“Wallaahi Waa Layska Celinayaa Oo Cidna Kama Qoriweyna, Cidna kama Ciidan Badna, Halgankii SNM-na Wali Muu Dhammaan.”Muj. Ibraahim Dhegoweyne

    Hargeysa:10-Dec-2013(SDN)-Mujaahid Ibraahim Dhegoweyne oo haatan ka tirsan madasha wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka Somaliland, ayaa ka Hadlay Tacaddiyada ay dhawaanahan xukuumaddu la soo baxday iyo Cabudhinta ay ku haysto Xorriyatul-qawlka. Mujaahid Ibraahim Dhegoweyne oo maalintii shalay la hadlay Saxaafadda Somaliland, ayaa ugu horrayn soo hadal qaaday dhibaatada ay xukuumaddu ku hayso Axsaabta qaranka, isagoo tilmaamay inaan…

    Read More

      Somaliland: Of Titans and Trolls

      By: Ahmed Mohamed I. Egal During the last two weeks we have lost two titans of African politics: the first, and somewhat lesser giant, was Ambassador Axmed Maxamed Adan (Qaybe) of Somaliland, and the second, was the inestimable Madiba – Nelson Mandela of South Africa.  Clearly, Mandela was a figure of global renown that is…

      Read More

        Somaliland: Human Rights Center releases 2013 Annual Report

        Press release 10 December is a day celebrated worldwide for human rights. Human Rights Center in Somaliland released 25 pages report titled “The Chained Constitution” on the human rights situation in Somaliland. The following is the summary and the recommendations of the report. Somaliland was a British protectorate from 1884 to 26th June 1960. Somaliland…

        Read More

          The Dangers of Reporting Rape in Somalia

          Mogadishu, 09 Dec 2013 (SDN) -A court in Somalia’s capital has handed down six-month jail sentences to a 19-year-old alleged rape victim and the journalist who interviewed her after convicting them on defamation charges brought by the accused. The alleged rape victim – a reporter for the UN-funded Kasmo FM radio station – gave a video…

          Read More

            Kulamo lagaga hadlayay dib u habaynta Maamulka Maaliyada Qaranka iyo Sanduuqa Horumarinta Somaliland oo Hargaysa lagu soo Gabo gabeeyay

            Hargaysa 09.Dec 2013 (SDN) Wasiirada Maaliyada Somaliland Mudane C.casiis Maxamed Samaale oo uu Weheliyo Wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire ayaa galabta soo gabo gabeeyay Laba kulan oo lagaga arrinsanayay dib u habaynta Maamulka Maaliyada Qaranka , iyo Sanduuqa Horumarinta Somaliland,kaas oo dhawaan uu Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland heshiiska kula saxeexday Dawladaha Ingiriiska iyo Denmark…

            Read More

              Wasiirka Ciyaaraha ee Somaliland oo Sida Fiinta uga Qayliyay Mudaharaad Salmi ah oo beri la qaban doono Isla markaana Digniin u diray Dhallinyarada {DAAWO}

              Hargaysa 09.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Dhallinyarada,Ciyaaraha iyo Dalxiiska ee Somaliland Mudane Cali Siciid Raygal oo Maanta Warbaahinta u Waramayay  ayaa uga digay dhallinyarada Somaliland in aanay ka qayb qaadan isu soo bax kasta oo wax u dhimaya nabadgalyada iyo Jiritaanka dalka . Wasiirku waxa uu sheegay in Somaliland Xiligan ay ku gudo jirto Marxaladii…

              Read More

                Dil ka dhacay Magaalada Beledweyne iyo Mudaharaad lagaga Cadhaysnaa oo Magaaladaas Gil Gilay

                BeledWeyne 09.Dec 2013 (SDN)- Dibadbax ayaa maanta oo Isniin ah ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan kaddib dil xalay magaalada loogu gaystay sarkaal ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka, kaas oo lagu magacaabi jiray Kornayl Xaashi Xuseen Diiriiye. Dibadbaxayaasha ayaa ka caraysnaa dilka sarkaalka oo la sheegay inay gaysteen askar ka tirsan ciidanka milateriga….

                Read More

                  Mid ka Mid ah Ururada Xuquuqul Iinsaanka oo Xukuumada ku eedeeyay Gabood falo ay kula Kacdo Xuquuqda aadamaha iyo Xoriyada Saxaafada

                  Hargaysa 09.Dec 2013 (SDN)- Ururka Xuquuqda Aadamaha u dhaqdhaqaaqa ee Human Rights Center oo Somaliland ka hawl gala ayaa soo bandhigay Qodobo tiro badan oo walaac  dhinaca Xuquuqda Aadamaha ay ka qabaan. Ururka oo Warbixn sanadeediisa ku soo bandhigay Shr Jaraa’id oo Hargeysa uu ku qabtay ayaa sheegay inay jiraan Tacadiyo ka dhan ah Xoriyadda…

                  Read More

                    Wasiirka Arrimaha Dibada oo si Faahfaahsan uga Waramay Socdaal uu ku Tagay Uganda,Uk, iyo Imaaraadka oo uu ku Sugan yahay {DAAWO}

                    Dubai 09.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa ka Warbixiyay Kulamo uu la Yeeshay  Sheikkh Khalid Bin Zayed Al Nahyan oo ka mid ah caalilada xukunta Imaaraad ahna nin danaynaya inuu maal-gashi faro badan wadanka gashado. Waxaa uu kaloo Wasiirku bixiyey waraysi dheer oo uu kaga hadlaayo socdaalkiisii laga soo bilaabo…

                    Read More

                      Afartii Wariye ee Xaq-darrada Madaxtooyada ugu xidhnaa Oo Damiin Lagu Sii Daayey

                      Hargeysa:09-Dec-2013(SDN)-Waxa Saacado Ka Hor xorriyadoodii dib u helay Afartii Wariye ee Toddobaad ka hor xaqdarrada loogu xidhay Saldhigga dhexe ee Magaalada Hargeysa, kadib markii xubno ka mid ah xukuumadddu ay damiin ku sii daayeen. Wariyayaashan oo intii ay xidhnaayeen loola dhaqmay qaab ka baxsan   Bani’aadanimada, ayaa aad uga qaylisiiyey dhammaanba bulshada Somaliland iyo  dadka u…

                      Read More

                        Danjirayaasha Somalia u fadhiyi doona Masar iyo Jarmalka oo Madaxweyne Xasan Sheekh uu ka Gudoomay Waraaqihii Aqoonsigooda

                        Muqdisho 09.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay danjirayaasha cusub ee ay dowladaha Masar iyo Jarmalka u soo magacaabeen Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa kala hadlay safiirrada cusub xoojinta xiriirka waddamadooda ay la leeyihiin Soomaaliya. Safiirka waddanka Jarmalka ee Soomaaliya Mr. Andreas Peschke ayaa sheegay in madaxweynaha Soomaaliya…

                        Read More