UK plans Somali trade, investment meeting

    The United Kingdom has announced plans to host a trade and investment conference for Somalia in London during a planned security meeting to be held there in May, the UK Minister for Africa, Mark Simmonds, said Thursday. Simmonds said at a meeting with Somali residents in London that the security improvements in Somalia had opened…

    Read More

      Somali car bomb kills 7 after missing target

      An explosives-laden car that apparently was targeting a truck full of Somali government officials instead hit a civilian car and exploded, setting a nearby mini-bus on fire and killing at least seven people Monday, police and witnesses said. Flames and smoke rose over the explosion as emergency vehicles drove to the scene. The blast happened…

      Read More

        Somaliland: SPSDF Accuses the SBF of Corrupt Practices

        London 30March13 (SDN) The Hue and Cry over the inept and questionable handling by the Somaliland Business Fund-SBF of World Bank and Danish government funded grants to the private sector amounting to $2m continue. The Somaliland Private Sector Development Forum-SPSDF has appealed to the World Bank for intervehttp://www.qurbejoog.com/wp-admin/post-new.phpntion in straightening the ongoings at the Hargeisa…

        Read More

          Hal-doorka Deegaanka: Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare, W/Q Siciid Gahayr (Hargeysaawi) Qaybta 2aad. Inbox x

          Marwo Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare waxa ay dalka ku soo laabatay sannadkii 1995-kii iyada oo ay dalka aafeeyo dagaallo sokeeye, qorshaheedu waxa uu ahaa inay qurbaha ku laabato laakiin xaaladdii jirtay iyo dareenkii ay wakhtigaas dhaayaha saartay ayaa Somaliland ku nageeyay. Carruur u baahan gargaar oo qoryo loo xambaariyay iyo barakac bulshada ragaadiyay ayay aragtay….

          Read More

            Ciraaq: Qaraxyo Jimcihii ruxay Baqdaaq iyo Kirkuk, khasaaraha ay sababeen iyo dhawr gobol oo cod-bixintooda doorashada dib loo dhigay

            Bagdad, March, 29 2013 (SDN/VOA)- Ugu yaraan 18 qof ayaa ku dhintay, 100 kalena inka badana way ku dhaawacmeen dhawr qarax oo Jimcihii maanta ka dhacay meelo u dhow masaajido ay leeyihiin dadka Shiicada ahi guud ahaan dalka Ciraaq. Siday ku warantay VOA qaybteeda afka Ingiriisidu, qulqulatooyinkani waxay ka mid yihiin nacaybka diimeed, xilli ay…

            Read More

              Kooxda Kubada Cagta ee Wasaarada Duulista oo Ku Guulaysatay Tartankii Kooxaha Heerka Kowaad

              Hargeysa  29 March (SDN) – Kooxda Kubada Cagta ee Wasaarada Duulista iyo Hawada ayaa galabta ku Guulaysatay Tartankii Kooxaha Heerka Kowaad ee Kubada Cagta oo Mudooyinkii u danbeeyay ka Socday Garoonka Hargiesa Studium, kadib markii ay Ciyaar adag isaga hor yimaadeen Kooxda Nuura-diin. Munaasibada Gaba gabada Tartankan waxaa ka qayb galay  Wasiirada Wasaaradaha Dhalinyarada,Ciyaarah,Mudane Cali…

              Read More

                Madaxweynaha Maraykanka oo hogaamiyaal ka socda Afrika kala hadlay dagaalka Al Shabab lagu lajiro

                Washington March 29 2013 (SDN)– Madaxweynaha dalka Mareykanka Brak Xusein Obama oo Aqalka Cad ku qaabilay hogaamiyayaal ka tirsan wadamada Africa ayaa uga digay in wadamadooda ay ku fidaan Ururada islaamiga ee ka jira Qaarada Africa Sida Mali iyo Soomaaliya. Hogaamiyayaasha Madaxweynaha Mareykanka uu sida gaarka ah ula kulmay waxaa ka mid ah, Madaxweynayaasha Sierra…

                Read More

                  R/wasaraha iyo Wafdi uu hogaaminayo Oo Muqdisho ku soo laabtay kana warbixiyay safarkii Kismaayo

                  Muqdisho March 29 2013 (SDN)– Cabdi Faarax Shirdoon Saacid Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo galabtay dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho kaddib booqasho dhawr cesho qaadatay oo ay ku tageen Magaalada Kismaayo ee Xarunta J/hoose ayaa waxa uu faah faahin ka bixiyay Socdaalkoodii halkaasi. Ra’iisul wasaaraha ayaa isaga oo garbihiisa ay…

                  Read More

                  Tiger Woods oo Sannado Hawada Ka Maqnaa Ayaa Dib U Hantey(Golf World No 1) By Jaahuur.

                  Falorida-Mar-29-2013- qurbejoognews.com-Ottawa-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula ka caynaa xagaa iyo Goolfta. Haddaba sida aynu ka wada dhergsanahay shaki kuma jiro xiddigan golfer-ka ah Tiger Woods in sannado fara badan aan la soo haweysan jiri ciyaartan loo yaqaan Goolfta (GOLF). Tiger Woods ayaa Isniintii aynu soo dhaafney dib u hannatey ciyaaryahanka kowaad ee aduunka ee ciyaarta Goolfta…

                  Read More

                    Luul Xasan Mataan oo Qaylo dhaan u Dirtay Hoggaanka Qaranka iyadoo ka Cabatay Wasiirka Shaqada {DHAGAYSO}

                    Hargeysa  29 March (SDN) – Madaxa xarunta dhaqan celinta iyo daryeelka Darbi jiifka ee Mustaqbal oo ku taalla Xaafadda Maxamed Mooge ee Magaaladda Hargeysa Haldoor-Luul Xasan Mataan ayaa si adag uga cabatay hagar daamooyin iyo camaajurayn joogto ah oo uu wasiirka shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliland ku hayo xaruntaasi. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Luul.mp3″]

                    Read More

                      Dowladaha Ingiriiska iyo Imaaraadka Carabta Oo Kawada Hadlaya Arrimaha Soomaaliya

                      London March 29 2013 (SDN)– Boqorada Dalka Britain, Queen Elizabeth II iyo Madaxweynaha Dalka Imaaraadka Carabta Sheikh Khalifa Bin Zayed Al Nahyan ayaa la qorsheynayaa in ay kulan ku yeeshaan Qasriga Boqortooyadda looga arrimiyo Dalka Britain ‘Buckingham Palace’ ee Magaaladda London. Labadani hogaamiye oo kulankooda dhinacyo badan taabanaya ayaa sidoo kale waxa ay ku soo…

                      Read More

                        Dowladda Soomaaliya oo Rajeyneysa in ay hesho hubkii ugu horeeyay Markii xayiraada hubka la qaaday

                        Washington March 29 2013 (SDN)– Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Xassan Sheikh Max’ud ayaa shaaca ka qaaday in ay dowladiisa rajeyneyso in ay hesho hubkii ugu horeeyey kaddib markii uu dhawaan Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ka qaaday cunaqabateyntii hubka ee dalka saarneyd. Wareysi lala yeeshay Madaxweyne Xassan Sheikh Max’ud ayuu ku sheegay in…

                        Read More

                          Madaxweyne Xasan Sheekh oo Fariin Culus u diray Ciidamada dowladda Soomaaliya

                          Muqdisho March 29 2013 (SDN)– Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheikh Max’ud oo fariin maqal iyo muuqaal ah shacabka kula hadlay ayaa sheegay in uu ka xunyahay ciidamada dowlada in lagu eedeeyo tacadiyada loo geysto shacabka oo ayaga loo igmaday in ay ka hor tagaan tacadiyadaasi, isagoona tilmaamay in saraakiisha ciidamada ay wadaan baaritaan la xiriira tacadiyada…

                          Read More

                            WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA OO KA HADLAY WADAHADALKII U DHEXEEYEY MA’UULIYIINTA DOWLADA IYO MAAMULKA KISMAAYO

                            Kismaayo March 29 2013 (SDN)– Warsaxaafadeed,_Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Mudane C/kariin Xuseen Guuleed ayaa caawa shir jaraa’id ugu qabtay warbaahinta hotelka Tawakal oo ay degan yihiin wafdiga ballaaran ee uu hogaaminayo Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid. Wasiirka ayaa aqriyay warkooban oo ay Xukuumadu soo saartay, waxaana uu u qornaa sidatan:-…

                            Read More

                              Magaalada ugu Jaamacadaha badan Mareykanka oo kulmisay labada Siyaasi ee Sheekh Shariif iyo Jamaal Cali Xuseen iyo Doorka ay magaaladaasi ku leedahay heerkooda aqooneed

                              Boston Mar 29,2013(SDN)-Waxa dhawaan magaalada Boston ee dalka Mareykanka mar ku wada sugnaa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Md Sheekh Shariif iyo Musharaxa Madaxweyne ee ee xisbiga UCID Md Jamaal Cali Xuseen. Magaalada Boston oo ay ku yaaliin Tirada Jaamacdeed ee ugu badan dalka Mareykanka ayaa labadan siyaasi xiliyo kal duwan ay wax ka baranayaan. Musharaxa…

                              Read More