Wasiirka Warfaafinta oo si Mas’uuliyadi ku Jirto ula hadlay Shaqaale Weynaha Wasaarada Warfaafinta Cadeeyayna in Wixii Tabasho ah la dhamayn doono

    Hargaysa 09.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka wasaarada warfaafinta,dhaqanka iyo wacyigelinta Md Cabdilaahi Maxamed daahir Cukuse ayaa maanta shir balaadhan oo waano iyo wax isu sheeg ahaa la qaatay shaqaalaha wasaaradda warfaafinta Md Cukuse waxa uu Kulankaa ka sheegay inuu Diyar  u yahay in uu wax ka qabto waxyaabaha ay shaqaalaha qaarkood tabanayaan xuquuqdooda shaqo iyo tooda…

    Read More

      Xildhibaan ka Tirsan Golaha Deegaanka ee Caasimada oo dil Toogasho ah lagu Xukumay

      Hargaysa 09.Dec 2013 (SDN)- Maxkamadda Gobolka Hargeysa ayaa Dil ku xukuntay Xildhibaan Mustafe Cismaan Daahir, kaasoo hore u dilay nin ay saaxiibo ahaayeen goor habeenimo ahayd. Xildhibaan Mustafe Cismaan Daahir waxa saaka la hor keenay Maxkamadda Gobolka Hargeysa taasoo soo gabagabaysay dhagaysiga Dacwadiisa oo in muddo ah socotay, waxaanay maanta ku dhawaaqday xukun Dil ah,…

      Read More

        Daneeyeyaasha Xuquuqda Aadamaha iyo Ururka Suxufiyiinta Solja oo Mawqif adag iska Taagay Weriyayaal Cuntada ka soomay

        Hargaysa 09.Dec 2013 (SDN)- Ururka Suxufiyiinta ee Solja, Qaar ka mida dadka Xuquuqda Aadamaha u dhaqdhaqaaqa iyo Warbaahinta Madaxa banaan ee Somaliland ayaa si wada jir ah u Cambaareeyay Xadhiga Shan wariye oo ku xidhan Magaalada Hargeysa iyo Boorama. Gudoomiyihii hore ee Komishanka Xuquuqal Iisaanka Somaliland Axmed Yuusuf Xuseen oo ugu horayn halkaasi ka hadlay…

        Read More

          Dalada Mucaaridka Jabuuti oo Siyaasi Xuseen Cabdiraxmaan Jaamac Cadhoole u magacawday Wakiilkooda Canada

          Ottawa Dec 09,2013(SDN)-Dalada Mucaaridka Jamhuuriyada Jabuuti ee USN ayaa waxa ay magacawday wakiilo u kala fadhiyi doona dalalka Canada, Britain iyo France. Qoraal ay soo saartay dalada USN ayaa lagu sheegay in Siyaasiga Xuseen Cabdiraxmaan Jaamac Cadhoole loogu magacaabay in uu wakiil ka noqdo dalka Canada. Siyaasi Xuseen ayaa mudo dheer dalkan Canada ka waday…

          Read More

            Madaxda Soomaalida oo aan dhulkooda ku kulmi kareyn hadana saf dheer Jigjiga la isgu geeyay

            Jigjiga Dec 09,2013(SDN)-Madaxda degaanada Soomaalida ee geeska Africa ayaa gebi ahaantood farta loogu yeeray todobaadkan si ay uga wada qeybgalaan munaasibad dalka Itoobiya looga yaqaan debaadega Qowmiyadaha. Madaxda Soomaalida dalka ay doonaan ha ka arimiyeen ayaa waxa aan suurtogal aheyn in ay ku kulmaan mid ka mida degaanadooda mudo haatan laga joogo dhawr iyo labaatan…

            Read More

              Madaxweyne Siilaanyo oo Jigjiga looga casuumay sidii Maamul Goboleed iyo Cabdiraxmaan Ciro oo Dawlada dhexe casuuntay

              Hargeysa Dec 09,2013(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Siilaanyo ayaa magaalada Jigjiga ee is-maamulka Soomaalida Itoobiya uga qeybgalaya debaal dega Munaasibada Qowmiyadaha dalkaasi isaga oo loo soo casuumadeeyay sida madaxda Maamul goboleedyada ka jira dalka Soomaaliya. Madaxweynaha Somaliland ayaa casuumad ka helay madaxweynaha Dawlad degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya Md Cabdi Muxumad Iley. Md Cabdi Muxumad Iley…

              Read More

                Cabdiraxmaan Seylici oo Cukuse ka aargoostay sanad ka dib

                Hargeysa Dec 09,2013(SDN)-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa mudo dheer uurka ugu hayay dareen aargoosi Wasiirka Wasaarada Warfaafinta ee Somaliland Md Cabdulaahi Daahir Cukuse. Cukuse ayaa xiligii uu ahaa Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland waxa khilaafyo dhawr ahaa oo soo dhexmaray wasiirka Madaxtooyada iyo Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland waxa uu la saftay Wasiirka Madaxtooyada. Khilaafyadaa…

                Read More

                  Madaxweyne Xasan Sheekh Oo La Sheegay Inuu Ra’iisal wasaare ka Dhiganayo Nin Hore Uga Tirsanaa Xukuumaddii Farmaajo

                  Muqdisho:09-Dec-2013 (SDN)-Waxa Xarunta Madaxtooyada Somalia ee Villa Somalia si xawli ah uga socda Tartanka Loogu jiro Jagada Ra’isal wasaare         Saacid uu ka Baxay iyadoo ay soo baxayaan warar tilmaamay cidda xulashadu  u janjeedho. Wararka Hoose ee Halkaas laga Helayo, ayaa sheegaya inay  haatan arrintu u dhaw dahay in la xusho shakhsi cusub oo aan…

                  Read More

                    “Madaxweyne dadku daafad uma hayaan waxyaabaha dhacaya Oo ah Wixii ay Kasoo Dagaalameen ee Aad Goob-joogga u ahayde Ma Markii Horaad Qaldanayd Mise Imikaad………..,”Muj. Boobe Yuusuf.

                    Hargeysa:09-Dec-2013(SDN)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mujaahid Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe), ayaa si Kulul u dhaleeceeyey tallaabada ay xukuumaddu afka Kaga xidhayso saxaafadda madaxa Bannaan iyo tacaddiga ay ku hayso Xorriyatul-qawlka. Mujaahid Boobe Yuusuf oo maalintii shalay u warramayey qaar ka mid ah saxaafadda madax  bannaan ee somaliland, ayaa ayaandarro ku tilmaamay…

                    Read More

                      Xukuumadda Oo Wafti Uu Ciilmooge Hoggaaminayo Uga Dhaaratay Inay Hargeysa Ka Soo Degaan

                      Hargeysa:09-Dec-2013 (SDN)-Dawladda Somaliland ayaa Maalintii Sabtidii La Soo Dhaafay Diidday Codsi Kaga Yimi Dhinaca Xukuumadda Federalka Somalia oo ay ku doonayeen inay Hargeysa Kaga Soo Degaan Wafti Balllaadhan oo Wasiiro iyo Xildhibaano Iskugu jira, Kuwaas Oo Doonayey inay ka qaybgalaan xuska Maalinta Qoomiyadaha Ethiopia. Waftigan ayaa la sheegay inuu Hoggaaminayey Wasiirka Boostada iyo Isgaadhsiinta Cabdilaahi…

                      Read More

                        Dilka Taliyihii Sirdoonka Saraar Oo Aan Xal Laga Gaadhin Iyo Waan-waan Wali Deegaanadaas Laga Wado

                        Ceel-dhaab:09-Dec-2013(SDN)-Magaalada Ceel-dhaab ee Gobolka Saraar, ayaa waxa ka socda shirar waan-waan lagaga gaadhay Dilkii Lagula kacay Alla Ha u Naxariistii Taliyihii Sirdoonka Gobolka Saraar Marxuum Axmed Caydiid oo arrintiisu in badan taagnayd. Taliyaha oo ay muddo dheer ka hor magaalada Caynaba ku dileen koox Hubaysani ayaa keenay kala qoqobnaan ku timaadda Beelaha ku dhaqan deegaanada…

                        Read More

                          CAWAR XAREED WARKIISII MEE

                          Oo malaha ma waxay moodayaan in aynu ilownay mise way inagu dayayaan oo taagta tijaabo ayey ka tahey!. Xassan Guure, mar u shalay la hadlayay wasiirka arrimaha gudaha wuxuu yidhi” Waar intaad iska dayso cadaymaha Xamar yaal Maad kuwan aan cadaynta u baahnayn ee daahir yaa shamas la wada ogyahay wax ka qabatid. Arrinka Mujaahidku…

                          Read More

                            MUDANE M/WEYNE : W/DAWLAAHA MAALIYADA MA QAADHANKA WADADA CEERIGABO AYAAD U SOO DIRTEY MISE CAYDA XIL-NACNAC IYO WADOOYINKA DADKU SAMEYSTEEN?

                            Marka hore waxaan salaamaya dhamaan reer Somaliland, gaar ahaan inta jecel horumarka, nabada,dimuquraadiyada iyo is qadarinta. Afeef… Qofkii Alle yaqaana waxaan uga afeefanaya inaanu qoraalkeygani shaqo ku laheyn wax damac,dacaayad, mucaaradanimo,muxaafidnimo , qabyaalad, horumar diidid iyo dibindaabmayo midnaba. Waa fariin ka dhalatey dareen aan hayn kari waayey oo aan kala kulmey shir ka dhacey magaalada…

                            Read More

                              Wasiirka Maaliyadda iyo Qorshaynta oo dalka dib ugu soo noqday iyo kulamo uu la qaatay wafti ka socda dalka Japan

                              Hargeysa Dec 08,2013(SDN)-Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamuud Xasan Sulaymaan ayaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho kadib Shirar caalami ah oo Wasiirku uga qayb galay dalalka   biljamka iyo Franca kuwaasi oo looga hadlayay arimaha Soomaaliya. Wasiirka ayaa waxaa kusoo dhaweeyay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho…

                              Read More

                                Ethiopia: 8th Nationalities’ Day Colorfully Celebrated In Jigjiga-(Video)

                                Jigjiga, 08 Dec 2013 (SDN) -The 8th Ethiopian Nations, Nationalities and Peoples’ Day was colorfully celebrated on Sunday in Jigjiga town of the Somali regional state. The day was celebrated with the motto “Our constitution for our renaissance”. It was celebrated in the presence of Prime Minister Hailemariam Desalegn, Djiboutian President Ismail Omar Guelleh, Somaliland…

                                Read More

                                  Somalia’s Information Minister Denied Entry to Somaliland

                                  Hargeisa, 08 Dec 2013 (SDN) -Somalia’s Information, Telecommunication and Transportation Minister Abdullahi Elmoge Hersi has been denied entry to Somaliland on Friday, Horn of Africa Newspaper reports. According to the newspaper report, Elmoge along with Somali-Ethiopian officials were heading to Jigjiga to attend the 8th Ethiopian Nations, Nationalities and Peoples’ Day celebrations hosted in the…

                                  Read More

                                    Daawo Xuska Maalinta Qoomiyadaha Itoobiya iyo Weftigii Madaxweyne Siilaanyo oo ka qayb galay

                                    Jig-Jiga 08.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo iyo weftigii balaadhnaa ee uu hogaaminaayey ayaa saaka waxa ay ka qaybgaleen sidii ujeedada socdaalkuba ahaa inay kala qayb-qaataan xuska sanad guurada 8aad ee Qoomiyadaha iyo shucuubta Reer Ethiopia oo lagu qabtay Maamulka Dawlad Deegaanka Somalida ee jigjiga. Waxaana madaxweynaha iyo weftigiisu ay la qaateen…

                                    Read More

                                      Jaaliyada Somalilda Ethiopia ee ku dhaqan Uk oo munasabad lagu xusayo maalinta qomiyadaha lagu qabtay Safarada Ethiopia, London

                                      London 08Dec13(SDN) Jaaliyada Somalida  Ethiopia ee ku dhaqan Uk  oo munasabad lagu xusayo  maalinta qomiyadaha  lagu qabtay Safarada Ethiopia  ay ku leedahay London xafladan oo loogu dabal dagayo maalinta qawmiyadaha Ethiopa oo marti galisay dawlad deeganka somalida munasabadan oo ay soo qaban qabisay jaaliyada ayaa waxa ka soo qayb galay dad wayne aad u tiro badan…

                                      Read More