Gudoomiyaha Baanka Dhexe oo Xog Waran dhinacyo badan leh Siiyay Golaha Wakiilada {DHAGAYSO}
Hargaysa 30.April (SDN) Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Spmaliland Md.Cabdi Dirir Cabdi ayaa maanta Warbixin Dheer waxa uu ka hor jeediyay Fadhigii Golaha Wakiilada Somaliland oo ka qabsoomay Xarunta Golahaasi ee Magaalada Hargaysa . Fadhigan Waxaa Shir Gudoominayay ku Simaha Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna ku Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Mudane Baashe Maxamed Faarax…
