Killings, kidnappings highlight Somalia’s dangers

    The deadly assault by Islamists in Mogadishu last month, killing three Denel Mechem staff members, has highlighted the dangers of the United Nations (UN) humanitarian programme, says the company’s CEO, Stephan Burger. Two South Africans and a Somali citizen serving in the UN compound died during the attack on June 20 threatening the security gains…

    Read More

      Gudoomiyahay UCID:Danbiga aniga ayaa wax wayn ku leh, qasaarahaa iyo dhibaatadaa uu maanta golahaasi(wakiilada) gaadhsiiyay qaranka

      Hargeysa July 05,2013(SDN)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa si weyn u dhaliilay Xeerka Maamuuska ee gollaha Wakiilada Somaliland ansixiyeen. Guddoomiyaha ayaa sidaa ugu waramay jariirada xukuumadu leedahay ee DAWAN hadaladiisiina waxa ka mid ahaa “Waxaan u arkaa in golahaasi uu yahay gole wakhtigiisii dhamaaday, waxay arrintoodu la mid tahay ninkii…

      Read More

        Xubno ka Socday Somaliland oo Shir Caalami ah kaga qayb galay Wadanka Suudaan oo soo laabtay

        Hargaysa 05.July (SDN) Sadex Xubnood oo ka Socday Somaliland ayaa ka soo laabtay Shir Caalami ah oo lagaga hadlayay Wax ka qabashada iyo Xakamaynta Cudurka HIV kaas oo lagu Qabtay Caasimada Wadanka Sudaan ee Khartum. Sadexdan oo kala ah Nafiisa Maxamud oo ka Socotay Wasaarada Warfaafinta gaar ahaan Waaxda Wacyigelinta ,Gudoomiyaha Ururka Qareenada Somaliland Foosi…

        Read More

          Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibedda Soomaaliya oo ka wardoonay Soomaalida Koonfur Africa

          Pretoria July 05,2013(SDN)-Wefdi xaqiiqo raadin ah oo dawlada Soomaaliya ay u dirtay dalka Koonfur Africa ayaa la kulmay Soomaalida dalkaa ku nool iyo xubno ka mid ah gollaha wasiirada dalkaasi. Wasiir ku-xigeenka wasaarada Arrimaha dibedda ee Soomaaliya Jamaal Baroow iyo wefdiga uu hogaaminayo ayaa u kuur galay xaaladaha nololeed ee Soomaalida ku nool tuulooyinka iyo…

          Read More

            Xukuumada Jabuuti oo Wadahadalada Mucaaridka ay la Galeyso u Xushay guddi isku Dhaf ah iyo Mucaaridka oo hab beeleed isu abaabulaya

            Jabuuti July 05,2013(SDN)-Xukuumada Jamhuuriyada Jabuuti ayaa wadahadalada ay la geleyso Dalada Mucaaridka USN u xushay gudi isku dhaf ah oo ay kawada muuqdaan dhamaan qeybaha bulshada dalkaasi ku wada nool. Halka Dalaa Mucaaridka Jabuuti aaney weli shaacin guddida uga qeybgaleysa wadahadalada,iyada oo la sheegay in ay mucaaridku doonayo in gudida lagu koobo uun Beelaha heysta…

            Read More

              Taageereyaasha Madaxweynihii Xilka laga Tuuray ee Masar oo Maanta isu soobax ku baaqay

              Qahira July 05,2013(SDN)-Taageereyaashaxisbiga Ikhwaanka ayaa maanta dalka Masar ku qabanaya isu soo baxyo walaac ku abuuray mujtamaca dalkaasi. Ciidamada xilka ka tuuray madaxweyne Maxamed Morsi ayaa xabsiga u taxaabay inta badan madaxada sare ee ururka ikhwaanka oo madaxweynuhuna ku jiro. Mucaaridka ka soo horjeeday madaxweynaha la afganbiyay ayaa ilaa dhawr casho iminka ku sugan beerta…

              Read More

                Urur Siyaasadeedkii Xaqsoor oo Hakiyay Wada hadaladii ay la lahaayeen Xukuumada iyo Xisbigeeda,Qaadacayna Wasiirada laga Magacaabay {DHAGAYSO}

                Hargaysa 05.July (SDN)  Madaxda Urur Siyaasadeedkii Xaqsoor ee Ku hadhay Marxaladii doorashadii deegaanka oo Mudooyinkii u danbeeyay Wada hadal kula Jiray Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa daboolka ka qaaday inay Hakiyeen Wada hadaladii laba geesoodka ahaa ee u socday. Hogaanka Xaqsoor waxay cadeeyeen in Xukuumadu ay ka baxday balamihii ay wada galeen isla markaana ay…

                Read More

                  Somaliland’s New Fisheries Minister Takes Office

                  Hargeisa, 04 July 2013 (SDN) – In a ceremony held on today, Somaliland’s new Fisheries and marine resources Minister Ali Jama Farah assumed the charge of his office on today after his predecessor Abdilahi Osman Geeljire deployed to the presidency. In a speech at the ceremony held at the Fisheries Ministry’s headquarters, outgoing minister Abdilahi…

                  Read More

                    Wada hadaladii Somaliland iyo Somalia oo dib u bilaabmaya iyo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo laga reebay ergada

                    Hargaysa 04.July (SDN) Waxaa Mar kale dib uga bilaabmaya Wadanka Turkiga Wada hadaladii u dhexeeyay Somaliland iyo Somalia si loo sii ambo qaado Heshiiskii Ankara. Ergada Somaliland u Metelaysa Wada hadaladan ayaa la filayaa inay Maalinta beri ah u ambo baxaan Wadanka Turkiga,Iyadoo uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Iyo Maalgashiga Mudane Maxamed C.laahi Cumar oo…

                    Read More

                      Somaliland Armed Forces Seizes Puntland’s Election Material in Eastern Sanaag

                      Badhan, 04 July 2013 (SDN) – Somaliland armed forces on Thursday confiscated election materials for the upcoming Puntland elections in eastern Sanaag region.  Somaliland army commanders in Badhan city have brought the confiscated election materials in Erigavo, the capital of Sanaag region. The confiscated election materials include ballot boxes, stamps, inks and posters intended for…

                      Read More

                        Madaxweynihii Cusbaa ee Masar oo la dhaariyay iyo Duruufaha uu dhaxlay iyo Obama oo ka Werwersan Go’aanka Ciidamada

                        Qaahira 04.July (SDN) Gudoomiyaha Maxkamada sare ee dalka Masar  Cadli Maxamuud Mansuur ayaa maanta loo dhaariyey  Madaxweynaha ku meel gaadhka ah ee dalka Masar,  Kaasi oo lagu dhaariyey  xarunta maxkamada sare ee dalkaasi ee magaalada Qaahira. Munaasibadda dhaarta oo ay ka soo qayb galeen  sheekh As-har Axmed Ad-diib,baaderiga kaniisadda Qib-diyiinta, Wakiilo ka kala socday  Xarakada…

                        Read More

                          Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo Xafiiskiisa kula Qaatay Gudida Wanaag farista kana wada hadlay Bisha Barakaysan ee Ramadaan

                          Hargaysa 04.July (SDN) Wasiirka wasaarada Diinta iyo Awqaafta Sh.Khaliil cabdillahi Axmed,Ayaa  xafiiskiisa  kulan kula yeeshay  Gudoomiyaha Guddiga wanaag-farista iyo Xumaan reebista Sh/Maxamed Maxamuud Xirsi oo ay weheliyaan Gudoomiyaha Gudiga wanaagfarista Gobolka  Hawd C/risaaq Maxamed Yuusuf iyo Culimo kale oo ka tirsan  Guddiga  Gobolka Maroodi jeex. Wasiirka iyo Culimada wanaagfarista iyo Xumaan reebistu Waxa ay kulan-koodaas…

                          Read More