Wasiirka Cusub ee Wasaarada Wershadaha oo Xilkii la Wareegay

    Hargaysa 06.June (SDN)  Wasiirka cusub ee Wasaaradda Wershadaha Md Abiib Diiriye Nuur ayaa maanta xilkii wasaaradaasi si rasmi ah ugala wareegay wasiirkii hore Md C/risaaq Cali Cismaan . Munaasabadda xilwareejinta oo lagu qabtay xarunta wasaaradaasi ee Magaalada Hargaysa ayaa waxaa ka soo qayb galay xubno ka tirsan Golaha wasiirada, mas’uuliyiinta iyo shaqaalaha wasaaradaasi ayaa waxaa…

    Read More

      Kenya Farmers Call on Britain to Reverse Khat Ban

      Nairobi, 06 July 2013 (SDN) –— Kenyan politicians and khat traders are calling on the government to initiate talks with British officials to reverse the ban on khat and save the multi-million dollar agricultural sector from collapsing. Kenyan farmers say the new British ban on the leafy stimulant, also known as “miraa,” will have a…

      Read More

        Venezuela offers Snowden asylum

        Caracas, 06 July 2013 (SDN) –— Presidents Daniel Ortega of Nicaragua and Nicolas Maduro of Venezuela said Friday they were willing to grant asylum to NSA leaker Edward Snowden. Snowden has asked for asylum in several countries, including Nicaragua and Venezuela. “We have decided to offer humanitarian asylum to the American Edward Snowden to protect…

        Read More

          Bayaanka Shirka Aqoonyahanka iyo Dhalinta Beelaha Daa’uud Ismaaciil (Ciidagale) Oo ay Soo Sartay Xukumadana Sii Aadag Ugu Dirtay Fariintaas

          Hargaysa 06Jul13 (SDN) Bulshada Somaliland waxa ay soo gashay halgan naf iyo maal ba ay u soo hurtay sidii ay iskaga tuuri lahayd heeryadii nidaamkii kali-taliska ahaa ee Siyaad Barre, kuna astaysnaa caddaalad darro, eex, iyo qaraabo kiil. Heshiiska bulsho ee Somaliland isu hayaa waa Dastuurka qaranka waxaanu aragti ahaan dhigayaa nidaam siyaasi ah oo…

          Read More

            Guddoomiyaha UCID oo u Jawaabay Wasiir Xirsi:waxaan u arkaa uun inan yar oo Masuuliyad aan aanuu qaadi karayn loo dhiibay, way u gaadhay inuu waxa uu doono nagu sameeyo

            Hargeysa July 06,2013(SDN)-Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa markii u horeysay ka waramay wadahadalada lagu wado in ay Somaliland iyo Soomaaliya ku dhexmaraan dalka Turkiga. “Somaliya waxaanu u sheegaynaa in Weftigani aanu ahayn wax soconaya, Waxaan eegi doonaa waxa ka soo baxa wada hadalladaasi, waxaanu sheegaynaa inaanay nimankaasi ahayn qaar miisaan…

            Read More

              Al Shabaab oo ka hadlay afganbiga madaxweynihii Masar”Isbedel Islaami ah kuma imanayo Doorasho ee waxa uu ku iman karaa uun Dagaal”

              Muqdisho July 06,2013(SDN)-Kooxda Al Shabaab ayaa Barta Internetka ee Twitter ku faafisay fariin ay uga warameyso afganbigii lagu sameeyay madaxweynaha Masar ee nidaamka dimuqraadiyadeed talada dalkaas kula wareegay sanad ka hor. Shabaabka ayaa sheegay in afganbigaasi markhaati ka yahay in nidaam dimuqraadiyadeed aheyn mid talada ay kula wareegi karaan axsaabta Islamiga ahi. “Waxa la gaaray…

              Read More

                Ciidamada Masar iyoo taageereyaasha Madaxweynihii Xilka laga tuuray oo isku dhacay

                Qahira July 06,2013(SDN)-Ciidamad adalka Masar iyo taageereyaasha madaxweyne Maxamed Morsi oo xilka laga tuuray dhawr cisho ka hor ayaa ku dagaalamay wadooyinka Qaahira. Taageereyaasha Morsi ayaa waxa ay maalmihii u danbeeyay waxa ay weeraro is weydaarsanayeen mucaaridka. Waxaana magaalooyinka dalkaasi ka dhacay iska hor imaadyo dad ku dhinteen qaar kale oo faro badana ay ku…

                Read More

                  Axmed Madoobe oo lagu wado in uu Booqdo Puntland

                  Gaalkacyo July 06,2013(SDN)-Madxaweynaha maamulka Jubaland ee dhawaanta looga dhawaaqay magaalada Kismaayo ayaa lagu wadaa in uu saacadaha soo socda gaaro magaalada Gaalkacyo. Axmed Madoobe oo maalmihii u danbeeyay u dhexeeyay magaalooyinka Adis Ababa iyo Nairobi ayaa haatan halkaa uga gudbi doona  safar uu ku booqan doono Puntland. Axmed Madoobe ayaa Gaalkacyo oo haatan lagu daweynayo…

                  Read More

                    Barnaamij Ku Saabsan Socdaalka Weftiga Somaliland u Matalaya Wada hadalada Turkiga ka Furmaya {DAAWO}

                    Berbera 05.July (SDN)Weftigii Somaliland u Metelayay Wada hadalada u dhexeeya Somaliland iyo Somalia ee Wejigiisii Afaraad ka qabsoomi doona Wadanka Turkiga ayaa maanta ka ambo baxay Madaarka Magaalada Berbera,Iyagoo ku Sugan Magaalada Addis ababa isla markaana Niska danbe ee caawa ka amba bixi doona. Weftigan ayaa  isuguna Jira Shirgudoonada Baarlamanka Somaliland, Xubno ka Tirsan Golaha…

                    Read More

                      “Waxaanu kala Garan Waynay “Faysal Cali Warabe” inuu Annagga (Somaliland) Nala Socdo iyo Inuu Soomaaliya la socdo” Wasiirka Madaxtooyada

                      Berbera 05.July (SDN) Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland  Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan,ayaa ku eedeeyay  Guddoomiyaha UCID inuu dalka khiyaameeyay maalintii uu London kula   kulmay  Madaxweynaha Soomaaliya. Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada oo ku sifeeyey ka reebida Madaxweynuhu  Faysal Cali Waraabe ka  reebay Gudida Wada Hadalada uga qaybgalaya Somaliland in uu yahay nin Mabd’iisu cadayn isla markaana ku tilmaamay…

                      Read More

                        Wasiirka Madaxtooyada oo Si adag ugu Jawaabay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid iyo Weftigii Somaliland oo u Kicitimay Turkiga {DAAWO}

                        Berbera 05.July (SDN) Weftigii Somaliland u Metelayay Wada hadalada u dhexeeya Somaliland iyo Somalia ee Wejigiisii Afaraad ka qabsoomi doona Wadanka Turkiga ayaa maanta ka ambo baxay Madaarka Magaalada Berbera. Weftigan oo uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Maalgashiga Dr Maxamed C.laahi Cumar isuguna Jira Sadexda Gole Qaran ee Somaliland ayaa ka hor intii aanay…

                        Read More