid ku hawlan kaalinteedii…

    Read More

      Wasiirka Hawlaha Guud iyo ku Xigeenka Ganacsiga oo tilmaamay faa’iidada Maalgashiga {DHAGAYSO}

      Hargaysa 07.July (SDN) Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Ganacsiga iyo Maalgashiga Mudane Bashiir Cabdi Xariir iyo Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud iyo Guryaynta Mudane C.risaaq Khaliif Axmed ayaa Tilmaamay faa’iidada ay dalka u leedahay in Ganacsatada u dhalatay ay Maalgashadaan Taas oo Horseedaysa ayay Yidhaahdeen Horumar dhinacyo badan leh oo dalku ku talaabsado . Labadan Wasiir ayaa…

      Read More

        Wasiirka Caafimaadka S.land oo u Kicitimay Nayrobi+ Mashaariic laga hirgaliyay Berbera {DAAWO}

        Berbera 07.July (SDN) Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Md.Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa maanta u ambo baxay Magaalada Nayrobi halkaas oo ay kaga qayb gali doonaan Shir lagaga hadlayo arrimaha Caafimaadka. Wasiirka Wasaarada Caafimaadku waxa uu Warbaahinta u Sheegay in Shirka ay ka qayb galayaan ay Goob joog ka yihiin…

        Read More

          Wada hadalada labada dal ,Odhaahda Ergada Somaliland ee Shirkii Hordhaca ahaa,iyo Qodobada ay ku Garnaqsanayso

          Ankara 07.July (SDN) Guddiyadda labadda wadan ee Somaliland iyo  Somalia ee wada hadaladu uga bilaabmi doonaan Magaalada Ankara ee caasimadda Dalka Turkiga ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Arrimaha dibadda ee dalkaasi Mr.  Ahmet Davutoglu. Hadal kooban oo uu Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dalka Turkigu ugu talo galay Warbaahinta ayaa waxa uu ku sheegay in uu…

          Read More

            Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo Xadhiga ka Jaray Dhisme Cusub oo lagu magacaabo Deero Mol

            Hargaysa 07.July (SDN)  Madaxweyne ku xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismaha Cusub ee DEERO-MOL ee magaalada Hargaysa  kaasoo ay hirgelisay shirkadda ganacsiga ee INDHO-DEERO-Group. Munaasabad lagu qabtay xarunta dhismahaasi oo ay sidoo kale ka soo qayb galeen mas’uuliyiin ka tirsan Dawladda iyo Ganacsato waaweyn ayaa waxaa ka hadlay…

            Read More

              Qormadii 12 aad iyo Mahadhooyi​nkii Qusumka iyo Qoonta ahaa, kuwaas oo lagu xusuusan doono Xukuumada Siilaanyo ee sadexda-sa​no buuxsatey ( 27/6/ 10 – 27/6/13

              Muwaadinow bal  dib-u-yara milicso  sadexdii sanadood ee ay xukuumada Siilaanyo doobineysey ee ay doogsin carareysey ee ay shacabka S/land ay ku-jireen  Qar-qarsiga iyo Qoor-qabadka  iyo  dhacdooyinkii Tabanaa (–)  ee is-dabo yaalka  ahaa, ee ay xukuumada Siilaanyo  ku hafatey  kuna asqowdey kuna-simbiririxootey sidii ay ceebahaa dul-hoganaaya isaga meydhi-laheyd iyada  oo  wadanka hogaanka u-haysey mudo sadex-sanadood ah, ayaa…

              Read More

                Cartoon Depicting Minister Hirsi as president Silaanyo’s other invisible hand or real leader published by Amin Arts

                Hargeisa, 07 July 2013 (SDN) –—The internationally acclaimed Somali cartoonist Amin Arts has published a cartoon depicting Somaliland’s minister of presidency Hirsi Ali Haji Hassan as president Silaanyo’s other invisible hand or real leader. The cartoon depicts minister Hirsi inside armless president Silanyo’s suite and terrified Somaliland citizen saying like this: “Oh! There is a…

                Read More

                  Wasiiro Mar kale Degmada Xariirad u Tagay Xalinta Shaqaaqooyinkii ka Dhacay

                  Xariirad 07.July (SDN) Wafdi uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda  xanaanada xoolaha  Somaliland Dr. Cabdi Awdaahir  Cali ayaa maanta socdaal hawleed ku tagay Gobolada Awdal iyo salal. Waftigan  oo ay ka mid yihiin wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta Sh. Khaliil C/llaahi Axmed, wasiirxigeenka wasaarada cadaaladdaNuur Cismaan Guuleed iyo xildhibaan Axmed Maydhane Waaberi oo ka tirsan Golaha Guurtida…

                  Read More

                    Kulan dib loogu eegayo Siyaasada Daawada Somaliland oo Hargaysa ka Furmay

                    Hargaysa 07.July (SDN) Wasiir ku xigeenka Wasaaradda caafimaadka Jamhuriyadda somaaliland Marwo Nimco Xuseen Qawdhan, ayaa maanta  ka furtay Magaalada Hargeysa kulan  hawleed   dib loogu eegayo Siyaasada Dawada ee  Soomaaliland,kaasi oo ay ka soo qayb galeen  Xubno ka kala socda wasaarada caafimaadka, Farmasiilayda  Hargeysa iyo Hay’addaha caalamiga ah. Wasiir ku xigeenka Caafimaadka Marwo Nimco Xuseen Qawdhan…

                    Read More

                      Somaliland Prepares For Mass Cattle Trade (Video)

                      Despite famine in the region, animal traders in the horn of Africa are preparing for busy month ahead. Animals vastly outnumber people in Somaliland. Around three and a half million people live in the region as compared to an estimated 8 million goats and more than one million camels. Animal traders in Somaliland are preparing…

                      Read More

                        Beeraleyda Kiinya oo Britain ka codsaday in ay ka noqoto Goaankii ay ku joojisay Qaadka

                        Nairobi July 07,2013(SDN)-Siyaasiyiin iyo ganacsatada Qaadka ayaa dalka Kiinya ayaa dawladooda ka codsaday in ay wadahadal kala gasho dawlada Britain in ay ka noqoto joojinta at dalkeeda ka joojisay Qaadka. Beeraleyda Qaadka ayaa sheegay in saameyn xun ku yeelan doona ganacsigooda iyo dhaqaalaha dalka Kiinya. Qaadka ayaa gobolada qabow ee dalka Kiinya,waxaana loo iibgeeya dalal…

                        Read More