Hinaasaha dhexyaal wadamada Khaliijka iyo saameynta uu ku yeeshay kulan lagu waday in ay yeeshaan madaxweyneyaasha Somaliland iyo Soomaaliya
Doxa Mar 29,2013(SDN)-Wadamada Khaliijka oo inta badan saameyn ku leh siyaasadaha Soomaalida ayaa todobaadyadii u danbeeyay ku hardamayay dalka noqonaya ka ugu saameynta siyasadeed badan arrimaha Soomaalida. Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Somaliland kala booqanayay dalalka Qadar iyo Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa ay aheyd in ay kulan yeeshaan mudada ay ku guddo jiraan safaradooda. Labada dal ee…
