Wasiirka Cadaalada oo Furay kulan loogu magac daray Sixitaanka Siyaasada Qaran ee adeega Kaalmada Sharci {DHAGAYSO}
Hargaysa 11.May (SDN) Wasiirka wasaaradda cadaaladda ee JSL Md Xuseen Axmed Caydiid ayaa maanta kulan labo maalmood socon doona laguna daahfurayo Sixitaanka siyaasadda Qaran ee adeegga kaalmada sharci u furay xubno ka kala socda Ciidamada Asluubta, Booliska, ardada dhigata kuliyadaha sharciga ee jaamacadaha dalka iyo hawlwadeeno ka socday waaxda adeegga sharciga ee wasaaradda cadaaladda iyo…
