Aqoon Isweydaarsi ku Saabsan Xeerka Anshaxa Xeer ilaaliyeyaasha oo Hargaysa ka furmay iyo Weedhii Gudoomiyaha Maxkamada Sare {DHAGAYSO}

    Hargaysa 30 March (SDN) Tababar socon doona muddo sadex maalmood ah laguna gorfaynayo habka xeer dhaqanka xeer ilaaliyaasha iyo garsoorayaasha Somaliland ayaa manta ka furmay hotel Imperial ee magaalada Hargaysa. Tababarkan oo ah wejigii sadexaad ee noociisa ah waxaa ka soo qayb galay Gudoomiyaha Maxkamadda sare Yuusuf Ismaaciil cali iyo saraakiil ka socotay Hay’ada UNDP,…

    Read More

      Xildhibaan ka Tirsan Golaha Guurtida iyo Haweenay ku Geeriyooday Dooxa Lafa ruug iyo Khasaare galabta ka dhacay Dooxaas

      Hargaysa 30 March (SDN)  Xildhibaan Aadan Shire Faarax (Aadan San-weyne) oo ka tirsanaa Mudanayasha Golaha Guurtida ayaa lagu soo waramaya Galabta Daad ku qaaday Dooxa Lafa ruug ee Gobolka Saaxil isagoo u safrayay dhinaca Burco. Sida uu ku Shabakada Qurbejoog.Com u Xaqiijiyay Weriye  Mukhtaar C.raxmaan Maxamud oo Goob joog ahaa Markii gaadhigan uu dooxu qaaday…

      Read More

        Shir lagaga Arrinsanayay Horumarinta Gobolka Hawd oo Maanta Hargaysa lagu qabtay

        Hargaysa 30 March (SDN)  Shir balaadhan oo ay soo qabanqaabiyeen waxagaradka iyo dadweynaha Gobolka hawd oo lagaga wada tashanayey sidii loo horumarinayo Gobolka Hawd ayaa waxaa lagu qabtay Hotel hadhwanaag ee caasimadda Hargaysa. Shirkan oo ay ka soo qayb galeen mas’uuliyiin ay ka mid yahiin Wasiirka wasaaradda caddaaaladda iyo garsoorka simaliland, Mudane Xuseen Axmed Caydiid,…

        Read More

          Dalada SONSAF oo Kulan hawleedkii labaad u Furtay Maayaro iyo Xildhibaanada Golayaasha Deegaanka Qaarkood

          Hargaysa 30 March (SDN)   Daladda Sonsaf ayaa maanta kulan hawleed  ku saaabsan kor u qaadista aqoonta dhinaca maamulka uga furtay magaalada Hargeysa maayarada iyo Xoghayayaasha Degmooyinka darajada koowaad ee dalka. tirsan Kulan hawleedkan oo ay soo qabanqaabisay dalada Sonsaf ayaa waxa ugu horeyn ka hadlay gudoomiyihii hore ee ururka Sonsaf Pro Aadan Xaaji Cali Axmed,…

          Read More

            Shirweynihii 3aad ee Ururka Qareenada Somaliland oo Hargaysa ka furmay DHAGAYSO KHUDBADII Gudoomiyaha Maxkamada Sare

            Hargaysa 30 March (SDN)  Shirweynahii sadexaad ee ururka Qareenada Somaliland (SOLLA)) oo lagu soo dooranayo Hogaan cusub oo ururkaasi yeelan doono ayaa maanta ka furmay xarunta Somaliland ee  Hargaysa. Ugu yaraan 150 Qareen oo ka kala yimid gobolada iyo Degmooyinka Dalka ayaa kulankan ka qayb qaadanaya waxana uu socon doonaa muddo labo cisho ah, iyadoo…

            Read More

              Dowladda Imaaraadka Oo Dowladda Soomaaliya ka caawineysa Dib u dhiska Ciidanka Soomaaliyeed

              Dooxa March 30 2013 (SDN)– Sida uu qoray wargeyska Qaliij Times,waxaa si wada jir ah u kulmay Mdaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhaxal sugaha Bqortooyada Sacuudiga ahna ku xigeenka Sarkaalka ugu sareeya ciidamada isku taga imaaraadka Carabta,iyagoona ka wadahadlay arimaha Soomaaliya. Mas’uuliyiintan oo ku kulmay qasriga Madaxtooyada Dubai ayaa si wanaagsan waxay diirada u…

              Read More

                Faah Faahin: R/wasaaraha Soomaaliya oo safar dhulka ah ku tagay Magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe (Sawirro)

                Jowhar March 30 2013 (SDN)– Wafdiga uu hogaaminayo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo gaaray maanta Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe ayaa siweyn loogu soo dhaweeyay halkaasi iyadoo Ra’iisul wasaarahu uu booqday xarumo halkaasi ku yaalla. Wafdiga Ra’iisul wasaaraha uu hogaaminayo ayaa waxaa kamid ah Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga, Wasiirka Gaashandhiga, Wasiiro Ku-xigeeno, Xildhibaano iyo…

                Read More

                  Wasiirka Maaliyada oo Si adag uga Jawaabay War uu ka baahiyay Mid ka mid ah Warsidayaasha Hargaysa {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 30 March (SDN) Wasiirka Wasaarada Maaliyada Mudane Cabdi Casiis Maxamed Samaale ayaa Si adag uga Jawaab Celiyay War ku Soo baxay Wargayska Hubaal oo ka mid ah Warsidayaasha ka soo baxa Caasimada Hargaysa isla markaana daabacay War uu ku sheegay in Wasiirka Maaliyadu uu Mashaariic ku jirta Miisaaniyada qaranka uu ku naas nuujiyay Shakhsi…

                  Read More

                    Wasiiro ka socda Xukuumada Soomaaliya oo gaaray Magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan

                    Baladweyne March 2013 (SDN)– Iyadoo Magaalada Beladweyne ee Gobalka Hiiraan uu ka dilaacay cudurka daacuun calooleedka ayaa maanta waxaa gaaray Magaaladaasi wafdi wasiiro ah. Wasiirka adeega Bulshada Xukuumadda Soomaaliya iyo Wasiirka kheyraadka dalka ayaa ka dagay Garoonka diyaaradaha ee Ugaas Khaliif ee Magaaladaasi Beladweyne.Saraakiisha AMISOM iyo maamulka Magaalada Beladweyne ee Dowladda Soomaaliya ayaa kusoo dhaweeyay…

                    Read More

                      Dowladda Oo Ku Dhawaaqday Shirweyne Garsoorka Dalka Looga Hadlaayo (Warsaxaafadeed)

                      Mogadishu, Somalia, Maarso,30, 2013) Dawlada Federaalka Somaaliya waxa ay qaban qaabinaysaa Shirweynaha Qaran ee kawada tashiga dib u habeynta garsoorka oo uu ku dhawaaqay Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudene Xasan Sheekh Maxamudd 11kii bishii Febraayo ee sanadkan 2013. Shirkan ayaa waxa uu qabsoomayaa 1da April ilaa 5ta April ee isla sanadkan 2013, waxa uuna ka…

                      Read More

                        Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Jowhar

                        Muqdisho March 30 2013 (SDN)— Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa goordhaweyd gaaray Degmada Jowhar ee xarunta Gobalka Shabeelaha dhexe. Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa ku wehliya xubno ka tirsan wasiirada Soomaaliya iyo Xildhibaano kasoo jeeda Gobalka Shabeelaha Dhexe. Guddoomiye ku xigeenka maamulka Gobalka Shabeelaha Dhexe Yuusuf Cabdi Cabdile ayaa sheegay in Ra’iisul…

                        Read More

                          Masar oo noqotay dalkii u horeeyay ee hub geeya Soomaaliya iyo Siyaasi Cali Warancade oo dhaleeceeyay talaabadaasi

                          Hargeysa Mar 30,2013(SDN)-Madaxweynaha Masar isgoo ka faa´iideysanaya tala xumaddii ay qaramada midoobay kaga qaadeen cunaqabateynta hubka somalia.ayaa wuxuu noqday madxaxweynihii ugu horeeyey ee somalia u soo rara shixnado Hub ah oo qiimahoodu gaadhayo Malaayiin Dollar oo bilaash ah. Halkii laga filaayey in uu qayb weyn ka qaato dib u heshiisiinta dagaaladda ragaadiyey somalia, Maadaama Madaxda…

                          Read More

                            Saraakiisha Ciidamada Dowladda Ee Gaaray Kismaayo Oo Ka Digay In La Weeraro Ciidamadaasi

                            Kismaayo March 30 (SDN)– Saraakiisha ciidamada Dowladda Soomaaliya ee Gobalada Jubbooyinka iyo Gedo ayaa ka hadlay ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo gaaray gudaha Magaalada Kismaayo. Warfaa Sheekh Aadan oo kamid ah saraakiisha hogaaminaysa ciidankaasi gudaha ugalay Magalaada Kismaayo ayaa sheegay inuu maqlay dhaq-dhaqaaq ciidan oo ay wadaan ciidanka raaskaambooni,isaga oo ka digay in ciidanka…

                            Read More

                              Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ku sii jeeda Magaalada Jowhar ee Xarunta gobolka Sh/dhexe

                              Muqdisho March 30 2013 (SDN)– Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo shalay dib ugu soo noqday magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa sheegay in maanta uu ku wajahan yahay Magaalada Jowhar ee xarunta Gobalka Shabeelaha Dhexe. Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa sheegay in hadii uusan dhicin amar alle maanta oo sabti ah uu yahay qorshaha booqasho…

                              Read More

                                MAXAA LOO BAAHANYAHAY SI LOO DHISO BANGIGA DHEXE IYO BANGIYADA QANACSIGA SOMALILAND?

                                Si loo dhiso qaybta bangiyada ee dalka Somaliland,waxa loo baahan yahay in la hirgaliyo halbeeg ku qotoma shantan tiir ee hoos ku qoran: Dajinta siyaasadaha bangiyada. Dhisida xeerarka iyo shuruucda bangiyada. Dhisida kaabayaasha kale ee bangiyada iyo haayadaha maaliyada ka qanacsada. Dhisida nidaam xisaabeedka iyo nidaamka hantidhawrka Hirgalinta siyaasada lacagta qaranka (Monetary policy).   1….

                                Read More

                                  Somali admits buying alleged rape victim’s phone

                                  Omar Ahmed, 31, of Somalia, was conditionally discharged for a year after he admitted receiving a stolen mobile, which belonged to an Italian woman who filed a rape complaint. Police Inspector Yvonne Farrugia explained that the police were investigating claims of rape by an Italian woman and several Somalian men were arrested. The police were…

                                  Read More

                                    DAWLADII UGU KARTI LIIDATAY EE SOO MARTA S/LAND WAA D.SIILAANYO IYO XULUFADIISA OO KU SHAQEEYA XUMAYN,XIMIN IYO XASARAD .WAA DAWLAD GOBLAN AHA

                                    ASALMU CALYKUM WARXMATULAAHI WABRKATUH Salaan ka dib dawlada ama shaqsiga laga dhex arko camaladan saddex xa waxmaale ximin ,xumayn , iyo xasarad  nolosha wuu ku fashilmaa magac xun waa la raaciyaa .oo taariikhda loogu gudbiyo . iminka dawlada dalka ka talinaysay in muddo ah intaasba dadku waa is wada haystay mid kaliya oo guul lagu…

                                    Read More