Magaalada Boorama oo ay Gaadheen Laba Gaadhi oo Dam Damis ah iyo Dareenka Dadweynaha

    Boorama 01.April { SDN }  Waxaa Galabta Magaalada Boorama gaadhay Laba Baabuur oo Demdemis ah noocooduna yahay Mercedes isla markaana loogu talo galay inay la Tacaalaan Gubashada marar kala duwan ka dhacday Magaaladaasi. Waxaa Gaadiidkan lagaga hortagay duleedka Magaalada Booorama,iyadoo ay dadweynaha ku dhaqan Magaaladaasina ay soo dhaweeyeen inay helaan adega Dam damiska iyagoo Ku dhawaaqayay…

    Read More

      Gudoomiyaha Maxkamada Sare oo ka hadlay Xeerka Anshaxa Xeer ilaaliyayaasha iyo Garsoorayaasha (DHAGAYSO)

      Hargaysa 01.April { SDN } Tababar soconayay muddo sadex maalmood ah isla markaana lagu lafo Gurayay habka xeer dhaqanka xeer ilaaliyaasha iyo garsoorayaasha Somaliland ayaa maanta lagu soo Xidhay  hotel Imperial ee magaalada Hargaysa. Gudoomiyaha Maxkamadda sare Yuusuf Ismaaciil Cali oo hadal ka jeediyay Xidhitaankii Tababarkaas ayaa sheegay in xeerkani uu yahay mid qabanaya xeer…

      Read More

        Gudoomiyaha Maxkamada Sare oo soo Gabo gabeeyay Aqoon isweydaarsi ku saabsan Xeerka Anshax marinta Xeer ilaaliyayaasha iyo Garsoorayaasha

        Hargaysa 01.April { SDN } Tababar soconayay muddo sadex maalmood ah isla markaana lagu lafo Gurayay habka xeer dhaqanka xeer ilaaliyaasha iyo garsoorayaasha Somaliland ayaa maanta lagu soo Xidhay  hotel Imperial ee magaalada Hargaysa. Tababarkan oo ah wejigii sadexaad ee noociisa ah waxaa ka soo qayb galay Gudoomiyaha Maxkamadda sare Yuusuf Ismaaciil cali iyo saraakiil…

        Read More

          Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta furay Shirweynaha Dib u habeynta Garsoorka Soomaaliya (Warsaxaafadeed) Sawirro

          Muqdisho..01.April.2013…. Shirweynahan Qaran oo ay martigelinayso Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa iclaamiyay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyadoo lagu casuumay Wakiillo ka socday Maamullada Gobollada Dalka,Gar-yaqaanno,Aqqoonyahanno iyo Culumaa’udiin ka kala yimid Gudaha iyo Dibadda Dalka. Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud oo jeediyay Khudbaddii Furitaanka Shirweynaha ayaa Sheegay in Shirkaani uu aasaas u yahay sidii…

          Read More

            Shirkii Dib U habeynta Garsoorka Loogu Magacdaray Oo Muqdisho Ka furmay iyo Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay

            Muqdisho April 01 2013 (SDN)– Furitaanka shirka kadib hadalo ay jeediyeen masuuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa dhamaantood rajo wanaagsan ka muujiyeen in shirka looga hadlayo garsoorka dalka ay kasoo baxaan waxyaabo mira dhal ah oo horseed u noqda garsoor wanaagsan oo uu dalka yeesho. Madasha shirka uu ka dhacay oo ah Hoteelka Jazeera ayaa…

            Read More

              UAE, Somalia sign agreement

              Abu Dhabi: The United Arab Emirates (UAE) and Somalia have signed a memorandum of understanding (MoU) to further bilateral relations in political, security, diplomatic, economic, investment and developmental sectors. It was signed Sunday by UAE’s Foreign Minister Sheikh Abdullah bin Zayed Al Nahyan and Somalian Foreign Minister Fowsiyo Yussuf Haji Adan. Both the leaders also…

              Read More

                Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabkta Oo Heshiis dhinacyo badan Taabanaya kala saxiixday

                Dubai April 01 2013 (SDN)— Xukuumadaha Dubai iyo Muqdisho ayaa saxiixday heshiis Isfaham ah (MOU), kaasi oo diirada saari doona xariir labo geesood ah ee ka dhexeeya Somaliya iyo Isutaga Imaaraadka Carabta. Heshiiska ay labadan dhinac kala saxiixdeen ayaa ku qotoma dhinacyada Siyaasada, Ammaanka, Diblumaasiyada, Dhaqaalaha, Maalgelinta iyo Hormarinta Hay’addaha dowliga ah. Heshiiskan Waxaa Soomaaliya…

                Read More

                  Xog la xiriirta iscasilaadii Raiisul Wasaarihii Jabuuti iyo xiriirka uu la leeyahay Ruuxa lagu bedelay

                  Jabuuti April 01,2013(SDN)-Raiisul wasaarahII dalka Jamhuuriyada Jabuuti Md Dileyte Maxamed Dileyte ayaa maalinimadii shalay shaaciyay in uu xilkaa iska casilay iyada oo Madaxweyne Ismaciil Cumar uu Dilyete ka aqbalay iscasilaadaasi. Raiisul Wasaarihii hore ayaa la sheegayaa in aanu iscasilin balse uu xilka u baneeyay Cabdiqadir Kaamil Maxamed oo ay Xidid yihiin oo horena u ahaa…

                  Read More

                    Ra’iisal wasaarihii Dalka Jabuuti oo iscasilay iyo Ismaciil Cumar Geele oo ka Aqbalay

                    Jabuuti-31-March-2013{Somalidaisporanews} Wararka naga soo gaaraya magaalada Jabuuti ee xarunta dalka Jabuuti ayaa waxay sheegayaan in goor dhaw uu istiqaaladiisa shaqo katagista ah uu ugudbiyey madaxweynaha ra’iisalwasaarihii dalkaasi. Dileyte Maxamed Dileyte ayaa sheegay in isagoo caafimaad qaba oo dhibaato kale la kulmin uu shaqada iska casilay waxaana si niyad wanaag ah uga aqbalay shaqo katagistaasi Ismaaciil…

                    Read More